Gabadhaan xildhibaanada ah waa runteed imisa gabdhood ayaa la dilay iyo imisa wiilal ah ayaa la dilay, xusuusta iyo xisaabtanka dadka leh ayay ka mid tahay xildhibaanadaan ee guuleeyso ayaan leenahay Soomaaliya adoo kale oo badan ayay u baahan tahay ee hore u socda xildhibaanada Baarlamaanka oo Caafimaadka qabo ayaa ka mid tahay Maashaa Allaah
@saynebboersma6635
2 ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn xildhibanada barlamanka federal somali oo kashafay umada somaliyad hantidodi la boobayo qaburihi meydki dadki dhintay la qufanayo qabiladi leys hubki sharci darada qamriga iyo xashishka waxa ka ganacsada madaxweyna xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada madaxtooyada hef damajid keep going.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedabdulkadir1358
2 ай бұрын
Waa inlala xisaabta maa .xukuumada qaladna ma ahan
Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye asagaaba aqoonyahan ah oo nin ka aqoon yahansan ma jirto. Culimada Soomaaliyeed ayuu la tashtay Madaxweyne Hassan Sheekh oo cid ka sareeyso culimada uu la tashan lahaa ma jirto oo wuu iska dhaafay juhalo ila meereeyso mar walbo rabo oo aan Umada u naxeeynin.
Hal xaaraan ah nirig xalaal ah madhasho idinkku maxaad ku timaadeen
@sistersquadRoblox
2 ай бұрын
Tan sow tii borrame ka timid ma ahan? Yey matashaa,aaway meeshii ay ka timid? Waa kooxda mushaarka Xamar u jooga.
@حليمهسعديهمحمد
2 ай бұрын
gulayso.casha.kosos
@hussainabdi5858
2 ай бұрын
Nimankaan qaylina uma dalamayan dan somayeed ee waxay udagamayan dantooda iyo dana dawlada kale oo dawlada somaliya ka soo horjeeda sidaas darteed dadka somaliyed durbanka ay garacayan yaan dhag loo taagin waliba qaarkood waxay mudan yihin in xabsiga liin ku cabaan
Пікірлер: 30