Wallahay dhaqan xumadan meel kasta way lajoogaan meel kasta way kuwayso qaadnaayaan magaranayaan dhibka kasoo gaadhaya subxaanah ceeb allow astur
@seeda.d3895
6 жыл бұрын
THANKS BROTHER SOLA, I'M SURE SOMALIS AREN'T IGNORANT OF WHAT YOU ARE TELLING THEM, BUT AS A SOMALIS, WE'RE VERY ARROGANT ESPECIALLY WHEN IT COMES TO DISCIPLINE, MORALITY, ETHICS, LAW AND ORDER.
@zakiaabdullahi9226
6 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Sola. Waa cashar aad iyo aad umuhiim ah. Dadkeena waa in eeykubaraarugaan arintaa oo eeynoo ilaaliyaan magaceena Turkish airways na aan kacodsanaa in eey shaqaaleysiiso qof soomaali ah oo caqli iyo karti badan oo dadka sihoose in uu ula hadlo kuyiraahdo walaal sharafteena ilaali sidadka kale inoo maqlin.qaladaadka kadhaca dadkeenana astura sihoose.
@hindaosman2464
6 жыл бұрын
Walal waad mahadsantahay wax fiican ayaad noo sheegtay. Anigu waxaan arkay tan suuliga biyaha lagu daadinayo inay sameeyaan dad qaar meelaha shaqada in badana waan usheegaa in magaceena ilaalino lakiin dadku madhagaystaan markaan arko Aniga ayaa hagaajiya is aan u ilaaliyo magaca islamka. Thank you walal mar labaad,
@mohameddahir2756
3 жыл бұрын
Brother Abdinassir, thank you for your excellent presentation. I have traveled a lot and in my opinion this has to do with: a)Culture - the society does not assign value on personal hygiene and respect of others stems from this. b) Ignorance - which can be not knowing about an issue or ignoring out of arrogance. c) Lack of empathy/sympathy for others. We Somalis are especially prone to react with no empathy to others even if we are in the wrong. I have flown with Ethiopian Airlines and they assign a cleaning lady for toilets on African routes. Let's do better and address these issues.
@abdiwahabtalxe5074
3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal abdinasir intaas aad sheegtay soomalidu waa ceeb ay leeyihiin, Dad waawayn oo sidii inay mehwrad fadhiyaan ubuuqaya ama marka diyaaraddu cagadhigato horay ka istaagaya, ama Aan suunka xiranayn, ama nadaafadda ilaalinayn Runtii waa dad aan dhowayn oo umadda ka dib dhacay.
@lula383
6 жыл бұрын
Subxa allah. Walaale waa runtaa anigaba dhaqankaan waa u badan yihiin diyasradaha kaliya ma aga xitaa busaska iyo meelaha ay isugu yimaadan xaga nadaafada iyo inayxitaa maqaayada markay wax ka cunaan wanaajiyaan. Soomaaliyeey magaciina ilaaliya. Iska daaya in la ini quursado
@mahamedhassan3293
6 жыл бұрын
wax badan ayaa laga faaidaa arintan thanks brother
@felisabdi3794
6 жыл бұрын
Maashaa Allaah waa run Wallhi waxa uu wiilkaan walaalkeenaja hadlayo, aniga last year 2017kii ayaan raage waxaan uu sheegayo waa run ee Wax ha leeysku falo oo maamuuska meelwalba hala illaaliyo...mahadsanid walaalkey nin damiir wanaagsan ayaa tahey
Maryama Maxamed waa arin Run ah aniga waxaan markhaati ka ahay inay maalin walba digniin laga bixiyo Iskuulasa Dadka W/weyn ee Wadamadan aan usoo haajirnay taas oo Somalida intey ku weysaystaan dhulkoo dhan Biyo ka dhigaan,
@safarle9284
6 жыл бұрын
mugoow qofka waxaas sameeysas gabar eey eheed lkn gabdhaheena nadaafad aaba lagu amaani jiree side cml? yaab ani maaba yaabin hadda summerka aanba isdhahaaye Turkish raac waanba isku xishooday Allow ceebta astur ani turjumaana waan ahay waan arkay gabdho badan oo somali oo da yar ku jooga yurub oo nadaafad daro lagu heesto ceeb .
