Allaa cabdi casiis gabadha saan u yar oo baadiyo lagu koriyay kuwa bahalo ah amaay soo wacaan oo ay baahideeda ugu faa,ideestaan. Allah maskiintaan iyo inta dayacan oo jilcan ka qabo bahalada gabdhaha ugaarsado.
😭😭Allaha u soo sahlo koley lagama warqabo asagiiba wax ku dhacay inuu dhintey inuu xanuun san yahay oo meelaha dadka lagu xananeyo ku jiro allahu aclam balse allaha soo sahlo aamin amen 🙏
@ashawooo
2 күн бұрын
Labda gabdheda illahaya ha uu naxariisto Hooyo macan illahaya ha uu sahalo abaahad illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya
@foozia426
2 күн бұрын
Ilahay haydiin soo fududeeyo abahiiin insha allaah ❤
@kowsaralihassan7674
2 күн бұрын
Allah subxana wa tacala gabadhahas aabaheed ha u sahlo😢😢😢😢😢
@user-tv7ym3vd6x
2 күн бұрын
Alle ha ku sahlo abyo macnto🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hibaqahmed4405
2 күн бұрын
Masaakiin habaryar ilaahay hooyo ha u naxariisto aabana rabi ha idiin soo sahlo
@aminasuleman9446
2 күн бұрын
Illaaow u gargaar gabadhahaan yar yar uso dhawee aabahood amiiin amiiin yaarabi
@Fosiyaheersare
2 күн бұрын
Allaha U Soo Dhaweeyo Aabahood
@foossamatar7855
2 күн бұрын
Asc wwb, Allah ha kuu soo birbiriyo
@user-lx3ev4yf4j
Күн бұрын
Ilahayoow u sahal rabiyoow abaheed aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@mohamedsaladyusufmashaallh7741
2 күн бұрын
Allah usahlo aabahood
@qaalihassa3057
2 күн бұрын
Ax Allah kuxifdiyo Aabana Allah kuu soo sahalo 😢😢 Aamiin Aamiin yaarbi
@binfaqiibnulbalad1387
2 күн бұрын
Nin fcn aa tahay oo kheyrka jecel dadka ugargaara alah kugarabgalo jizadaada jano akhuuya
@amalabdisamed4367
2 күн бұрын
Alle haw soo dhaweeyo
@zahraabdullahi3294
2 күн бұрын
Allaha caziizka ah waxaan u waydiin gabdhaha yaryar oo hooyodooana dhimatay allaha u naxariisto aabahood allha u sahalo oo kurbada ha ka qaado soomali kurba badanaa ilaahay xaqa ha tuso somali cabdicaziiz rabbi ha ku xifdiyo oo khayr ha ku siiyo
@umoruweyda1622
2 күн бұрын
Illahey ha usahlo abahod
@MohamedAbdi-br9wu
2 күн бұрын
Alaha usahlo abahood Amiin
@user-xq5zy1dw5u
2 күн бұрын
Allaha u sahlo abo hood
@PoppieRooi
2 күн бұрын
San namba my brother ❤
@kafiyomuhumed1753
2 күн бұрын
Alahayow usahal si dag dag oogu keen waa ubax yar yar oo farxada aabe iyo tii hoooyo ay kamaqantahay yaa Rabi sahal amuuraha
@farahmohamud138
2 күн бұрын
ILAAH ha u sahlo helida abahood. Aamiin Aamiin Aamiin
@celimataan4923
2 күн бұрын
ALLE HA IDIN SAHLO AABIHIIN ASAGA OO NABAD QABA AAMIN AAMIN AAMIN
@duniyoragecohniijk753
2 күн бұрын
Ilmaha saas bay dayacaan hadaad nooshahay gabdhahaaga quruxda badan la hadal
@degan4
2 күн бұрын
Abbé u kaa lay gabdhahaad 😢😢😢😢
@user-eu4yn5bl9k
2 күн бұрын
Allahausahalo abahood
@user-od1lo2rz1l
2 күн бұрын
Asc walaal allah ha u sahlo tankale haddiibo ay hooyo iyo aabe abgaal yihiin aaway adeeryaal iyo familki intiisii kale
@hanixasan847
2 күн бұрын
Alleh ha u gargaaro wllo
@abdulahihassanjimale8149
2 күн бұрын
HAL IGAAR DHALAY HABEEN ANO ARKIN HABEEN MA II TOOSNE ASNE LABO GABADHA 16 SANO KA MAQAN
@Shin-wu4mi
Күн бұрын
Allow u soo dhawee yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 😭🤲🤲🤲
@ahmedbulsho1849
2 күн бұрын
Alaha u sahlo
@RahmaGedi-hp3fb
2 күн бұрын
Alaha usoo sahlo aabahood❤
@kiincadow76
2 күн бұрын
Yarabi usahal
@safiyahassan3803
2 күн бұрын
Raga soomaaliyeed wax guurso waa yaqaanaa lakiin xanaanada ilmahaooda ma gartaan allaha ceebaha asturo
Gabadha aabe bas ayaa kamaqan hadeyba eedo heysato cida reer aabe wey taqaan sida aan ufahmay
@LibanHassanNor
Күн бұрын
Reer gubad ley aya garanaayo ninkaas qabiilka ee shegtay laftaas gubadley ayee ubadan yihin xaga halaga raadiyo dadkaas
@warsamemohammed9422
2 күн бұрын
Ragga somaliyed wa loosers ilmaha inta dhalan bey dayacaan duli .waxa laga yabaa inuu xanunsanyahy ama xiranyahay. Ama drug out yahay oo nolosha ka dhacey. Waxay ubadantahy inuu drug out yahay.
@warsamemohammed9422
2 күн бұрын
Abgaal xamar joogo abo umma bahno .
@niyaaladem
2 күн бұрын
Oo waayo?
@saidmussa6461
2 күн бұрын
Kani waa Mooryaan dhiigyocab ah indhacde ayaa adeer u ah oo gabdhaha yar yar 16 guur ka raadinaya bahalo HG
Пікірлер: 85