Ani dadkii idhibateeyeey waa lay tusalay lkn maa buskoniin xanuuun wali 😢
@princessedapsan5609
7 ай бұрын
Abayo alle haku cafiyo lkn dadaal aya laga raba Wlhi inad naftada cilajiso
@naturechannel8026
Жыл бұрын
Abayo suuratul baqra waa cajiib 2bil wadaa wax badan ba ka faaidey lkn markan xeydka qabo waan joojiyaa dhowrka casho waan ka welwelaa dhowr kaa bari ee anan akhrin ee maxaa sameeya
@Fathiibrahim5245
8 ай бұрын
Abyo malinwalba xig miya aqrisa mise wadhamysa malinti
@princessedapsan5609
7 ай бұрын
Ado xaydka qabo aqri telefnka
@sundabashir5461
Жыл бұрын
Xbbti xagee kaala so xiriiraa qisaan rabaa inaan kula wadaagee
Пікірлер: 23