Kuli soqaqawo macalimiinta cilan Cali sh Naxar Sheylilahi X farey Kuli so aruuti sxb WAla xeyseynayaa marnamij kaan Thanks
@baashirxasan2548
3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto mclnka janada alle ha geeyo qabriga alle ha waasiciyo
@axmedsuudi3475
3 жыл бұрын
Masha allah macalinka warkiisa waxa ka muuqdo darajo weyn
@maxamedwali120
3 жыл бұрын
Man Sha Alh Al xaaji macalin abukar owxasan Nuur macalin dabagooye alla haku xafida dhaman adiga iyo subacleyda somaliyed waxa tihin dad ku dayasha mudan ad ayad umahad sntihin dhalinti barnaamijkan so diyariyay si wngsn ayu uhadlay macalinka wax jira ayu ka hadlay subacleyda dhalin yarada dhaliil aya idinku jirta Iska saara I.n
@quruxdumar6034
3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto mcln dabagooye
@fardowsoiskufillan
3 жыл бұрын
Please subscribe igu caawiya Allaha idin caawiyo
@sharmaakesharma3838
3 жыл бұрын
Alloow u naxariiso adeerkey macalin abuukar owxasan nuur😭😭😭😭😭😭😭
@abukarabdirahman7846
3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Macalinka ! Khatumada Allah ayaa u wanaajiyay ee Daartiisa Aakhiro deris Allaha uga dhigo Anbiyada
@mukhtaarmuxudiin1101
3 жыл бұрын
Aamin ilaahey how naxariisto macalinka
@mohamedabukar2042
3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo mucalimkeena wa geeri xanuun badan,sharaf iyo qiimo gaara ayey ii aheyd inan macalinka wareysi kaqaado runti waxa u aha macalin ixtiraam badan qalbi furan sheekadisu dhan qur an kaliya ayey aheyd
@bilaalsuudi9584
3 жыл бұрын
Wareysiga isbuuc kahor miya misa isbuuc kahor ayaa soo galisay oo waa waqti hore ? Allah U naxariisto mclinka aamiin yarabi🙏
@mohamedabukar2042
3 жыл бұрын
@@bilaalsuudi9584 23-ka bishi hore ayey aheyd habeeki aya wareystay maalintina wanso dhignay
@deymasame6871
3 жыл бұрын
ماشاء الله معلم ابو كر
@mohamedhassansaney2575
3 жыл бұрын
Allah u naxariisto macalin dabagooye
@abdirahmanbarre3905
3 жыл бұрын
Ma dhinttay macalin dabagooye
@cabduqaadirmoalimarab3744
3 жыл бұрын
Allah macalin dabagoye Allah ku barakeyo aabahey oo Sxb la ahay allah u naxariisto horo usocda Allah idin daayo
Miyadan kaxishonenin axadka kalamka Alle dimbaarsan walal اهل القرآن هم أهل الله وخاصته
@abuusufyaanislaamkakor8592
3 жыл бұрын
sxb wariya nimadaada wax kabedel waxaa loo baahanyahay aftahan nimo. Sxb su aalahaagu waa daciif wax is ka bedel
@cabdiraxmaanmaxamed1947
3 жыл бұрын
allh unaxriisto
@aweysqalinle7471
3 жыл бұрын
M.a waresi fiicn wye m.a
@ceeblaaadan4547
3 жыл бұрын
Macalinka wudhintay maqlaayay maanta marunbaa
@allwarsheekhqaadiriyatv7076
3 жыл бұрын
haa ebow Alaha unaxariista ducadiina neh Alaha u aqbalo
@mohamudhussen2503
3 жыл бұрын
Mucalim caan ah ayaan kuu tilmaamaa waxaa layiraahdaa mucalim yusuf mucalim maxamed mucalim nuur 40 sano dugsi ku hayaa magaalada muqdisho tell 615772204 anigaa kugu hagaajin doona inshaa allah
@cashwill7119
3 жыл бұрын
i realize I am kinda off topic but does anyone know a good website to stream new series online ?
@joelgunner5405
3 жыл бұрын
@Cash Will i use Flixzone. You can find it on google =)
@marshalljaxxon4425
3 жыл бұрын
@Joel Gunner yup, been watching on flixzone for years myself :)
@cashwill7119
3 жыл бұрын
@Joel Gunner Thank you, I signed up and it seems like they got a lot of movies there :D Appreciate it !!
@joelgunner5405
3 жыл бұрын
@Cash Will You are welcome =)
@ibraahimalidahir3009
3 жыл бұрын
انالله وانا إليه راجعون أحسن الله عزاكم وعظم الله أجركم وغفر الله لها ورحمها رحمة واسعة وادخلها فسيح الجنان والهمكم الصبر والسلوان وإنا لله وإنا إليه راجعون Rabi ha u naxatiisto #Macalin_Abukar_Owxasan_dabagooye Wuxuu ka mid ahaaa subacleyda mogdisho Macalinka Rabi haka warabiyo janadii firdowsa Allahna na sabarsiyo Eheladii iyo qarabadii uu ka baxay dhamntyn insha allh Haloo soo duceyo macalinka insha allh
@allwarsheekhqaadiriyatv7076
3 жыл бұрын
Amiin Subacleyda iyo qarabada o gabaxay Alaha gasawar siyo macalim ka waa Ahlu qur Aan Ahlu diin Alaha unaxariisto
Пікірлер: 107