Waar xisbiyoy sheekha ka amusoo tiinna badiilke samaysateen, eega😁😁
@ArahmanHasan32-ub9jw
4 ай бұрын
Sheekh fawdo madoonayaane waxay dawlad diinta ku dhaqmaysa,muslimiinta difaacaysa,jihaadka oogaysa
@adenmohamed4760
4 ай бұрын
Yaa sheekh indho aad ku aragto iyo dhago aad ku maqasho allaha ku siiyo xisbigaaga Salafiya jadiid Rabiic madkhali markii uu lahaa dowlada liibiya halagu baxo dhagahaaga iyo indhahaagu xagee jireen
@Romman114
4 ай бұрын
War jilicsan waaye warkaago " ma taqaana Muftiga Nato nin loo yaqaana waa Yusuf Al qaradaawi magacaa waxa uu ku helay fatwadii uu ku yiri Nato ha weererto liibiya oo ha rido Qadaafi
Amiirka umada kitaabka Alle ku xukumaya ayaa la Adeecaya haduu doono faasiqba ha ahaade Lkn nin xeerarka gaalada umada muslimka ku xukumaya oo kitaabka Alle udiidan kaasi La adeeci maaye waa gaal waana lala dagaalamaya😊
@user-ji3jy5wg4v
4 ай бұрын
kufriigisa daliil ma u haysaa. xadiisku waxa uu leeyahay hadaad daliil cad u haysatid gaalnimadiisa haa u istaaga si abaabulan oo ay wadaan culimada dalka ma aha caruur yaacaysa.
Nin iska hadlay ayaad tahay sheekhan wuxuu ka mid ahaa ragii sameeyay ururka itaxaad ee hada la baxay al ictisaam laakin waa ka towba keenay urur nimada waana iskaga tagay itixadka
@tj-mi2ix
3 ай бұрын
Wll xigmad xitaa wax ku radi laakiin cay waa calaamadaha dadka duuflaalyaalkaa
@mohamedhassanali8919
4 ай бұрын
Wlhi marka ladhahayo سفهاء سلفيه Been ma aha war jaahilnimadan arka iyo fiqi xumadan. Amiir muslim ah iyo murtad gaalo wata oo diinti madalay makala yaqaano xata إن الله وإنا إليه راجعون Wllhi baan ku dhaartaye hadey idinku salafka idin arki lahayeen wey idinka beri noqon lahaayeen. Wlhi meela u socotin lkn maalin waa arkidoona idinko oo la,idin takfirinayo waayo Waliga ayaa waxa siisen mudlaqu daaca taasina ma banaan Allah waxan ka baraya qofki uu hanuun ladoono inuso hadeyo qofkina kalaneh umada dhafiya
@maxamedsamter4185
4 ай бұрын
Doofaar diintiisii kala tageen Ma ninkitaabka ku xukumaya Iyo ku dilmuqraadiyad
@user-ll1zm4nx4y
4 ай бұрын
Idinkuba urur diinmeed jadiidiya ee salafiyiinta sheegta tahiin hadaa ma idinka cir ka soo dhac ah urur hadii magasho waa wax magac leh gooni isku urursada
@khadarmohamoud5835
4 ай бұрын
Calaamadaha ahlu bidaca waxa ka mida in ay salifiyiinta ku dhadhajiyaan magacyo aanay la bixin sida jadiidiyo iyo wixii lamida Ururadan jira mid walba iyaga ayaa magaca la baxay haday tahay xarakatu ictisaam ikhwaan tabliiq
@Muslimah-Salafiyyah
4 ай бұрын
Yaa dhahay waxaa nahay Salafi Jadiidi? Aaway hadalkaaga cadeyntiisa? Wax Salafi Jadiidi la dhaho majiraan ee wexee sidaas ku dhahdiin qofkastoo dhaho Quran iyo Sunnada hala raaco yaa la Qilaafin madaxda, haku bixina madaxda, ha iska handlin bilaa Aqoon la’aan ya maskiin
@user-ji3jy5wg4v
4 ай бұрын
sunnada oo la raaco iyo cibaadada Alle koox ma aha ee waa jidka kaliya ee xaqa ah ee Alle lagu caabudo. dhamaan kooxahan kale ee siyaasada iyo islaanimada isku daraya kursi uun bay rabaan waanu aragnay wixii uu mursi ku sameeyay Masar
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
4 ай бұрын
Wlh waa wax lala yaabo nin salafki u nisba sheganaya inuu ku baaqayo in daaquut la caabudo وقد أمرو أن يكفروا به salafka hal dhiggodu wuxuu ahaa: جئنا لنخرج العباد من عبادة العباد إلى عبادة رب العباد adinkuna waxaa ku baaqaysan boqorada iyo madaxda in la caabudo فشتان ما بينكم وبين السلف الصالح
@maxamedaashaguur
4 ай бұрын
Muuse biixi adeeca diin ma aha jihaad waxaaa ugu sareeya kalimad xaq ah oo suldaan kibray hortiisa ka cadeyso yaa hadaadan ku dhaqan fali kàrin diintaaďa kadaa beenta umada
Пікірлер: 45