inta say usugaysay daashay sidayda ismuujiya ilaahay hayna gaarsiiyo🥰
@hafsaabdulaahi8675
Жыл бұрын
Qaybtii hore Wan hilmaamey ani
@sucaadsalam
Жыл бұрын
Waxaa modaah enaa sugage 2 sano cml 😂😂
@munaxasan7281
Жыл бұрын
Me
@karamatrue5062
Жыл бұрын
𝚒𝚗𝚝𝚊 𝚍𝚊𝚊𝚕𝚊𝚢 𝚔𝚊 𝚗𝚒𝚢𝚊𝚍 𝚓𝚊𝚋𝚊𝚢𝚋𝚊🥺😹
@shukriladan8244
Жыл бұрын
Xay tahay dadkaan wada oynaya
@muniisha993
Жыл бұрын
Oh I can't wait 😫💞💞 Thank you very much to all TV astaan
@adarhussein5928
Жыл бұрын
@Nafiso Dauud yeoadkz
@kaltuungaaga4371
Жыл бұрын
HABBOON2
@nimcoibrahim4910
Жыл бұрын
Oh! I can't wait walahi film dad badan oo cusub ayaa xata kusoo biiraya Allow nabad nagu gaadhsii aniga iyo intii sugaysaba😍🤲
@xamdacabdiracmaan1507
Жыл бұрын
Amin
@naimamohamed1328
Жыл бұрын
22/12/2022 Ilaahow nabad iyo caafimaad qab nagu gaarsii insha Allah.
@anisamahamedhassan6498
Жыл бұрын
Waaaw inoo bilaba waqtiga inoo badiya uusoconayo plz musalsalkan haboon waa heer calami sida loo jilayo aadban uga helay ❤️😘
@naimamohamed3260
Жыл бұрын
I can’t wait musasalkii igu horyy aan jclado oo somali ah ❤
@mohammadyareofficial4613
Жыл бұрын
Iskumid nahy wlhi
@Fawziamuuse
Жыл бұрын
Ayyyy🥰wixi soo daahaa kheyr ku jiraa marki la dhahaayo been maha wacadale wax fiican baad soo wadaan mhdsanidiin🥰astaan Tv ❤️
@nimcosiciid9406
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Afatah-adde
Жыл бұрын
Musalsalka kaliya aan gabdhaha isla daawano💯 wale Jamal murug iyo xanuun aya uso socoto wa sugi la'nahay ciyoow naga so daayaa 🥰🥰
@mnb496
Жыл бұрын
Looma kala harin maa leedahay
@Afatah-adde
Жыл бұрын
@@mnb496 yar iyo weynba loma kala harin wale
@cilmixikmaawiofficial5272
Жыл бұрын
Wan Ku jeclahay haboon Qofka dahaayo. 😂so subeer maahn Wah Musalsalka meel kaluu aadhe
@ilhanisha2813
Жыл бұрын
😭😭😭haaa wxe isku dhexdareen wa sheka kle
@inaaliaden4341
Жыл бұрын
Jaah can't wait😩❤️
@zuhureyyyy
Жыл бұрын
Alla samiyey intana ma ii imaday
@inaaliaden4341
Жыл бұрын
@@zuhureyyyy sami😩meel wlbo waa jooga 😂😂
@____Cumar____
Жыл бұрын
Goos goos xiisihiisa wata 🔥 Ma sugi karo inta la gaarayo insha allah #astaan tv sida magaca tvga ka cad waa mid astaan u ah tv yada kale❤️
@kaffiiftin8954
Жыл бұрын
Woooooow 😮👏 Xasaasi waaye Season-kaan 😊 We can't wait 🙌 Habboon is so shining 💛
@baashiboy1
Жыл бұрын
Team Astaan waa naga soo daahisaan Waa sugeenaa qofta kaliya aan u xiisay Waa Haboon I miss u Atariisho 💙💚😘💯
@ahmedbishar2987
Жыл бұрын
And finally just two weeks time! I can't really wait... Happy to see the script taking a different approach too.. Keep the momentum going astaan💪.. First one to comment may be😁
Allow nabad inagu wada gaarsii. Midba mideeda ka daran; dhiindhiin. Thank you teamka shaqada culus galay.
@ummyusufsadiiq7828
Жыл бұрын
Thank you to the cast and Astan Tv! 12 days and counting…..
