Sheeko sheeko xariir dada shaqeeyo ka hadleeysaa qashinka un ha qaadaan
@axmedismaciil8115
3 жыл бұрын
Cadimada waxay u bahan tahay shaqo abuur hagajinta bilic'da hagaajinta ganacsatada Wayn waxay doonan samaynaya kala jibinAya danyarta sida kala goynta khalabka dhiska xil idin sarana taa sina waa niyad ka danyarta
@omerali6025
3 жыл бұрын
Qodobadaas oo dhan hadii midka mida la dhaqaajiyo waxa uu buburiyaa dano gaara tusaale ta ugu yar hadii golahu goaamiyo in wadada la baneeyo ogow in boqolaal qoys oo wada caruuro ku koriyaa camal beelayaan cabashadoodana xataa saxaafadu hubin maysee iyadoo yaacaya ayay sawiro la boobaan odhan doonaan maayerka oo Dan yarta ku tumanaya heblaayo waxay tidhi waa tan lagama yaabo in ayyidhaahdaan maayerka oo fulinaya goaankii golaha ee ahaa inwada la baneeyo waxa kale oo ay isku sii diri golaha iyo bulshada iyagoo ku tilmaamaya ingolahii gacan madhan laga joogo hawshoodiina gabeen hada waa wado la baeeyey markaas ayay xisbiyaduna shir qaban doonaan lagu cambaaraynayo wada banaynta iyagoo danbi iyo dacati ku sheegaya uu gaystay maayirku ka sii darane waxay isku dhex sawirada wababka dumay maalinta danba wadadii baa good oday balèega ayay ku laaqayn markaa arinkeenu waa hubsiimo la aan iyo cida xilka loo dhiibo fartuu dhaqaaji yidhaaba qabtaay tuuga waxanse sugayaa bal ina mooge iyo hargeysi halka ayisla maraan
@siciidaxmed2963
3 жыл бұрын
Cumaroow maxay nu riwaayad soo daawanay hore la inooguso jilay. Haday caqabadahasi jiraan miyanay wanaagsanayn in umadu talo iyo xal qaran siiyaan raga ay marki hore ba ay doorteen
@omerali6025
3 жыл бұрын
Siciidow waxa qaldani maaha waxqabadka iyo cida aynu dooranay balse waa cabir ka lagu cabirayo cida la doortay iyo waxa loo doortay
@siciidaxmed2963
3 жыл бұрын
@@omerali6025 Waa runta, lakiin sidee aya loo korin kira wacyiga bulshada madama meeshiina baahi iyo shao la'aan baahsani ay jirto magalo bilic leh na aynu rabno ?
@omerali6025
3 жыл бұрын
Ma ogtahay in hadii aad 200$ qof aad tidhaa hawl ku qabo kadibna aad xisaab celinta ka doonto2000$ in aanad ka helayn waxqabadka ayaan u naqaan mala awaal
@siciidaxmed2963
3 жыл бұрын
@@omerali6025 ninka aynu doorana sidee buu mala aaalka aynu baranay xaqiiq ugu badali kara,? ani aragtidaydu waa in bulshada wacyigeeda burburay la dhiso ka dhib dhiska magalada la bilabo
@roodacabdi6136
3 жыл бұрын
maxaad u soo dhigtay gafanaha ka dhargay dhiiga reer barbara
@abdulwahabaden2116
3 жыл бұрын
Ina cidin wa ninka berbera horu mariyey e dadka baray
Пікірлер: 17