@alisade1485
6 жыл бұрын
Thank you mr solo ilford
@maryamamaxamed4272
6 жыл бұрын
cadnaan barre hhhh tarjubaan dhibkiis ma yara hadana Somali u noqday. Ina adeer sira badan waad heysaaye naga astur. 🤣🤣 beenta aan qurbaha ku joogno waan ka simannahaye gabdhaha kaliya toosh haku ifin nooh.
@maryamamaxamed4272
6 жыл бұрын
Safia Hassan haa abaayo qaali dadkeena qaar wanaaga Allaha tuso.
@HALBEEGTRADE
6 жыл бұрын
Well done mr Sola waan ku faraxsanahay in aad nala wadaagto wixii aad kala soo kulantay Turkish Airways waxaana filaa insha Allah in Somalida qalbiga fiican eey wanaaga aad wadid kula fahmi doonaan insha allah aniga aan kow ka ahay aadbaad u mahadsantahay . waana wax aan kaa fileynay
Waddan dhan baan soo burburinay ee musqul maxay sheegee.
@liibaanwardheere1303
6 жыл бұрын
*Allah u saqiro dadkayga. Aqoon la’an ayaaa u geysay 💖🇸🇴😭*
@ayandhalad4616
5 жыл бұрын
Asc, waa waano qaali ah. Waana inaan qaadano inta wanagsan oo ku dhaqano. Tankale Somaliyey Xumaanta & Madax adeyga ha la iska daayo, waxba kaheli meyno. Wanaga ayaa wax faiido laga helaa. Tanks wanadada wle. Taas ayuu qofka walalken ah naha mudan yahey.
@aadanc.naasir9919
6 жыл бұрын
waxaan codsaneynaa in la fahmo wax uu nagala hadalaayo macalinkeenu somalianimada hanoo ilaaliyo madaama turki ey tahey mida noo ogolaatey inaan toos diyaaradahooda ugu baxno meel kaste
@worldfood162
6 жыл бұрын
aadan c.naasir
@mohamedabdi2501
5 жыл бұрын
mahadsanid abdinasir Zola dhabtii dadka in la baraarujiyo waa muhiim waayo waa muhiim dadkasta in lagula dhaqmo dhaqan wanaagsan .
@aishaAliyq
6 жыл бұрын
Ma sha Allah thank you so much for this video I have seen a lot of people who do this s***
@abdirisaqabdi4040
4 жыл бұрын
Taqriir ay Turkigu ka sameeyeen waxay dhaheen Somalidu Waa dad reer baadiye ah Dhibaato badan baa kala qabsaday dadka Turkiya iyo Somalida
@MohamedHassan-in7rn
6 жыл бұрын
waa mahadsantahay mudane ani taas waan arkay in badan waxayna u bahaantahay wacyi gelin wayn weliba qaybta immigration nada soomaalida in ay dadka wax u sheegaan weliba vedoi iyo sawir ama in la dhaho 1 saac oo course ka hadlaya imow intadan bixin dhaqanadaan iyo kuwa ka badan ayay caalamka la joogaan waana nalahga yaaban yahay aduun waynaha anaga isma hagaajino
@safarle9284
6 жыл бұрын
Mohamed Hassan aad iyo aad qeebta immigration ka waaye kuwa arintaan la dagaali karo, wacyi galin ka bixin kara.
