Dr waan kaaga mahad celinaynaa habka wanaagsan ee daaaha aad uga rogtay kuliyadda laf dhabarta u ah dadkayna iyo dalkayna intaba Wlh waan ku haminayaa inaan barto vetenary ga waxaan ahay arday dhamaystay medical lab technology iyo pharmacology diploma ah
Пікірлер: 5