Soo daawo vedio gan kzitem.info/news/bejne/1Z1nr2ebf4ifoag
@quruxleyqalanjo5485
2 жыл бұрын
Abayo wa bil barakeysan o mizaan culus illahay agtiisa kaleh plz muqaaladada ka daa kana ilaali heesaha nashido ama quran saaro takke bishan wayka qiima badantahay in alaab iyo maacuun iyo cunto xooga lasaaro aan ku dadaalno plz sidan uga faideysannlehen 10ka hore 10ka dhexe iyo 10ka dambe wa bishi cibadada digriga quran dambi dhafka alle u dhawanshaha naar iska xoreynta mrka althoght bilaha kaleba wanaga larabo hadan bishan qaasbey usio ledahay laamna oga ta dambe inan gari dono qofki kafaideysan wayana jibril aya yiri naarta allaha kufogeyo nabigana scw aamiin ayu uyiri 3jeer🥺😭😥plz hala dadaalo o sheydan yu guri laqurxiyo iyo cunto iyo nagu indha surcaadinin
@tocakitty1726
2 жыл бұрын
Haye adna mashan waxey isdhaha tv way ayaa ku soo baxayo Guriga aad ayuu u qurux badan mansh allah ✌️
@aminokhaliif4530
2 жыл бұрын
Masha Allah tabaakr Allah abaayo gurigaaga qurux waaye sida u sameesay allah ku barakeeyo
@nadiaomar7244
2 жыл бұрын
Masha Allah Ramadan Kareem adna xabibty ani wanka helay dooqaga wallahi qurux waye allahuma baarik
@ayaanarizonachannel444
2 жыл бұрын
Masha.allh abyo qurux aya ka dhigtay guryaha madaxda cml ilahey haku barakeeyo lkm fadhiga wa ag mareese lee mana tusin🥺
@latifamussa4979
2 жыл бұрын
Maashaa alaah, I really like your house ,you will be my roll leader for me ,I get inspired after watching this 😍
Mashaa allah walaashey ilaahey hakubarakeyo reerkaada
@mariaomar1071
2 жыл бұрын
Mshlh adna sidaa uhabeesatay wlhi kal iyo laab lagama sheekeen karo abyo ilaahey hakuu xafido dooqaada aad ayuu uqrx badanyahay meelba meesha kale wee ka qrx badan tahy makala liitaan mshlh
@deqomohamudahmed2418
2 жыл бұрын
La Isma xaqiree qurux waye masha allh🥰🥰🥰❤
@farhiyahasan7259
2 жыл бұрын
Masha Allah qurux qurux dhaaftay waye dookh cajiiba Allaha kuu barakeeyo
@malihahassan3126
2 жыл бұрын
Masha allaah gurigaaga quruxdiisa iyo disaynka aad iyo Aad ayuu u qurux badan yahah, ilaahey ha kuu barakeeyo kuuna saaidiyo, realy love you so much❤️❤️❤️❤️
@sumayohaji2821
2 жыл бұрын
Maasha allah qurux waaye abyo alle ha idin barakeeyo adi familkaaga fatxat cafimad badan ku qata inta haysin alle ha siiyo ♥️♥️ramadaan kariiim
@xamdiqalanjo2465
2 жыл бұрын
adna xubi waan kusalaamay abaayo from ceelasha biyaha soomaaliya
@umlkhayrabdiumlkhayr743
2 жыл бұрын
Masha Allah Hbibti Allah kubarakeyo dokhaga wa wu qurux badnyahay
@zaynabm1475
2 жыл бұрын
Masha Allaah tabarka Allaah
@ikraammuhiddin1
2 жыл бұрын
Masha allaah xabiibti Adna colour ka an aad ujaclahay my favourite colour gold waaye masha allaah xabiibti isku dooq aa nahay qurux a kusobaxay asxaabta dhaqso aan gaarsiino adna xubby million ka waa u qalantaa runtii ilaahey hakusoo celiyo channelkada labaad xabiibti 😘😘😘
@amishcadey9253
2 жыл бұрын
Masha allah qurux waye abayo i like it.
@اللالل-ذ1س
2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله اللهم زد وبارك يارب بسم الله ماشاء الله الله يحفظكم هذا من تعبكم
It was so beautiful you’re funny story it’s beautiful so beautiful this house is wonderful
@fahmadubat3610
2 жыл бұрын
Siz waiga wano alabta ad markasto so gadheyso iskadaf waxan wa guri aduun lacagta ad aad aya asaga ugalineyso kisto sadaqa ubaxso si adhi aqira iyo adun kucawiso wa aniga fikradeyda abayo adno qaladne haigafahmin
@dahabarooble2844
2 жыл бұрын
Maasha Allah tabaaraka Allah
@khadraali3097
2 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo Ramadan Mubark Xabiibti aad iyo Aad ayu uu Qurux Badan yahay 👸👸👸👸👸👸👸💐💐💐💐💐💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌👌👌
@marwodumar
2 жыл бұрын
Waalaal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜
Ramadan kareem adna lkn codkaga wuu gabanyahay abaayo xogaa codka kor uqaad video danbe insha allah
@Najuumfantastic
2 жыл бұрын
MashaAllaah abayo aad ayu u qurux badan yahay kursig fadhigada hore waxu ku fiican yahay dhinaca jikada mesha hada yalo labo kursi dhig iyo mis yar wayo kursiga dheer cirir ayu ku yahay sida aniga ila qurux badan lakin wa hadad adiga ka hesho ❤️🥰
@ashamohamed689
2 жыл бұрын
Aslam alaykum adna iyo saxaaf Waxaa tihiin family qurux badan Ilaahay ha idin xifdiyo Man shaa Allah tabaraka raxmaan alhadullilaahi rabil caalameen Ramadan mubarik Man shaa Allah tabaraka raxmaan 🥰
@minaaaaaaaaayy1433
2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمان اللهم بارك لكم🥰🥰🌙✨👋
@qamarmarino4624
2 жыл бұрын
The Home.fere fere beautiful
@habibaali2400
2 жыл бұрын
Masha Allah my sister 🤲💋♥️🌹👍👏👏
@farhiyoabdi1604
2 жыл бұрын
waaaw masha Allah shukran ❤💯👌🌺🌺💋
@deeqowarsame3170
2 жыл бұрын
Mashallah weeyo
@khalidosman4655
2 жыл бұрын
Tv badal masha alah inta kale kalay arag waye
@niifnadiifo8010
2 жыл бұрын
Masha alha ramadanul karim doqagu qurux waye xbbt hore usoco
@caaasho4369
2 жыл бұрын
m.a abyo wa qurux qurn isa Sara aduunka wxba la iskuma quuree
@امعائشة-ب9م
2 жыл бұрын
بسم الله ماشاء الله بارك الله فيك 😍حلوين
@nicmaahmed6186
2 жыл бұрын
Masha allh si qurx badn aa usameysi
@salmanura3513
2 жыл бұрын
Mansha allah best design kali iska arag wyo allah kubarakiyo walashey qali ❤❤❤❤❤❤💟💟💟💟💟🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Пікірлер: 179