I am not Somali, but this song moves me. Music truly brings humankind together. ❤️
@abshirpepe4130
3 жыл бұрын
Walaalka oo sanado hore kugu danbeysa wili ma isku imaaden ee magalkaga Ma wada Aden kadib adaa yaraaye hestan Ma ku tuurty ee Ma qoslay kadibna Ma qiirooday
@Almaaz-gh2ub
10 ай бұрын
😢maya lkn waa rajeyna qaar ba iga maqn wlh😢😢
@abdirahmanibrahim6706
3 жыл бұрын
Uur Hooyo Hees iyo bar iga dheh Heestaan markaan Kabankeeda maqlo waxaan galaa Xusuus walaalageey oo aan kala irdhowney Qurbahaan midba Wadan joogo runtii heestan waxey aad utaabataa walaalaha is jecel yaarabbii caafimaad taam ah sii ustaad Jiim sh muumin waa Aabaha inta hada joogto ee nool kabanka cuudka garaacdo thanks cumar seerbiya
@gorgor855
3 жыл бұрын
Jiim caleek aabaha cuudka xudeydi iyo daud allah unaxariisto macaliin waa ahaayeen lkn jiim waa another level ☝️☝️
@hassanmohmed7529
7 ай бұрын
Rag baa meesha isku helay aan dib inoo soo mari doonin Alla ha u naxariisto siday codkooda iyo gacantooda inoogu raaxeeeyaan
@ibrahimzaylici6975
3 жыл бұрын
Qof dookhiiye!! Jiim Sheekh Muumin kow iga dheh, Xudayfi labo iga dheh tumida kamanka heestan Uur Hooyo....
@avv.muzamilll.m8390
2 жыл бұрын
Geesigaa go'ayoo ciidda hoos maray.!!😢 Xudeyda Eebbow godka ku janneey oo adduun ka sida uu inoogu raaxeeyey isan ugu raaxeey.❤♨️
@abdi_halacmedia9389
Жыл бұрын
Amiin aaamiin
@user-is2tq2oq1n
9 ай бұрын
aamiin
@ahmmedisse
3 жыл бұрын
Cabadka iyo sawaxanka ka yareeya kabanka ayaanba durbadiiba ku gartay inuu farshaxankii weyna ee Jiim gacanta ku haayo kaban. Samatar ayaa afhmi kara gacanta jiim oo marka uu ku mirqaamo guux kula jabooda .yaa jiim rabi caafimaad iyo cimri dheerba allaha siiyo
@cabdirahamantimohindi74
3 жыл бұрын
Magic music with heart touching melody , tubeec waberi godfather
@nimcofaraxifiiye9226
3 жыл бұрын
Hestan. kama. dallo dhagesige waxaay igalisa qiiro iyo xasuus dheere wallahy aan jcyla oo kalaa ilowanya 😪 waxaay tilmam u tahy wallo isa haleli waaye waqtiiga kalaa fogeya adunyad waa sil silad hada dhaan jirto maa xasuusti hore baan kulaa nolanena mise waan isku imaan doona 😪♥♥🖤
@yamaniosmanabdille4266
2 жыл бұрын
Insha Allah waqti waqtiyada kamid ah isku iman doonta haddii la noool yahay
@SuugaanSafaari
Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto whith All Legends HUDEYDI AHUN Jiim Shiikh muumun AHUN Mohamed Saleiman Tubeec AHUN RIP Goats of the somali singers all the time🤲 Dhabarkii ADOOGAY Kii Laga ABUUROOW Naas iyo Abaydinimo Kii iLa Wadaagoow Sidaan kuu ILaawaa Ma ahaan Karaysee Indhahaygu nuurkay Ku iLdoogsadeenoow Adna hay isku kay Ladine Uur Hooyo hahayoow Laba AABO wada dhalay IYO UBAD wallaalo ah Arinkii Yimaadana IsLa kaashanaayoo IsLa kaashanaayoo Isku siiya Gacanee Indhahaygu nuurkay Ku iLdoogsadeenoow Adna haysku kay Ladine UUR HOOYO HAHAYOW Naftu waa ammaanee Aaskayga geerida Adaa i bud dhigaayoo Igu gacan dambeeyee Dhaxal kayga Aadmiga Kii ugu dhawaayoow Indhahaygu nuurkay Ku iLdoogsadeenoow Adna haysku kay Ladine UUR HOOYO HAHAYOOW Dhabarkii ADOOGAY Kii Laga abuuroow Naas iyo Abaydimo Kii Laga abuuroow Sideen kuu iLaawaa Ma ahaan Karaysee Indhahaygu nuurkay Ku iLdoogsadeenoow Ada haysku kay Ladine UUR HOOYO HAHAYOOW.
