You are very strong lady abaayo mcn and we so proud of you 🥰
@sahramahamud2558
2 жыл бұрын
Safiyo be strong 💪
@som1
2 жыл бұрын
Mashallah happy to see your beautiful face Habayar. We love you be strong and keep your head up. Allah will give you victory and happiness xx
@sudiomar6103
2 жыл бұрын
Abaayo hooyooyin badan baa dhibkaas ito noloshaas kula soo maray hadana waad kasoo gudubtay culayska ku hayasta ilaahay baa kaa dhulqaadaya insha allaah
@ashanur7166
2 жыл бұрын
alle hakaa bad baadsho safiyoy cadaabka aduun iyo aaqira wan ku jeclahay alle subxaanahu watacaalaa hakuu saqiro amuurahaga oo dhan
@bilanjama4820
2 жыл бұрын
Ilaahay haku ciil tiro abaayo
@yasmin8196
2 жыл бұрын
Mashaa Allah xayaysiska lagu furay lacagba ka helee inshaa allah
@nia8672
2 ай бұрын
SubxanALLAH walaley maad baryadan iskadhaftid. Baryo badan iyo bahi badan waleysku nacaye. Maad waxan wax dhama sameysid. Wa ila gormaa unban ku aarkayay. Waxan hadi labartana way adagtay saa layskaga jaraa SubhanALLAH. Weyseyso oo ilahay baari way yartahay inta intaas kushegta. Mahadsanid✌️
Wallaahi waa qiso cajiib ah ee walaal Safiyaay sidaad u soosamirtay inaad iskaaga dhaafto warkiisa yaanba jeclaanlaahaa Allaah yaa xaqsoore ah haweenka soomaaliyeed dhibaatadasaa oo badan ayay wada mareen.😭😭😭😭😭😭😭😭
@salmaa2871
2 жыл бұрын
kaga darankah waa uurki iyo fooshi kugu horaysey 🥺😳INA LILLAHI WA INA ILAYHI RAAJI3UUN 😭😭😭😭😭Laa xawla walaaquwata ilabilaahil calliyul cadiim!!! you have Allaah and us our dearest sister you are A TRUE Servant and righteous Slave of Allaah!! and we know that you are speaking Truth!!! we love you and all those who are going through the same hardships like you including me!!! mine is like a mirror to yours, hence it might be WORSER! i tried more than 3 times to commit s u i c i d e but Allah didn’t let it happen everytime. subxaan Allaah! i was looking for escape from what i was going through, it was the only way out for me. but Allah saved from the evil doers and in His Mysterious ways gave me tranquility and insight His Noor and opened my inner eyes! Alxamdulillaahi Rabbal 3aalameen for everything
@haldhaa804
2 жыл бұрын
Beautifully said, Maansha Allah, Allah's light be with you sister, there are many sisters suffering. Stay strong and be beautiful as I am sure you are beautiful💕💕
@salmaa2871
2 жыл бұрын
@@haldhaa804 Awwwe🥰🥰😥Amiin macaanto my dear sis you are beautiful inside and out Maasha Allaah. Jzklah macaanto may Allaah bless you and your family all that’s good in dunya and all that’s good in akhira and protect you from jahanam and all evils and fitnatul dajaal. Amiiin 🤲💚
@haldhaa804
2 жыл бұрын
@@salmaa2871 Allahuma Aamiin 🤲🤲
@som1
2 жыл бұрын
allah is with you keep your head up and don’t let shaytan win, fight the evil thought. Be strong and protect yourself from bad friends. Allah loves you more then your own mum. Xx
@sahrajama4016
2 жыл бұрын
😭😭😭😭
@hodonabdullahi6382
2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹 Masha Allah walashey macaan rabi dhibtabe kumatuso
Safiyo already you've survived 👏 inta kuu dhiman Allaha kuu hagaajiyo abaayo
@munafarahelmi7968
2 жыл бұрын
Nolashu xanun badanaa sad 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@khadijamohamed7420
2 жыл бұрын
Maashaa allaahu abaayo waxaad tahay hooyada aduunka uga qaalisan allaha ha ku xifdiyo adawgna allaha kaa qabto
@hania9627
2 жыл бұрын
Safiyoooy samir walashey aduun leewaye waxan Waa ka gudbee ilaahay farxad hakugu so celsho owladada samir wa gareey hore usoco ninkaasna iska daa owladada usamir abaay
@bureqoahmed6379
2 жыл бұрын
Asc sethy adi allah alle hakuugargaaro
@muuminad3143
