Asc cod kaaga iyo music ayaad isku qastay kala daa mahadsanid.
@CumarsaciidCeleye
2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilefarah4083
2 сағат бұрын
War maaa dhageysanaaa mase music. Maaad heeestid kolba😂
@f.o847
Сағат бұрын
Jamac:meeshiiba music baa qabsaday
@NuurBarre-q3y
Сағат бұрын
Hadakaga iyo muusikada kalasaar sxb
@ragefarax1949
Сағат бұрын
Jamac codkagu musiiq dhaxsoday dibnogusoceli
@unitednationonecreator
3 сағат бұрын
Turkey is the great country , Iran is great good news I would like to inform all of you most United
@somaliamericanvoice
2 сағат бұрын
Music dhagaha na xanuujiyey Ma dhagaysankarnee Vedio dib u soo duub😂maanta mxa ka khaldan
@AyalaAstaan
3 сағат бұрын
Sifiican laguma maqlayo
@HaniAadan-k1o
2 сағат бұрын
Jamac kalasaar warka iyo waxankale
@Mohamedjama-zt7zl
2 сағат бұрын
Mudane warbixintaada Musik ayaa Qariyey Dib u dhageyso dibna u hagaaji Mahadsanid.
@naasiribraahin323
Сағат бұрын
Dee muuqaalka kale codkiisa iska xidh maxaad imika noo soo gudbisay
@guledsm
Сағат бұрын
Kaligii Taliye Erdogan haduu caawinayo kuwa Yahuudda xasuuqeyso ha ka xiro tubooyinka shidaalka siiya Yahuudda ee mara wadankiisa.
@cashojimacle8713
Сағат бұрын
see laguu dhageystaa
@ismaaciil3602
2 сағат бұрын
Musiga zaaida waxba lagama maqlo
@mohamudhusseinkassim4163
2 сағат бұрын
Idacafa meyey waladay Mise se wax ujiran
@Jinkax-u9r
2 сағат бұрын
Xitaa ma garan weysay jaamacow video hadii aad cod saareyso kiisa orginalka waa la iska xiraa
@hawayassin7172
5 минут бұрын
War macno eh jama mahayo music qeylo dhawaaq iyo buuq nagu furay si uu uhelo veiws.
@snw9257
18 минут бұрын
✅💯🦁🦁🦁🦁🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👑💪🏼❤️❤️
@aa.i6233
2 сағат бұрын
Jaamac turkigu marka hore xidhiidhka kala dhaxaysa israaîl ha u jaro . Marka kale hakala baxo ciidamadiisa dalka suriya iyo ciraaq oo ah dalal islaama oo xor ah. Kadib aya waxuun laga filan doona. Xidhiidh amni , mid dhaqaale iyo dhaqan aya kala dhaxeeya turkiga oo hadda an qori ay gaaz kawasa qotaan mediteraneenka
Пікірлер: 49