@mwaranle
Жыл бұрын
❤❤❤
@SuugaanSafaari
Жыл бұрын
@@mwaranle Mhdsanid sxb🙏
@duqrerubaale7119
Жыл бұрын
Adna hysku kay ladine maaha zxp waa hysku kay larine. Yacnii hay hagran camal
@TheMaestro8
3 жыл бұрын
Mulaxankii ugu macalin sanaa taarikhda fanka soomaaliyeed.
@maqdis-mohamet7812
Жыл бұрын
Golden voice abwaan tubeec
@healthylifestylechannel9733
3 жыл бұрын
Uur hoyahaygow .💖👌🏽
@nimcaanmohameddinimo8766
3 жыл бұрын
Legends 💯 🙌 tubeec & jiimi 😍 Alle yarham tubeec 😥
@somalimusicport
3 жыл бұрын
Marna lama agdhigi karo markuu faysal cumar mukhteek qaadayo, ee uu tumayo xudaydi , Jiim waxan jeclahy heesaha jacaylka markuu tumayo
@osmankulane1525
3 жыл бұрын
Kaban Uu Jiim tumay oo midkaan ka mcn wali ma arkin, marka laga reeno isla tubeec mid uu utumay oo ah "Muuniso" silayaab leh buu ugaraacay.
@moustaphatafo979
Жыл бұрын
Jiim sh muumin waxa uu ahaa wax kale waa ninka sidii xudaydi u gacan macaan Aun labadoodaba.
@kingsaadshine5942
3 жыл бұрын
Laba Legend Yaa Is helay wllee Tuube Iyo Jiim Qof cuud ama Kaban Tuma waa Qofkaan ugu jeclahay kama daalo Jiim sh muumin Illhy Cimriga Iyo Cafimadkaba Hawsiyaadiyo Sxp Cumaroow Jiim Intuu Noolyahay maad Xusuus Nooga reebtid Xataa Kaban kaliya Ha ahaatee
@alihanash9986
3 жыл бұрын
Heestani waxay ka mid tahay Heesaha aan gaboobin oo fac walba la fila.. Xusuustii AUN Xudaydi ,Tubeec Joins caafimaad
@saidmohamed6907
Жыл бұрын
This song was produced by 1970s it was written by a man called hudeydi the father of cuud (guitar 🎸) the song sing by many Somali artists legends' this audio will never be gets old every generations will practice
@sheekeeyechannel3024
Жыл бұрын
Waxaan aad ula dhacay sida uu aabbihii kabanka Jiim sheekh AUN u tumayo kabanka alla ya cizak dhamaan fanaaniinteenii sharafta lahaa alle ha u wada naxariisto
*Mother Of Womp ( Uur Hoooyo♥️)* The One Of The Best Sommali Song More love Wlhi Heeskan🤦🏻🩸🩸🩸
@maxamaddaahir1043
3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto boqorka codka
@cadaaweyare9045
Жыл бұрын
Gold voice ❤️🐐🥺👏Rest And Peace ☮️❣️ AUN
@abdirahmanhaydar9481
3 жыл бұрын
bestan hada hadii macqul tahay in uu markale soo tomo ustaat jiim taa yaa kaa.cod san laheen hadii mac quul tahay zho❤❤ So
@engmustafahassan3945
3 жыл бұрын
Had iyo goor waxaan Ku xiranahay dagalkaagan. Waxaanan kaaga mahad celinayaa kaalibta aad Ku leedahay kobcinta afkeenna iyo suugaantiisa.
@xiisoshorts9819
3 жыл бұрын
cizak yaa jiim qofka ugu tumida mac
@AhmedMohamed-jq3fi
3 жыл бұрын
Sabriye , runtii . You have good job , thank you ,
@cabdiwalibeeroof2483
4 ай бұрын
Nice❤.