@maxamedismacil3185
4 жыл бұрын
Mahad sanid
@abdishine
6 жыл бұрын
Wlah ben mahan Taasi wey dhacdaa hdane Dadkena somalida wxba loma shegi karo Oo wxey kulee Yihiin ma heerba diyaa namooday waa wx laga xumaado dhaqan xumadas o kale
@abdulmohamed366
6 жыл бұрын
Meel walba waa sidaas, ajaaniibta oo dhan waxey aminsan yihiin in aynu nahay dad careless ah oo aan nadiif aheyn
@mohamedwarsa
6 жыл бұрын
Walal arrimahan dhaqan xumida ah aad bay ugu badanyihiin dadkeenna ama wadankii ha joogaan amaba qurbahee. Thanks for highlighting it!
@taxaanhassan1226
6 жыл бұрын
Waxaan inbadan arkay oo aan ka makhrati kici kara in marka diyarado dhulka tabato ayada oo weli ku ordaysa runway ga dadka somalida ah ee diyarada saaran badidooda ama dhamantoda ay inta sunka iska furan istaagan lana soodagan borsoyinkoda oo aysan sugin inta oo kadamayo nalka sunka!! waxa wanagsan inan sharciga raacno hadan dalkena joogno iyo hadikaleba.
@fathimaalibulle
3 жыл бұрын
Zaaid ayad ugu mahadsanthy caawintaada mahadsanid waxan rajeynaa dad badn iney wax kaafaaiidan sida aniga iyo dad bdn thank you very much bulshada wey ubahan thy dad adiga cml eh m.a
@ahmedcabdiclimi2841
5 жыл бұрын
mahadsanid macalin waa cashar aad u muhiima jazaakallaahu kheer
Sifiican baad soolo uga hadashay lakiin dadkeena mafahmikaraan saxb turkidu waa dad nadaafad fiican Somalidanah waa Iga gay
@elmijama3961
6 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay macalim Sola. Actually, I am Avaition student currently, I can really understand every single word u raised but unfortunately 99.9% of our Somali community couldn't notice that. Thank you sir once again and keep in touch
Casharkii ugu fiicnaa oo runa oo aan dhageystay mahadsanid solo
@wiilsomaliyeed9716
6 жыл бұрын
soomaalida wanaageeda xataa iyagu isma sheegaan miyaaa barigii hore waxaa la arki jiray dad ku faanaya wanaaga uu mid kamida iyagu sameeyo lkn hada illaaa musqulihii baa la iska soo daba sawirayaaa
@dayahhaji
5 жыл бұрын
waaaaaaaaw shukran ustad sola. wa cashar mudan in la qaado misna la fahmo shukran sida aad nola wadageeso baahiyaha jiro wayo walalka aya ku naxa misna sharfta rerka dhowra anaguna waxa nahy somali hal rer
@Bashi869
6 жыл бұрын
Maqaaxiyaha ay iyagu leeyihiin soo arag anshax xumadooda qaylada iyo uskaga ama bariiska iyo baastada iska quban miiska korkiisa.
Asc Macalin waxeey ila tahay dhibka hada ka danbo in somalida raaceesa diyaarada Turkish in af soomali loogu sheego in aysan suuliga waxyaabaas oo kale aysan ku sameenin
@husseinahmed5608
4 жыл бұрын
Thank you c/Nasir marwalba wll
@silencerak1156
5 жыл бұрын
Cashir fcn ayuu nasiiyay mahdsanid mahan in anan garanayn balse waxbey kuu tareysaa INSHA ALLAH.
