Allow nabada u sakhir somali wax baa ka qaldan rabow somali nabad ka dhig🤲🤲🤲 Qooqoor masha Allah waxay dowladii fadaralka ka seexaty Allah ha kusakhiro dadkaaga🤲🤲🤲🙏
@halwomohamed3766
4 ай бұрын
Walaal guulayso Kana shaqee sidii soomaali hot marilahayd
Waa ummad inkaar qabta maxaa isku direy somali bal qabiil bay ku madhteen
@mohamudhilowle8650
4 ай бұрын
Nin walaalkiis, Soomaali la ah, Islaam la ah, la deegaan ah in uu cadow ka dhigto oo uu dilo, waa wax axmakhnimo iyo aqlaakh xumo ah. Aniga Soomaalinimaa igu filan oo iga badan. Haddii laga maarmi waayana waa lita caarafuu oo kaliya oo igu wallaahi ah.
@abdirahmanabdulahi640
4 ай бұрын
Maxay markii hore isu laynayeen Xoolo
@sahalmohamed3477
4 ай бұрын
Dhinac Canfar ayaa ka dilaysa, dhinac Orromo ayaa ka dilaysa ayagana waa is dilayaan, Tolow maxaa ka hadhi...!!!.
@abdikadirhaji6852
4 ай бұрын
Dhinac Argagixisaa ka Dileyso Dhinac Siyaasiyin Danley Ah yaa ka shaqeenayo in Dagaal labada beelood laga dhex Shido iyagoo Dan Kaleh in Mamulka Galmudug Dhiig ay dhex dhigaan si Qoor qoor loogu Ceebeyo Mamulkiisa lagu Ceebeyo Allaha Nabad Dhex Dhigo Galmudug oo barwaaqo iyo Nabad ayey Ku Dambeeni Insha Allah Gacmaha is Qabsada 11 beelood Galmudug Qoor Qoor Ku dhinta Cidkale Ha Aaminina
@samirr546
4 ай бұрын
Imis Mar baa la heshiiyey qalbiga yaa eega!!!
@MuuAli77
4 ай бұрын
Qalbiga shaqo kuma lihid ee afka xukmi
@samirr546
4 ай бұрын
@@MuuAli77 qalbiga hadii aan heshiisku ka iman waa arinka somali dagaalkeeda jahannamaysan soo celceliya Munaafiqiinta ayaa uurkuna leexsanyahay oo jaanis gaada afkana ka dhaha hadal toosan!!!!!!
WAXAA LAYIRI DOQONI QUFACDAY MEEL LAGA GAARAYNA MA OGA. WELIGIIN HESHIINMAYSAAN INTAAD SHAREECADA ISLAAMKA IYO EHELKEEDA DAGAALKA KULA JIRTAAN, INTAAD ASHAHAADO LADIRIR MADAX KA DHIGANAYSAAN , INTAAD KHURAAFAAD KU DHAQMAYSAAN , INTA QABYAALADI DIIN IDIIN TAHAY
@Drsayidcali
4 ай бұрын
Barina wey isdagaalayaan
@alikaahiye4168
4 ай бұрын
Waa dad xawayaanka ka aqli xun, bal maxay isku diliyaan, war alle ka cabsada oo xishooda
@cabdullahiaxmed8962
4 ай бұрын
Nabada naas lanugo leh somaliya wa mid famam ayan heels usameyneyna is jeclada
@abwaancolaadbariween7965
4 ай бұрын
Qor0r waa dacad lagkiin may oga reer galmudug haday la shaqeeyan wax ween baa u hagagilahaa
@AbdiEgueh-td5by
4 ай бұрын
Dhalad soomaaliyeed oo dhaba geesiyow xasan ayax ayaa ka mida mahad salad ayaa mida iyo mooryaantii xasan soodiray reer galmudugow mw yeela allaha idin garabgalo
Talow yaa dhul balaarsiga wada ma dir mise mareexaan? (Haddii guurti loo diray Iyada garta la niqin ay in nabad la qaato ay qalin ugu saxeexaan, nabad laguma gaadhee) dadka runta haloo kala sheeko garri alley taqaanaaye hebel ma taqaano
@fuaadcaraale6326
4 ай бұрын
Cawaan aan din haysan weye waxey isku dilayan mayaqanaan
@umsaad9390
4 ай бұрын
Runta u sheega dadka inta ay xaalufiyan dhulkooda soo aadaya dadka kale dhulkooda runta u sheeg qoorqoorow hadaad run sheegayso
@umsaad9390
4 ай бұрын
Mid dhahayo maleh kuwa gardaran adinkaa gardarane joojiya xad gudubka
@bardehanad4919
4 ай бұрын
Bal eeg cawaanimadaa, 60 qof intaanay dhiman mey wada hadalaan oo nabad Ku dhameystaan. Meel la Kala aadayo maleh, wada hadal Ku dhameeya wixii muran ah.