@ahmedmuller2399
3 жыл бұрын
Axyaa fanaan dhe maxamed saleeban tubeex
@abshirpepe4130
3 жыл бұрын
Ninkaas legend waye
@cawaalexuseen7252
3 жыл бұрын
Uur hooyo aaaah
@Abdiqanimoha7_
6 ай бұрын
Waayaha aduunkaa😢
@Canada-1958
3 жыл бұрын
fadlan try to do a synopsis(Fallo) of the history and sociology behind every song(S) for ur DIASPORA listeners specially those below 30 yrs old that means those born after our FALL from GRACE in 1991. thanks and Guul iyo Gubanimmo.
@aadanhassanomar7268
3 жыл бұрын
Synopsis fallo miyaa bro
@adanmuse7073
3 жыл бұрын
@@aadanhassanomar7268 amaa dul mariis.
@aadanhassanomar7268
3 жыл бұрын
@@adanmuse7073 thanks bro
@saidmohamed6907
Жыл бұрын
This song was produced 1970s it was written and made by a man called hudeydi the father of cuud (guitar) nd the song sing by many Somali artists legends This song it talk about the brotherhood' how they give hand to each other
Hees lamid ah fanka masoo mari doonto hoyadey mcn wiil igu hooyo Ah ma aysan dhalin oo madi ama kali ban ahay Lakin afar wiil baa isku aabo nahay guuleysta brothers
@ahmedqatin77
Жыл бұрын
Zxp Zubba Guleesta adiga iyo your brothers🙏
@yuussufmahmmud5964
2 жыл бұрын
Hobolkii waynaa ee Xudeedi ayaa heeska lahaa
@apdaleosman04
3 жыл бұрын
Tumec boqorkii codka alle ha kuu naxariisto
@abdirazakhussein4339
3 жыл бұрын
Cumar seerbiye xagee lagala soo xiriraa
@azlmcl198
3 жыл бұрын
heesahanu 2-da habeenimo wixii ka danbeeya uun bey dhadhamaan
@shuebibrahimaden1999
2 жыл бұрын
Waa hees uu qof walba uu san daremi karin
@FaaraxGeedi-ve8zl
9 ай бұрын
❤❤❤
@user-jx1vt9yk1z
8 ай бұрын
❤
@alihussien3323
3 жыл бұрын
Caano garoor ah iyo subag sixin ah....
@mukhtarothman2184
3 жыл бұрын
Cumaraw goormad arrimaha xaqa ah ee Diintana ka hadli doonta walaal. Adduumyadu wax lagu daalo maahee. Aakhiro iyo Diinta xaqa ah faafinta ayaa masuuliyad inoo taala ah?
@MohamedAli-nq2zz
3 жыл бұрын
Walaal waad u'nasteexeeysay laakiin waxaa jira rag tiro badan oo ku amaana munkarka ee ilaahay haynoo tuso xumaanta xumaan wanaagana haynoo tuso wanaag aamiin
@anisohirsi2702
3 жыл бұрын
Hesaha baa waa nimcada illahay
@anisohirsi2702
3 жыл бұрын
Music is a vital blessing of life. The traditionalist Orthodox wahabism British Islam Islamic conception forbids music. It forbids everything that is beautiful. Why are you doing this? Where is the harm in music, where do you come up with such an idea? No such thing is mentioned in the verses of the Quran. Why do you fabricate superstitions?
@anisohirsi2702
3 жыл бұрын
Where is the verse in the Qur'an that deems music unlawful? Where is the verse in the Qur'an that deems paintings unlawful? What gave you that idea? There is no such ban in the Qur'an. Consequently, by doing so, you have created a hell for yourself. You have made lawful things unlawful and you hope that you will be given a beautiful reward in the Hereafter. May God protect you from Hell. Coming up with prohibitions in the name of God means ascribing partners to God.