@abdisamedmohamed1312
Жыл бұрын
waxaan sugaba ma iskeenay musasalkaygiii I can't wait ❤️
@J.M.0101
Жыл бұрын
Wooow cajiiiib Astaan aad baan idin bogadinaya Billad ayad mudantihi musasalka sida lo jilay iyo dubistuba wa halaasi Mahadsanidin
@tushleeyy
Жыл бұрын
Jah so interesting wuuuuuw I can't wait walahi 😭😂😚
@suusuu7069
Жыл бұрын
I can't wait 😫
@Sunshinequeen1
Жыл бұрын
Me too
@maskblack2472
Жыл бұрын
🤣🤣
@Abdirahman_03
Жыл бұрын
Allahu Akbar wllhi series ay somali jishay kiii Abid ugu wngsnaa wllhi wxn Ku faraxsanahy bulshadena iney filmmaking aad u fahmeen waa sugi lahay wllhi 22 Dec come on ❣️❣️ 🇸🇴
@ubahabdi1867
Жыл бұрын
Abukar mahdi kuwiisa maadhan arag miyaa
@Abdirahman_03
Жыл бұрын
@@ubahabdi1867 waxan Ka hadloya wadankena wax lagu duubay abukar Mahdi so London majogo aniga wadanka Ka hadloya dhibatada u wdnka Ku jiro Io filmmakers Ka heerka ay gaarsisanyihiin
@tusmalyrics
Жыл бұрын
Wah wah caadi maaha musalsalka Hambalya team astaan
@muhedinabdi
Жыл бұрын
Waa filin xaqiiqoyin badan oo jira ka hadlaya iyo family waxwal oo ku saabsan kaliyata habbon uun ma quseeyo ee waxaa jira siro badan oo filinku sharaxaya allah faxan ee hore u socda oo filinka noosoo dadajiya 💯❤♥️♥️♥️❤❤💯👌👌
@mohamedcaseyr1900
Жыл бұрын
Best musalsal of somalia 🇸🇴👌❤😍
@funnytime8098
Жыл бұрын
لا استطيع الانتظار
@sabrinhassan2404
Жыл бұрын
Awww habbon is like "abdiwali stop"
@aminoalimohamud1181
Жыл бұрын
Waxan ahay qof ugu horeyay ❤❤❤❤
@abuuqussayi5574
Жыл бұрын
Waa musal salka kalya aan daawan doono .Tan 2009 kii i.a 😂😆😆 Like sar sxp hda ilmi tahayy 😀😀😀
@mohommetbashir4348
Жыл бұрын
What ? BRO 2023
@abuuqussayi5574
Жыл бұрын
@@mohommetbashir4348 Yacnii 2009 kii ba iigu danbeysy musal sal aaa daawada anigu sxp saasan ka waxaaaz ok 😂
@nastehoahmed7884
Жыл бұрын
can't wait hapoon 😩😩Goos goos xiisihiisa wata dab Io holac🔥
@iamsaska3146
Жыл бұрын
Dhanka camerada inaba caadi maahan🥰
@ozgetorer6062
Жыл бұрын
Oh my Goodness welcome back musalsalkeygiii💖
@shokanitube1219
Жыл бұрын
Aba bay aba bay caadi mahan haboon2 top🖐🖐
@mohamedHassan-lz4uw
Жыл бұрын
Astaqn tv walhi waa hormarsan yihiin, mansha allah dad xirfad leh baa isugu tagay. Waligay maan arkin sida ad wax u jishaan somali wax u jilaysa ama u duubaysa.
