This is very beautiful. Heesihii hore dadka qaada ama midhaha ayay qaldaan, ama codka ama music-ga ayay qaldaan. Cid sidii originalka u keenta way yartahay. Tan waxaad moodaa intiiba inay keeneen ama dhaafeen
Sidii caadiga aheyd. Kama kawaida, labadaan waaba iga yaabiyeen. Tumis iyo codba cajiib waaye. Hore usocda asxaabeey. Goor kastoon arko ayaa horey kadaaraa.
@abdallekhaakhandaro6781
Жыл бұрын
Ustaad Filfil Waan Ku Wata Ustaad
@mohamedabdi347
4 жыл бұрын
First comment wax kale
@somalia6633
4 жыл бұрын
Ustaad filfil waa hanti qaran
@mustafemohamoudmohammed9717
3 жыл бұрын
Macalinku dalkuu joogaa gacanta ha ii fadhiisiyee Waan u xiiso qabaa inaan barto Kamankee.
@umarabdi5814
4 жыл бұрын
Yasalam waxba kadhacay 😎🎻
@somalia6633
4 жыл бұрын
Ustaadka ustaadada Mr Filfil, salaan sxb
@abdidhilow
2 жыл бұрын
Waaaaaaw ustaad filfil aadbaankuusalamay
@CmonNowTellme
3 ай бұрын
Inan yahaw rucliyo orod Kugu raadshoo abidoo(ma aha "anigoo"). Bilowgiiba waad khaladey . Ii soo bari
@AdnaAhmed-sj5jq
4 күн бұрын
mashalh❤❤❤😂🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤
@cabdiladiif4649
4 жыл бұрын
Wiil wiil dhalay mr filfil
@omarguled691
3 жыл бұрын
Caadi buu ula sheekay sana cuudka ninkan Gacan Ba U Taagay 🙋♂️
@kuwaytadanmagtayn4592
2 жыл бұрын
cuudka inta u.horeeysa wuu uturayaa inta danbe bal ila eeg sida uu uga hadlinayo markii laga reerbo cumar dhuule ninkaan waa hubaal inuu yahay nin bahalkaan caadeystay filfil❤️
@idirisali572
4 жыл бұрын
Heesti xasan adaan ayaad so galaysa zxp ee iska sax music ga zxp
@birqaab2741
2 жыл бұрын
Filfil gacantiisu Waa Art
@birqaab2741
2 жыл бұрын
Sxb Hargeisa maxaa kaa hortaagan filfilow
@Abdiwasac-Qorshe
7 ай бұрын
Cuud #Hadlaya 🔥
@wiillgarre8294
4 жыл бұрын
Cajaby cajiiiib
@nabardaarshe6276
4 жыл бұрын
Aweys goobe yaaba igu soo dhacay!
@sir__cmc
4 жыл бұрын
Aways goobe iska daayoo Xataa nuradin Ali amaan Ayaanu gaadhayn
@husseinabukar7723
4 жыл бұрын
@@sir__cmc micnaha yaan la gaadheyn ma filfil mise raga kale Ani ninkasn nin ka qatarsan inu jiro uma maleynayo hadu jirana waa hal ama 2
@cismaanxasan6555
4 жыл бұрын
aaad i aaaad💖💝❤
@mohamedabdi7356
2 жыл бұрын
Ustaad filfil xagee kala Soo xiriiraa plz
@raajuuofficial2383
4 жыл бұрын
Ustaad aad baad umahadsan tahy
@wehelashaq3368
3 жыл бұрын
axsan cuud iyo cod ninkan bahalka wuu ku gam ayaaba
@abdinoorninweyn2076
4 жыл бұрын
I like that
@maxamedlooto5449
4 жыл бұрын
Yaa salaam
@cismaanxasan6555
4 жыл бұрын
fifil i noolow
@kamilhussein5082
4 жыл бұрын
Ustaad filfil waan ku taageraa in badan waxaan kasoo codsaday inaad ii soo shegto meesha lagaa heli Karo waxan Kula jogaa Nairobi balse imaad soo jawaabin fadlan isoo jawaab
@filfilstudioproduction
4 жыл бұрын
Walal nairobi
@kamilhussein5082
4 жыл бұрын
@@filfilstudioproduction lanbarkaga ii reeb walal
@hodanafricaofficial8792
4 жыл бұрын
@@kamilhussein5082 kaaga ii reeb anigaa kula soo xiray
@adammohamed9117
4 жыл бұрын
Macalin filfil sxb aqoon sidaa isuma lihin lkn islii ayaan kugula noolaa mudo in shaa Allah hadana waxaan rajaynayaa inaan ku soo booqdo markaan dib usoo laabto. Hodan afrika adigana sidokale quruxey
@isbadelmaanta2214
3 жыл бұрын
@@hodanafricaofficial8792 Xageen Idinkala soo xiriira Walal WhatsApp AMA Facebook
@facultyofmemes135
4 жыл бұрын
ustaad waxan u baahnaahay Kaban plz ma ishegi kartaa qiimihiisa Kabanka waxan rapa inaan noqdo ardaygaga
@abdifitahibrahimomarxusaan246
3 жыл бұрын
Saaxibow ani xataa rayigaaga ayaan wataa hahilmaamin
Пікірлер: 63