2 жыл бұрын
Allah dhibka ha kaa dul qaado wixii ku soo maray ee dhibaato ahna ajar ha kaa siiyo subxaana Laah. Ragga Somaliyeed Allah xaqa ha ku sugo dhibka na haystoo dhan ayagaa ka masuula
@ilhaancaynab8840
2 жыл бұрын
Ax ax ax abaayo mcnto illahay ha ku xafido Aamiin
@naimaali9345
2 жыл бұрын
allah ha ku soo celiyo caruurta an dhibkad umartay wan ilmeeyay said walaahi
@haboonhoodo2663
2 жыл бұрын
Maskiin walahi wan la murugoday .safiyoy garan mayo waxad naftada sidaa ugu dulmisay nin aan kuu naxayn oo aadan nolol kale ku haysan hadana intaa usii dhalaysay silic ku dhalaysay wax kugu kalifay garan mayo dumarka soomaliyeed wan ka yaabay qaarkod waxay u dulqaatan habeen umasii hoydeen ilmana umasii dhaleen nin aan naxariis lahayn oo aan xurmo ku haysan xaqna isiin maxaan waayi maxa igu dhici oo taa ka daran ilay duli nama bado war walalayalow plz abuser iyo silic ha haku samrina ilmo maxaa u dhali wayday lagu cadaabi mayo waa lagu qabaa magac uyaal ahma wax ma idin taraysee safiyoy hbo ilahay awlaada aad dhibtaas lasoo martay hakuuso hadeeyo oo hakusoo nabas celiyo hooyo da yar oo naag adag ah baad tahay wad guulaysan
@saynabibrahim4703
2 жыл бұрын
Masha allaah abayo allah haku barakeeyo wlhi aad ayad u samir badantahay allaah ilmaha haku so celiyo waa bil barakeysan si niyad ah ayan kugu duceyey insha allah samirkada ayad ku guuleysan doonta aduun iyo aakhiraba abayo allah ha ku xafido
Safiyo abaayo sheekoyinkaga books ka qor. Wa very inspirational. Aad ayaan uu qiroday sheekoyinkaga.😢
@sharmarkeshariifmohamud4768
2 жыл бұрын
Abaayo gabadha aan caawino lawyer aan u qabano kuwii dulmiyey oo caruurta ka qaatay aan dacwayno.
@huda9105
2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@madinaali9925
2 жыл бұрын
Abayo mcn ha soo xasusan noloshi hore ee usoco 👍🤴❤❤💯💯
@ashaoali8020
2 жыл бұрын
MADINA ALI . HADAADAN XASUUSAN WIXII TEGEY SIDEED KU XALINEE WAXA SOOSOCDA .
@muuminad3143
2 жыл бұрын
Xusuustu waxaad adigu xukunto ma ah. Dhibka ina haystaa dumarkeena Somaliyeed waxa weeye nin ilmihii kowaad sidaa kuugu dayacay ayaynu kuwa kale u sii dhaleynaa
@maryanmaxamed3376
2 жыл бұрын
Wllh fool waa xanuun abyo balse illheygii kuu gargaray ayaa mahad leh alx wax ku dhibo allh ku tuso sister ♥
@aslihasanosmaan2058
2 жыл бұрын
mama.adag.horay.usoco
@hafsajamamuse5518
2 жыл бұрын
Nolaal adag oo xanuun badan baa soo marday😭😭😭
@qalideeqo7472
2 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹🌹💖💖
@Beeldaje
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@youssoufaliabdillahi2367
2 жыл бұрын
Asc waligay nin somaliyeed sidan samayn kaasi waa damiir laawe
@rashidawad5825
2 жыл бұрын
MAANTA SAW MA JOOGTID ALSKA, WALAAL SIDA BOQORAD U NOOLOW. CIDNA HOW CALAACALIN.
Subxana’allah abaayo maxaad intaas usugeesay midkaas qabaw xaq kugu malaha inaad kafasaqato diinta ayaa kubaneesay adiga ayaaba intaas uso samartay allah badalkeeda aakhiro kugu siiyo caruurtadana allah kuso celiyo abaayo
@asmawarsame2647
2 жыл бұрын
👌❤🎀❤
@xaliamoha4195
2 жыл бұрын
Alle albaabkasta o khayra hakuu furo😭
@madinaali9925
2 жыл бұрын
Ninkas ha u dirin lacag duliga
@houda-sld
2 жыл бұрын
Ax wa dhageesan wayay walhi
@ruqiiyacawiil9116
2 жыл бұрын
qof ilmahiisii lagu ka soo goay lagu caynaayo iyo xaaskiisii xalaasha ahayd caawinteeda waa cajiib soomaaliyay isku xishooda Waxaan ceeb ahayn ceeb ha ka dhiganina
@abdillahisaidossob3284
2 жыл бұрын
Niinka waad ku buxisay Daniel.
@ladanahmad6804
Жыл бұрын
1
@fowsiyohussein5150
2 жыл бұрын
Ilahay dhibka ha kaa saro kuwaas soo martana kheyr ha kuugu badalo
@qaliabdi290
2 жыл бұрын
so sad walalo Alle hakuu gargare please halkaa ku xidh
Пікірлер: 123