والله سمعت الأغنيه ألف مره وكل مااسمعها تدمعي عيوني ، لك الرحمه والمغفره محمد سليمان يااسطورة الزمن الدي لايعود
@farxaannuur2371
2 жыл бұрын
allah hawnaxariisto maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice maxamed saleban cimrigiiba jacayl wuu cawaaqib xun yay
@SuperQadar
10 жыл бұрын
rest in peace king of somali music ilaahaw kuu naxariiso adiga waalidkii kudhalayba amiin amin ilaahaw unaxariiso maxamed saleeban rabiyaw adaa qaadir ah ,simply he was the king
@abshirahmed4665
3 жыл бұрын
Jacaylka inta uu macaanyhy IN la eg ayuu xanuun leeyhy qof qof baa alle utoosiyaaa ee walaalka qoraalkayga arkaayoow haduu qof ku jeclaado qalpigiiza ilaali xanuunka jacayl waxa dareemi karo kaliya ruuxa uusoo maray
@sultanhufane1051
2 жыл бұрын
Fanaanka kowad Ee somaliyeed bila hadal.
@alihartiosman8732
Ай бұрын
Ale ha u naxaristo daren gar aha iyo xasus bu nagu rebay alow janadi gei Maxamed salaben iyo inta dhimatay ee Muslim aha alow u danbi dhaf alow janadi guri uga dhig
@hudaabdiqani3412
6 жыл бұрын
29.11.2017 inu cawaqib xunyahay iminkadan ban arkay inkaar qabaha. Allah yarxamahu maxamed Suleiman tubeec nin an caadi ahayn😗
@hobyoone2685
9 жыл бұрын
Walhi waa hees iyo bar markaan heestan dhageysto waxaa igu so maaxda jacayl hore oo aan ku guuldareystay. Heestana waxay Ledahay cimrigiiba jeceyl wuu cawaaqib xunyahay ilahay hanuxatiisto boqotkii codka asagoo kale badalkiisa lama helayee
@laylaahmed7510
7 жыл бұрын
allow unaxariisto insha Allah rabi wuu unaxariisanayaa
alle ha u naxariisto. mohamed saleebaan waxaan soo xa suusty. jacayl kaygii iigu horeeyay oo hada laga joogo 10 sano kohor inan aaan aad u jeclaa. ayaaba hada dareemayaa walahi
Ala ya raxma Mohamed suleiman tubeec fanan nugu ween somali hada nahay
@hassancali7092
8 жыл бұрын
alla yaa rahma
@MrXeraale
8 жыл бұрын
Alla Yaa Raxma m s tubeec
@abyanmouse3222
7 жыл бұрын
Allow unaxariiso waa hees dhab kahadlaysa.
@ahmedabdulahimahamud3272
9 жыл бұрын
heesihii hore ee qaraamiga hada ah kaliya kama hadlayaan jaceyle waa heeso murtiyo kala duwan xambaarsan waa hees murti xambaarsan
@sacdiyosucdi6439
6 жыл бұрын
dad wa dadki hore
@far_gorgoralamagan2561
7 жыл бұрын
ilaahow unaxariiso
@dahirali5957
6 жыл бұрын
Jaceyl calaf aya ka weyn 2000 ki ayan jecel uqaday gabadh an arday isla ahayn wa gabadhi igu horeyse e an jeclado lkn calaf aya nakala geye manta dhowr cunug ayay heysata ana intan wadanki kaso tagay an qurba wareg igu dilay allow sahal amuraha
@HamzaWarsame
6 жыл бұрын
Dahir Ali waa runta lakin aadna wad helaysa midad ku dagto
@dahirali5957
6 жыл бұрын
Hamza Warsame Amin insha Allah Thnx hamza wll
@abdicanada9489
4 жыл бұрын
Zxb iska dul qado amba kula mid ban ahay Dublin bay galadu igu wareriyen kolba wadan ayan taga Italy Germany France hada holand ban joga zxb Faransiiska dhawan laygu celin raba ilhy khyr haka dhigo
@dahirali5957
4 жыл бұрын
ciidagale boy Alaha ku fududeyo bro mid iga weyn ba France joogo asago yurub kuso wareersy wuxu isku so maray italy 🇮🇹 Germany 🇩🇪 hadana france 🇫🇷 Allow sahal amuraha Inkasto an anigu hada dagay alx 10 sana qurbe joga dalki hoyo e wacna ayan aad ugu xiisay 🇸🇴
@abdiawad7872
4 жыл бұрын
Somali singer no1.legend of somli history m.saleben tubeec.allah ha u naxariisto
@mustafemaxamuud5444
7 жыл бұрын
hees ad u macaan
@ahmedalioshea7852
7 жыл бұрын
love
@jamacahmed7793
10 жыл бұрын
Jama ahmed
@hamsenuhiman6522
6 жыл бұрын
alle ha u naxariisto boqorka vodka dahabiga ah lehaa
Ala heesta yaakushegay inaan jeclahay aad bey umaacantahay
@MD-nw6fs
6 жыл бұрын
💔💔💔
@ahmedadan2362
4 жыл бұрын
walee been ma'ahan " Cimrigiiba jaceyl wuu cawaaqib xunyahay".
@mohamedmuusa1139
4 жыл бұрын
Coments it seem waxay iigu muuqataa jecelku inuu cawaaqibkiisa marna fiicanyahay marna uu xunyahay m ugaaska.lllu.
@bosirmaye8771
5 жыл бұрын
Cashakh ruxuu hela waa cawib xuyahay
@ahmedalioshea7852
7 жыл бұрын
mcn
@cabdirisaaqmaxamed4650
7 жыл бұрын
Ereyadii xuseen aw faarax oo ku dhashay hargeysa.kana mid ahaa kooxdii walaalaha hargeysa.xaafada shacabka ayu gali jiray intaanu xamar u guurin.
@zahrahaji1149
6 жыл бұрын
Heeatan xasuus goni ah ayay i leedahay ♡♡♡
@warsaniyoweedhsan9417
6 жыл бұрын
201i👂👀?
@asadcali2653
8 жыл бұрын
MS TUBEC CIMRIGIIBA JACAYL WU CAWAQIB XUNYA WLH WA HES AD UMACN ALAYA RAXMA RAAAXIMIN
@zainabomar6431
8 жыл бұрын
wan ka helay walal xagee laga hrlaa
@SuperQadar
10 жыл бұрын
rest in peace king of somali music ilaahaw kuu naxariiso adiga waalidkii kudhalayba amiin amin ilaahaw unaxariiso maxamed saleeban rabiyaw adaa qaadir ah ,simply he was the king
Пікірлер: 103