@wardahjabarti7009
6 жыл бұрын
solo dadkaan wax aliyo wax garanayaan maleh ee ceebtan dhib weeyaan ee cod u duuba kuna caawiya waan la kulmay hada ka hor biritish airways iyo. kuwo kaleba ilaahay af kaaga caano Ku abay walal thanks hadaad runta Ku qarxcisay waa caytamayaan laakiin huray uga socda oo ceebta naga qabta
@ahmedmahdi7728
6 жыл бұрын
A / naasir maclimuu waa mahad santahay sidda wanaagsan ee aad inoogu fahfaahisay qayb ka mid ah la dhaqanka dunida gaar ahaan sida loo is ticmaalo musqusha marka aanu raaceyno diyaaradaha walaal jiro waana kaa qaadanay fariintaada wanaagsan. Mahadsanid
@nadiayaqup4157
3 жыл бұрын
Walal barnaamijkaan waa loo baahnaa in badan kasoo hadal thanks
@zeinabbarud5579
6 жыл бұрын
Acw waa wacyigalin aad u wanaagsan waxaase maqlaya qofkii dhago wax maqlaya Allah ugu nimceeyayay reer Minneapolis bal ila fiiriya sida ay noqdaan musqulaha Mall of America maalmaha iidaha iyo maalmaha kale farqiga u dhaxeeya ama meelaha kale ee aan isugu imaano shukran
@halimadirie5301
6 жыл бұрын
Waa runtaa dayuuradaha oo keli ma ah xitaa subarmarkedka qofka somaliga waa la daba galaa sida caruurta si uuna wax u kharibin nasalulaahal caafiya aduunka waxaynu ku haynaa dhibaato
@bukhariahmed723
6 жыл бұрын
Inta ka weyn 16 ka ee somalida ah meelkastay joogaan dunida wax ma fahmaan 80 boqolkiiba Genarationka cusub ayaa noo hagaa gaya insha Allah
@M.Duran71
6 жыл бұрын
Ethiopian Airlines ayaa ka raacay direct flight from toronto to addis .. 50% waa ethiopian waliba isku dhex jira xitaa hadalkooda xitaa ma maqlaysid... ka hor jubba airways ayaan ka raacay from sharjah to hargaysa to mogadisho waxaa u malaysaa like inaad suuqii dhex joogtid qaylada dhankastaa waa experience aan arkay
@amalitofunnykittensvlogs647
5 жыл бұрын
Waa runtaa wllo..somalida badanaa eaa britakol
@engrabdullahi8405
6 жыл бұрын
Aniga waxaan kaso raacay Turkish airlines mugdishu to İstanbul İstanbul to mugdishu macalinka inta uu sheegay aniga shaahid u ahaa iyo waliba waxyabo kalo uu Ka tagaa jirta
@mustafaalimohamef1401
3 жыл бұрын
Thanks 👍
@lulaliadam83
6 жыл бұрын
Mahadsanid sola. Marka xigta turkish airweys halaga codsado iney shaqaaleysiiyaan dad somali ah oo dadka haga oo wacyi geliya mahadsanidiin
waa arin jirta ..dadkaan wacyi gelin ayay u baahan yihiin.. magaceena waxaa la yiraa "maxaa kaa galay" waana fekir cawaanimo.
@hodanahmed2020
6 жыл бұрын
omar mohamoud looooool runtada aad iiga qoslisay. walee inadeer been maad sheegin.
@maryamamaxamed4272
6 жыл бұрын
Somaalidu ma nadaafad xuma lkn waa maxaa iga galay waxey sidaas u sameynayaan. Shaqooyinka baan arkaa ayagoon nadiifineyn miiska ay wax ku cuneen markaa u sheegtana waxaa lagu dhihi nadiifinta meesha qofbaa lacag ku qaata.
AMATALLAAH 2020 waxaan qoray si fiican u aqri ka dib fikirkaaga dhiibo. War xitaa hadaa maqaaxi wax ku cunto maaha inaa miiskoo dhan ka dhigtid meel shimbiro wax lagu siiyay .
AMATALLAAH 2020 Magaca aad wadato iyo hab-hadalkaagu iney is waafaqaan ayaa fiicnaan laheyd. Jawaabta aan ku siin karo waa Inaan kula doodaa oon ceytamaa sidaada ookale, lakin MAYA ma ihi noocaas. Soomaaliga aan qoray cidii fahmi weysay baa u baahan iney barataa sida loo qoro/aqriyo Soomaaliga. Waxaaba kuusii dheer inantaay nafteyda ayaadba gaartay sidi inaad i garaneyso waliba maah-maah raacisay. Waxaan iri hadaadan fahmin ii sharax unbaad I dhihi kartaa Anigana kuma dhib sadeen FAR WAAWEYN baan kuugu sheegi lahaa.
