Masha allah tariikhda ayaa meel weyn iga taabatey ustaad ahmed naji sacad. Shacabka somaliyed waxey u bahan yihiin In tariikhda did loo baro... most off them In wadani nimada laxasuusiyo qiimaha iyo qaayaha ay leedahey. Sidey ugu baxan jahil nimada iyo qabyaalad iyo qurun. Insha Allah
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
I like our family history. Ahmed Nanji the god music Somali people
@geeska
7 жыл бұрын
Nama soo marin mana u maleynaayo inuu na soo mari doono nin isku darsaday Abwaan, Laxamiiste, Musician, Jilaa , Farshaxaniste iyo intaas ka sii badan! Waa in weligii la xusaa jiilasha dambe MaashaAllah!
@MrLooyaan
8 жыл бұрын
Axmed Naaji Sacad ...Waa Abwaan , Mulaxan , Musician , Wadani Dhab Ah Taariikhda Ayaaa Xussi Doonto Qof Kasta Waxa Oo Uqabtay Wadankiisa & Ummadiisa Allaha Xafido Al Ustaad Axmed Naaji .
@calicigaal5791
4 жыл бұрын
Maansha allaah abwaankan taageero sare ayaan uhayaa runtii
@mohamedgelleanshoor4291 HE WAS AUN ALSO , A NATIONALIST, PATRIOTIC AND IDEOLOGICAL LEADER 200% MORE SOMALI THEN THOSE WHO R PILLAGING, RAPING, LOOTING, DESTROYING, MURDERING SOMALIS AND #SOMALIA SINCE 1991-PRESENT(2023) WHILE WORKING AS #FOREIGN_AGENTS OF THE ANGLO-AMERICAN NEOCON ZIONIST EUROPEAN EMPIRE OF PERMANENT SLAVERY AND OCCUPATION.
@MsKafiya
9 жыл бұрын
Ya Rabbi Bless Ahmed Naji!
@abdulkaderjama1494
4 жыл бұрын
Axmed naaji weligeey ma helin fursad aan kugu arko laakiinse waxaan ku leeyahay ma hadsanid cumri dheer oo cebaado leh ilaaheey ku siiyo
Salaam fanaan axmed naaji sacad guulweyn baan kuraje e ynaayaa
@iproomo887
3 жыл бұрын
MashaAllah legend Alfanaan ustaad Ahmed naaji❤🙏
@ahmedaskar8161
4 жыл бұрын
Kama ciso dhaco dashada barnamijkan long life 2020
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
Ahmed we remember you
@adancabdulahi5712
7 жыл бұрын
Masha'Allah Ahmed naaji
@wazzadehuntur9510
4 жыл бұрын
Woow Legend Ahmed Naaji. Allah haku xaafido Ustaad
@mulkidahir3837
Жыл бұрын
Allah u naxariisto😭😭
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
Ahmed we keep your name MUGADISHU Taalo
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
Ahmed you a great our dyaqqn Somalia
@mouhiyomouhiyo2935
Жыл бұрын
Allah yarxamu
@abdihakimmohamud9373
4 жыл бұрын
Heesaha ugu caansan ayay ahayd heestan Axmed ku bilaabay marka laga hadlayo waxsoosaarka..Aan beer faloo.
@rashidmoh7262
4 жыл бұрын
Ahmed naji kan waresanaya waa nin badeye ka yimed
@safiyasaid9189
4 жыл бұрын
Mashaallah fanaan qaali ah
@imanhussien3785
6 жыл бұрын
Ahmed Naaji abawaan qaran
@MubYus
4 жыл бұрын
Axmad naaji sacad.. fanaaan abwaan weyn
@maxamedcabdulkadir8730
4 жыл бұрын
M.allaah abwaanwen
@jaamacalijaamacjaamacalija1803
4 жыл бұрын
Masha allaaha axamed naaji sahal
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
We miss Somali
@mahmodkirih862
4 жыл бұрын
Ustaad axmed sacad naaji 🌷🌷
@mohamedhussein9899
9 жыл бұрын
Best legend
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
You the man Ahmed
@Wonderer224
4 жыл бұрын
Ninkan wareysiga qaadaya hadal badanaa. Bal muu sugu inta fanaanku hadalka dhammeynayo. Wuxuu fanaanku ka sheekeynayey arrin muhim ah oo taariikhi ah oo aan hore loo maqlin, markaasuu hadalkii ka joojiyey. Alla yaa bara sida wareysi loo qaado.
@libanmo9415
4 жыл бұрын
Ustaad Fanaan iyo badh🎸🎸🎸🎸
@nuurcabdi9082
4 жыл бұрын
Maasha allh ilaahay ha xafido
@xassanismaaciil8893
4 жыл бұрын
axmed naaji waa hanti soomaaliyeed hala ilaaliyo adayga ilaacadana waa mahadsan tahay
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
Dee waa roob somali
@abbesson15
4 жыл бұрын
Waa qoslay Ahmed naaji
@koosjama4890
4 жыл бұрын
🇸🇴👍❤
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
All about Somali
@iisamuhamudabukar5448
4 жыл бұрын
heesihiisa xamariga hooyo ayaan ka maqli jiray waagaan yaraaa Lkn hooyo oraginaly she isn't 🇸🇴 she is oraginaly yemanian 🇾🇪
@ahmedholad6247
5 жыл бұрын
Aabaha mushakalka fanka soomalia
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
Ask how little
@ruweydatiktokchannel8687
4 жыл бұрын
Asc Xiamen owfaarx waa abeam qaaliya !!!!!
@suadhajiisse1672
4 жыл бұрын
Axmad naaji sacad 🤩🤩
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
Habar rag
@mohamedgelleanshoor4291
4 жыл бұрын
Habar jecllo music
@caashaqalbi372
2 жыл бұрын
Beriga habar jeclo Lama aqoon
@abdihassan3836
4 жыл бұрын
Al instaad Axmed Naji waa Abaha umada Somaliyeed. Umada Somaliyeed oo dhan ayaa jecel ustaad Axmed Naji
Пікірлер: 171