Masha Allah abaayo Kenya 🇰🇪 waa ka qudaar fican tihiin. Noo badi waan jeclahay vlog yada nuucaan ah Allaha ku xifdiyo
@queenaisha8930
2 жыл бұрын
Qurxda qoyska 2 waa dhaantaa oo been iyo prank iyo waxa layiri mesha la fadhiyaan keep going
@qajo9403
2 жыл бұрын
Dadka nuucooda oo kale ma dawado sida jawhir oo kale oo wax ka baranisid baan jeclahay inaa dawado oo waqtigaga galayo prink iyo qof ba dhuusay oo sas mo yidhi ma daawado
Maasha allah maciishada masar waa raqiis Allaha kuu barakeeyo
@hibomuse1703
2 жыл бұрын
R Aashin weyn ma arko
@hibomuse1703
2 жыл бұрын
1kg 3.5---4 kaluun 5--6
@ifrahabdi7705
2 жыл бұрын
Masha allh waleey anag American 🇺🇸 %% waanay garaqisantihiin intan 500$ kuso gadnay insha allh inay soguro rabay sanadkan lakiin dibdhac insha allh malin un waan iman guryahay lagato apartments kawaran guryahas rabay ilay iyo hadan waan lay ahay qof isiiya warbixin rasmiy manay isurto galeyso sanad kan inay sobaxo abaayo arintay guryahay apartments lagato may soo ogan kartay ado raali ah
@namasteejiii1193
2 жыл бұрын
ماشاءالله اختي الله يسعدك ويوفقك ويحفظك
@m.mshuriye8256
2 жыл бұрын
mash allaha suqasi ma malhal baa mise wa taba waan u xiisay walay masar ❤❤❤
@kamilagashan9471
2 жыл бұрын
Mashalah
@sagalmaashaallahcabdirasaa3588
2 жыл бұрын
Maasha Allah shukran Abasyo
@army-on8wp
2 жыл бұрын
Masha alaah waa raqiis
@hafsoisman1847
2 жыл бұрын
Maansha alaah radioisotope waaye
@sundaapdih871
2 жыл бұрын
Masha Allah gulyso abyo vedio 1 aan ka dawado wye waan ka hely hadalkga io sida aad uqurxsanthy sunada ka muqata waliga xijbka ha iska dhigin love you dear sister 😘 💖 ❤ ♥ 💕 💗
Mashaa Allah Jazakallah kheyr xabibti bilhana washifa Allahuma baliqnaa Ramadan Yaa Allah Yaa Waduud yaa Dulcarashi majiid yaa facaalu limaa yuriid amiin amiin yaa Allah 🥰🥰🥰💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jawaahirhussain2890
2 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@cabdifitaax8764
2 жыл бұрын
M.a basal baar ayaan dhahnaa
@S_Siman2188
2 жыл бұрын
Quruxey nolosha masar si fican noga so hadal adban u daneynaya masar wa side xalkedu💞
@nabadoonka6649
2 жыл бұрын
Lakiiin baayo waxba noo madan sheegin wxaan rabnay inaan ogaano qiimaha nolosha masar, marka please video kale soo samee oo kahadlaayo qiimaha maciisha, ijaarka, lacagta gaari raaci ama transportationka iyo qiimaha Adeegyada iyo waxbarasha, please marka byo video faahfaah noosoogali, thank you so much.
@breenaabdihassna7875
2 жыл бұрын
Masha Allah Abyo Ramadan kareem
@iqraaliiqraalihassan7948
2 жыл бұрын
Abaayo iisoo duceey illaaheey qeee haku siiyee
@engosmanabdilahiali5056
2 жыл бұрын
Eng. Osman abdillahi ali Aad baad u fiicantahay. Masar waxan joogtay 1986. Waxan degennaa masar aljadiid. Marka waxaad dariiqa lagu gadi jirey al caysh aad u jaban. Hadda waxaad moodaa noloahu inay qaali tahay waanas salaamanrahay.
@zuheyramao1548
2 жыл бұрын
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad aad iyo Aad ayuu ii cajabiyay
@sicidoxarago1446
2 жыл бұрын
Abaayo isoo qabo waxan kaa rabay ku saabsan masar
@najmaomarchannel
2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah intaas dhan hadad kuwadatid 100$ raqiis wye wlhi Allah idin barakeyo xbbti Ramadan Mubarak 🌙🥰😘
@shukricismaan452
Жыл бұрын
Masha allh thnks abyo hada kugu soo biiray aad baa ugu helay sida wax u sharxeesp ❤
@ruqiyaabdisalam4731
2 жыл бұрын
maashaallah qaali ma ahan
@ashamohamed689
2 жыл бұрын
Ramadan mubarik
@XaawoMaxamed-jf8wq
6 ай бұрын
Masha allah
@maryamabdallah3904
2 жыл бұрын
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله احلا من بلاد مصر ومقيمين اللهم يحفظك ويحميك يارب العالمين
Masha Allah xppti waan ka helay aad ayey raqiis u tahay maciishada lkn meesha dharka inaad aado ayaan jeclaan lahaa
@DanmalianGroup
2 жыл бұрын
Asc jawahir wallo waa jabantahy macishada mansha allah
@Muslimah-Salafiyyah
7 ай бұрын
Abaayo, video Ma Samey kartaa sidee Masar loogu soo Guri Karo iyo si Visa looga Heli Karo waxaa Ahay Haweyney, Iyo ninkeeda iyo Cunug yar, oo Haasta Sharki Weyn oo Yuribiyaan ah. Sidee ugu soo Guurnaa Masar? Pliz
@aliabdalla1623
2 жыл бұрын
🌹ASC WAR WAB 🌹Ukhtii Jawahir WAXAAS MA ADEEGA. RAMADAANKA MISE USBUUC LOOGU TALO GALAY
@aliabdalla1623
2 жыл бұрын
GURIGAAS KIRADANA. MASHEEGIN PLEASE.
@nadifoisak2140
2 жыл бұрын
Wcs abyo wanjeclahay masar nbi ayan joga inshaallah mar wan.imaan.donaa
@jslfr33fir35
2 жыл бұрын
RAQIIIIS WAAYE
@ksharif1564
2 жыл бұрын
Mashallah inaba caadi mahan barakallaah laka
@qajo9403
2 жыл бұрын
Thanks happti jawahir ❤❤❤❤❤❤
@talisohajji8091
2 жыл бұрын
Xabiibty guryaha mafruushka nosoduuub
@zamiad3722
2 жыл бұрын
Suuq uraaye hhhh I miss qahirah
@raxmataali8598
2 жыл бұрын
Jawaahir ma helikaraa taleefankaad Adiga oo raali ah qofna kama aqaan
@safiyokofiro1105
2 жыл бұрын
Masha Allaha walal Allaha ku barakeeyo
@Abtidon277
2 жыл бұрын
Asc xabiibti ka soo hadal xafada actobar
@xalaalquutemaqasaaro5287
2 жыл бұрын
Mashalah tabarakalah abaayo way qiimo fiican o jaban waaye wan ku farxey sey maciishada u tahay raqiis anaka boqol dollar wax weyn maku gooyso mesha ku noolahay
Пікірлер: 493