@M.Duran71
6 жыл бұрын
to amtallaah 2020 : Maryan maxamed waa runteed shaqada common places you share with other people .. you must clean your mess after you use it even if you are paying you either minimize or clean it as good citizen looma baahna maxaa iga galay qubka mooska iyo bariis iyo napkins ayaa meesha kaga dul kacayaa common you are ambasador ... you are not princess no one is gonna clean your mess... its universal rule... if you eat at park .. are you gonna expect your littering to be picked up city employee... lol
@mohammedjilao5992
4 жыл бұрын
Solo was runtaa, laakiin inta badan ticket dhada diyaarada waxay ka jartaan agency, iyaga ayay tahay in u sharman waxyaabaha ku saabsan isticmaalo suuliga iyo saferiga, iyo isticmaalka suunka, iyagaa wacyi gelin u samaysan kara. wa billahi towfiiq.
@jamisa3668
6 жыл бұрын
Mahadsanid waanadaada brother. Waxaad ogaataan in waxa ay Soomaali ku samayso turkish airline aysan ku dhicin inay ku sameeyaan British airways. Nadaafada iyo biyaha meel walbaa lagu daadiyana hadaad ka hadasho jawaabtu waa haye waysada maa diidee iyo gaaladaa ka hibeysataa. Soomaali way baqdaa ee sharaf iyo walaal wax kuma laha. Hadaysan baqanin bal waakaa ee from North America to Turkey flights ama EU to Turkey haku dhex istaagaan diyaarada. Waa kuwa Africa usocdaa inta badan. Hadhowna kuwaan Soomaalida way neceb yihiin oo waa cunsuriyaal ayaan dhahaynaa, oo maxaa laydiin cunsuriyeyn waaye waaba istaahilnaaye. Candhuufta isbitaalada lagu dhex tufaa ka daran. Waxaan ka hadlay waan arkay.
@zahrafarax5566
6 жыл бұрын
jasaa kallaah khayr
@ibrahinhaji4255
6 жыл бұрын
sola sxb waaruntaa arinkaas ookale anigaba waakuarkay hadaad wax u sheegtana afkeyba kugoosanayaan
@mahadmahad1055
6 жыл бұрын
Walaal solo mahadsanid, dadkeenu inta badan waa Mar dhoof, kana faana inay Qof wax weydiiyaan, marka wacyi gelin badan yaan u baahan nahay. Wabilahi towfiq.
@onkotddboy1657
6 жыл бұрын
Somalidu waa nadaw waxay kadanbeyan adunka 30 sano meel kasta waa sidaa qashinka ayaa yoonsan markad aragto meelaha ay ku nool yihiin waxad mooda inay wadan koodi qashinka waynaa ee aanay fahmayn sidii ay isaga nadiifin lahayeen joogan wax kasta waxay leeyihiin meel lagu rido somalidu lkn dhulka ayay ku tuuran wax kasta
@cumarcarale1316
5 жыл бұрын
Shukran, JazakaAllaah
@alinor4000
6 жыл бұрын
Mahadsanid engineer
@Moalimow
4 жыл бұрын
Waa suurta gal in qofka marka ugu horeysa uu diyaarad raaco uusan wax badan ka fahansanayn, taasna Ceeb maaha, lkn mushkilada na heysata ayaan ah madax adayg iyo isla weyni......
@fadumohassan1540
6 жыл бұрын
Solo walee Run baad sheegtay Soomaalida waa bilaa aqlaaq sharciga ma ilaaliyaan waxna Ma dhageystaan xataa ayagoo yaqaano luqada Soomaali alaha Soo hadeeyo.
@bircun-technicians7625
3 жыл бұрын
Meelaha meheradaha Somalida America suligoda ma gali kartid walahi nadafad sumo. Xaga nafada waanu ka dhimanay.