@Hariirshow1
Жыл бұрын
Omg new actor new people drama love it
@dahraan6420
Жыл бұрын
Waw come soon 🥺 😘
@fardosaibrahim5730
Жыл бұрын
I can't wait
@hawokayf1795
Жыл бұрын
Mansha allah wllhi gabadhan musalsalka gadal kaga soo biirey jillinkeeda macan waaye
@umiira.maxmed4984
Жыл бұрын
Ala jamal iyo hapoon wan isla jecladay way isku soo baxayan🥰🥺
@fartuunaxmed403
Жыл бұрын
www mash allh farxda beey noo tahy wixii soo daaho baa khyer ku jiraa
@kawthermohamudhersi8890
Жыл бұрын
Holac holac lagu daray ❤️ Imiss this film wlhi 😔❤️
@qalbiuroon8645
Жыл бұрын
Waw..I really liked it soo much
@sabrinaomer71
Жыл бұрын
I can't wait this musasala
@umalkheyrhassan237
Жыл бұрын
Wooow l can't wait this film haboon season 2 wooow l am very happy
@Naamir03
Жыл бұрын
"Musalsal turki ah ayaaba la looda, Masha allah"👍
@zamzam5255
Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH WAAX BADAAN AYAA IS WEEDIIYEY HABOON SHEQADEDII MEESHA AAY KU DABESEY
Jamaal iyo Haboon, suspense ayaa nagu dhaafteen.Alla waa iskusobaxdaan ha kala tagina. Musasalkaan idinkaa tiir u ahe. Eagerly waiting
@DaljirDarwiish7605
Жыл бұрын
Miss wlhy wan uxisay musasalka wakhti hadi laso daynayoh waa Alxamdulilah alle hayna gadhsiyo
@queenbeauty350
Жыл бұрын
Please please 🎉😊😊😊😊la so dhaqsada musalsalkan Cadii maha wallhi
@ifkahooyochannle143
Жыл бұрын
Filimka wan dharareynaa ❤️❤️❤️
@Iam03Ali
Жыл бұрын
Run ahaaaaantiii . Musalsalkaugu horeeyo oo Somali lagu sameyay aaan fiiirsaday waaa musalsalkaaan , Thanks . Best camera man iyo jiliiiiiin #iam Ali
@somalinimo8641
Жыл бұрын
OMG thank you so much team Astaan tv. please musalsalkan mid joogtaha noga dhiga sida walalken Abukar Mahdi musalsaladisa. Shacabka hadaan nahay aad baan oga helnay sida loo dubay musalsaka MashaAllah. Good job
@husniabdalla1845
Жыл бұрын
Madama u mudo naga maqna dadka dib kuwi hore uguso ceshanaya siey wxy ilawen dib uxusustan like ta dhac kusiiya
@asraribrahim4423
Жыл бұрын
Jaah can't wait session2
@ubaxsharaf946
Жыл бұрын
Ala waan daaalay lkn wixii so daaahu khayr ku jiraa🥰
@munamawe3l016
Жыл бұрын
Kn filim wuu dhafaY wllHi m.a somali maa SAS wx ma taleysa😥♥️
@abdinurabasaliganey5485
Жыл бұрын
Runtii aad iyo aad ayaa loogu gcan fareestay runtii waa muzasal lamida kuwa caalamka oo kale keep going astaan tv
@hafsayusuf9453
Жыл бұрын
Waad nagu dheereyseen musasalka
@maanbilaahmednourjaangoow
Жыл бұрын
Alla WllHi Waqtigaa Nagu Dheereeseen:🥺
@maxamedibraahin03
Жыл бұрын
Wooow goos goos holac Waa ye
@masnahassan5568
Жыл бұрын
I cant wait wlhi😭 astaaan naga soo fasaxa bilaa caleek
@princess_riinasalatt2059
Жыл бұрын
Meel aan ka dawado ayan la ,asanaa hada kadib inta idin kala soconaa qeybta 1kowaad wey idhaftay plze qybtan wan u dhararaa dawashadisa ❤️ reer astan kun iyo kow jer wan idin wataa 👑
@amniabdisalam5167
Жыл бұрын
Ayyyy I can’t wait 😜🫡
@ladiifoahmed5612
Жыл бұрын
OMG i can’t wait thnkz team astaan😭🙏
@hamzedalaayoh4187
Жыл бұрын
Oh can't wait🥺💔
@Mahir52143
Жыл бұрын
Bruh that trailer was smooth 😊🥶
@mohamedhassan-pg1dw
Жыл бұрын
I’m excited I can’t wait to see your face hoboon 😂 ❤❤❤❤
@umumaxamed9578
Жыл бұрын
Musalsal loo hagarbaxay oo noociisoo kale horey looga sameynin dhulkeena masha Allah maskaxdi kaso maaxatay
@gaasira
Жыл бұрын
Ninka ismahan soodontay 🥺🤞🤞
@ruweydoruun1091
Жыл бұрын
I can't wait😩😩😩😩🙏
@osman.b.b
Жыл бұрын
Wow habboon season2 I can't wait💫💕💯
@fatmasheikhhassan8798
Жыл бұрын
Wooòw cant wayt with ma grandma 🥰to watch with her❤❤
Пікірлер: 810