@geeljire1658
4 ай бұрын
60kii iimaan la'aanta ku dhintay way ileen wixii ay u ordayeen oo ahaa in ay naar galayaan.
@maryankarahaye1029
4 ай бұрын
waqtikaan oo kale miyaa nabad laga hadlaa dhiigbaa qoyane oo umad baa gadoodsane sike muu wax umaareeyo
@AbdinasirYusufcise
4 ай бұрын
Maxaa laga hadli lahaa. Hadaan nabad laga hadlin. Ee ilaaheyka baq intii dhimatay alaha unaxariista. Inta dhiman aan utalina yaan taaganahay
@ahmedali5976
4 ай бұрын
Waar Tolo colka joojiya. Waar ninkanu nabada uu ku baaqayo ha la qaato. Waar Somalieey Allaha Raxmaanka ah ka baqa oo dilka joojiya.
@namiup0274
4 ай бұрын
La kulanka malaaikta qabriga madoow kuugu imaan maxaad ku Jawabi qabiil wax ha kuu taro labadii ku dhashay Baaba waxkuu tari Karin is cafiya oo isku tanaasula
@kowsaralihassan7674
4 ай бұрын
Alle hakala qaboojiyo dadka somaaliyeed dagaal wey kasoo daaleen qof welba waxay den ugu jirta nabad nabad nabad somaaliyey nabad ayaa horumar leh colaad wa abaar iyo naceyb ayaa ka dhasha iyo goblan caruuro agoon laga dhigo😢😢
@faadumocali5574
4 ай бұрын
Al Muslim Akhul Muslim bal maxee is ku dilayan meeyey Akhiro ka baqeen Somali mocjiso Aya ku hab satay
@MohamedAli-nm8oe
4 ай бұрын
Waxaa lacag ku bixinaaya hasan munaafaq munaafaq dhalay oo tuug ah..
Waxaa ayaan daran aduun iyo aakhiro kuwa dhinty iyo kuwa dhawacmay oo magaca qabilka ku dagaal galay qabilku waa kuwa geedka jooga manta oo khasaaro kadib heshiis ka qaadan doona nasiib xumo wixii dhacay waxba laga soo qaadimayo dhibtu se waxay raacday kuwii dagaalmay! Goormay Somalidu dagalka khasarihiisa baran'doonta!!!
@irshadnor4840
4 ай бұрын
Somaalidu intay isdisho oy is baabi iso ayay hadana dhahaan 2 qabiil oo walaala maxay isu dilayaan haday walaal yihiin Geedahaas qudhacda ah ayay isku haystaan Caqliginu hashaqeeyo joojiya Cawaanimada
@OmarHalaan
4 ай бұрын
FIQI MAXAMED IYO DAAROOD nabada yeey dan utahay walaahi waxeey dan utahay wiilka daarood hadii kale jab ki waagi karaacay baa ka raacaya caabudwaaqna baryadi shalay aan uga tagay anoo qabsaday hada uga tagi maayo daarood dantaada garo reer fiqi maxamed qabuuraha idaha yeey idin furin mar kale sidi qabuuraha riyaha waa iga talo 😢😂
Пікірлер: 121