@meecaadyare4764
3 жыл бұрын
@@anisohirsi2702 wax kasta inaad iskaga sheekayso waa laga qurux badan yahee brake your self
@adamyusufshagaxle6508
3 жыл бұрын
Xuquuqda dhawr Oo qofkii original ka Iska lahaa ha iloobin sxb🙋
@ibrahimzaylici6975
3 жыл бұрын
Macalinkii Cuudka iyo Hal-abuurkii weynaa Axmed Ismaciil Xuseen( Xudaydi) Allaha u raxmado
@cabdiwalibeeroof2483
Жыл бұрын
Ahn legend
@abdirahmanhaydar9481
3 жыл бұрын
gabadha mesha ka.dhax hadlesa waa tuma.codkeda heeso badan ayaa ku dhex arkay markaa hadii aad taqanan bal iishega magaceeda idinkoo mahad san.wll thnks
@najiibidar12najiib14
3 жыл бұрын
Waa hibo nuura wllo
@ahmedtaajir5829
Жыл бұрын
Kinsi xaaji
@mhassan0163
3 жыл бұрын
Marka uu Xudeydi tumayo ayaa runtii ka wanaagsan, malaha Xudeydi aun waa codka iyo heestan oo isagu lahaa
@salaadmaxamedwardheere8166
3 жыл бұрын
sxb gacanta jiim ayaa ka macan tan xudeyfa markuu tumayo waa hadad taqan macaan
@abdrmngm7524
3 жыл бұрын
@@salaadmaxamedwardheere8166 wa dookhaga lakiin nin kan wa boosinaya hada dahmeyso heestsna ma aha hees boobsis ah wa dege oo hadana qiiro ehelnimo wato kabn loogaraya wa i uu la socdo emotionalka nin kan hees marqan camal u garacaya
@abdullahisalad4166
2 жыл бұрын
@@abdrmngm7524 sxb jiim shiikh muumin nin kaban uga sareeya somali soma marin xudaydi ayaa yidhi jiim wax an la simo ma arkin
@shafiehassan6170
3 жыл бұрын
Good job sxb adban ku aaminsanahay Facebook iyo youtube intaba si fcn ban kala socdaa
@najiibcolaad2876
Жыл бұрын
Kuwii aan bilaydhka wax ku wadaagi jirnoow,alla maxaan idiin xiisay dhiiggaygiiyoow.
@ahmednorjama6071
3 жыл бұрын
Heestaan waxaa qaadaya Maxamed Saleeban Tubeec ee ma qaadayo Cabdi Tahaliin ee iska sax cumar
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
Жыл бұрын
Dhabarkii adoogay kii laga abuurow naas iyo abeydnimo kii ila wadaagow sidaan kuu ilaawaa ma ahaan kareysee😢
@mohamedsalax7584
3 жыл бұрын
Tubeec axsan fanan
@khalidsalebaan1262
3 ай бұрын
Macalinka cuudka jiim sh muumin alle naxariis iyo jano ha kaa waraabiyo inshallah
@abdimohamed2250
2 ай бұрын
Waaxas aya hees Laga daha ????? Mantana hadunka waxu maraya Sharma boy😂
@maliteacher
3 жыл бұрын
Qofta u jibanaysaa ma bushaaro bandaa
@khalidmohamed6987
3 жыл бұрын
Maxamed S.Tubeec Iyo Jiim, Rag bay ahayeen Alle ha U naxariste.
@shafiehassan6170
3 жыл бұрын
Jiim wuu noolyahay wll
@mardaadisana6962
3 жыл бұрын
Jiim dadka ugu gacanta macaan fanka Ayuu ku jiraa lkn qofka dhegeystey iyadoo Heestan xudeydi garaacayo Tan kuma qancayo lkn maxamed salebaan Baa si fiican buu uqaadayaa
@marwaanmahadsaman3933
3 жыл бұрын
xudayde ayaa asalka ah marka wax walba asalkisa ayaa wamagsan
@khabiirqaraam7935
3 жыл бұрын
Yaa salaam Waa sidaas Sxb Boqorka Codka Waa bareejeeyay Faysal Cumar Heestan Mar laga hadlayo labaduba Waxay u qaadaan Si Layaab leh Waxay Ku kala duwan yihiin Waa Xaga Kabanka Oo Markaa Xudeydi Tumayo ayay wax kale Tahay bahashu
@jamaaldiin6457
3 жыл бұрын
K
@jookarkiiaamusnaa5610
3 жыл бұрын
lkn in yarna kama gaadhayo markuu Faysal Cumar mushtek qaadayo Xudaydina Tumayo
Пікірлер: 102