@AA-ze7zk
6 жыл бұрын
Asc....Solo wll Somalida dhibka ogu weyn waa ...Maxaa igaley, Maxaa iga qaadi karta...kaskeyga cad. Waryaa Alle yaqan, waa dad iyaga is Adoonsanayo oo dhaqan xumada ka siligyoonin... Bisinka
@barbartacashaqa2876
4 жыл бұрын
Mahdsanid ani fadhigaba kama kaco ila ay ka tagto airpordka
@cilmi777
6 жыл бұрын
Waa runtii, somalida meel kasta musqulaha sidaa ayey ugu ciyaaraan, Wa dad nadaafada ku xun
@zeerajama986
5 жыл бұрын
Somali maryoolay dhiiqo iyo qaylo uday Allah aya nodortay ina kadhalano reer qaylo muraan jogto
@Abdikadar_Trails
6 жыл бұрын
waa arin aad muhiim u ah dadkeenuna waxay u baahanyihiin wacyi gelin waliba kuwa qurbaha jooga waxyaabaha xunxun ee ay caadeysteen ee umada kale qaladka u aragto in laga waaniyo ayay u baahanyihiin ALOW sahal umuuraha
@ahmednur2272
6 жыл бұрын
Ya salaam. Waa war iyo iftiimin loo baahna. Mahadsanid
@abdiladifabdullahi4427
6 жыл бұрын
Suaal: Gabadha musqusha bad ka soo dhigtay sidee lugaha u saartay kor ama u fooraarsatay ee u dhaqday musqusha aad ee u yartahay hadeeysan iska firdhin biyaha? Wixii Jawaab hayo waan soo dhaweynaa
@nasteexojamacfarah6077
6 жыл бұрын
Mansha allah wll thanks
@gokhanaskim119
6 жыл бұрын
anigu wxan la yaabay hadi afar kursi somali wada fadhiisato shekadoda wa qaylo London ila Istanbul aan ka imaanenay aamusa unba lagu hayey yaab
@fosishirwai2984
6 жыл бұрын
Very useful information
@imohodin2524
5 жыл бұрын
Runtii waxaan adka uga helay in diyaradaha juba iyo kuwa kale ee somalida iney ka shaqeyaan shaqale somaali ah sababta dadka inta waxa laga yabaa ineysan afka qalad fahmeyn wexey u bahan yihiin qalada turkiga iney qof somaaliyed oo la shaqeya helaan si dadkaan loola hadlo wll adigana alaha ku xafido sida aad ugu tagan tahay dadka somaliyed wacyi gelintooda
@sulekhaomar8279
3 жыл бұрын
Flight 13 part 2 miyaa
@calawis140
6 жыл бұрын
waxay ka mid tahay dhaqan xumadii aynu ka faaiidnay burburkii. balse wax yar ayaa inoo dhiman inshallah mar dhaw ayeynu ka baxaynaa.
Mida an arkay anigana waa codka aad udheer haday hadlayan sababto dadba raba in ay seexdan, aqristan ama dhagaystan markasba shekadooda diyarada dhan lagamaqlaya oo shanqartaa yare!!!
@ali-eidjibril8435
5 жыл бұрын
mhdsnid mr sola lkn waxan ka codsanyaa inaad nasiiso casharo kusabsan qaabka lo raco iyo habka shaqalaha lola dhaqmo madamo anan wali diyarada racin mhdsnid
@ayubdaarij
6 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 dadkeeda dad lamid ah aduunka kama jiraan meel walba sumcad nooma taalo xitaa tii diinta islmaka nafartay ma raacno walba iyadaa nahageyse 😢😢😭
@professionalhacker2834
6 жыл бұрын
Ayub DaaRij Huno haday somalida diinta islamka racayan maynan iscunen o dee tarbiyada iyo kala danben ayey lahanlahyen imika dhaqan xumo iyo shisheyaha u dhaqleyan weyan
Пікірлер: 416