Mobile Maku Noqon Karaa KZitemr ?
Fikrad aan dadka La wadaago Ma hayo ?
KZitemr sideen u Noqdaa ?
Sideen Editka ku Bartaa ?
Dhaqaale aan ku Kaaftoomi Karo Maka Heli Karaa KZitemKa ?
Software Noocma ah baan isticmaali Kara ?
Muuqaalada Xageen Kala soo Dagaa ?
Xogta Sideen u baadhaa ?
Waa su'aalaha ugu badan ee ay iswaydiinayaan dhalinyara badan .
Waxaa Jira dhalinyara badan oo Rag iyo dumarba Leh oo doonaya in ay Noqdaan KZitemr .
Sidaa darteed Ka Marwan Ahaan iGamiiman Baranin Muuqaal Noocan ah in aan Kasoo Hadlo .
Lakin Hadii ay Dantu Keento waa Laazim in aan Kasoo Hadalno .
KZitemKa intii aan daawan Jiray iyo inta aan KZitemr Noqdayba Xogo ku saabsan KZitem ayaan aad u baadhi Jiray .
Sidaa darteed muuqaalkan waxaan kugula wadaagi Tajribadayda Yar ee iska kooban iyo intii aan wax soo baadhayayay wixii xogo iyo Macluumad ahaa ee aan soo Helay.
ka daawo halkan sida wax loo baadho 👇 • Sidee wax loo baadhaa ...
SUBSCRIBE FOR MY CHANNEL : youtube.com/@m...
FOLLOW ME FOR MY Instagram : www.instagram....
Fadlan Hadaad Nagu cusubtahay Nagu soo biir , Linkiga Kanaalka waa youtube.com/@m...
"Mahadsanid"
Негізгі бет ugu danbayn waaka Muuqaalkii aad sugayseen
Пікірлер: 179