@@abdisalamyasin9996 😂mnta 64K next months ninkas wa millionare cfio
@abdirhmandollarvlogs
2 жыл бұрын
Qofki xiliga ibsaday 🤣 lacag wuu hystaaao
@Real_nadiir
3 жыл бұрын
Wadani Somalia in aad tahay wan xaqiiqsaday wlh waayo somalidu waa xasidiin sida ugu sheegtay uguma aysan faIiidaysan Allah cimri dheer iyo cafimad qab haku siiyo ustad big respect ayaan ku hayaa wlh
@rahmasalim5457
6 жыл бұрын
Salaam brother we need smart Somali people like this nolow ❤
@abdirahmanmohamed3026
3 жыл бұрын
Manshaalah u are a wise man i like ur interpretation
@cabaasibraahim6018
2 жыл бұрын
Thanks ustaad.
@Ibrahwarsame
2 жыл бұрын
Thanks ustad. 😊
@ducaysane1133
8 ай бұрын
Waanu kuu qiray mudane in aad khabiir tahay! 2017 kii ayaad sidaa ugu jirtaye maanta dee Millionair baad tahay sow maaha Ustaad
@yuusufsamiiz9554
3 ай бұрын
Million wax wuka qabsaday wye ustaadka
@programmerrules2092
2 жыл бұрын
You’re living Legend 🔥
@sumaioabdihassan5822
3 жыл бұрын
I wish 2017ki inan vediogan so xaadiro thanks ustaad🙏
@bauerbashir1646
2 жыл бұрын
Absolutely Masha Allah
@duurjoogteenaofficial
3 жыл бұрын
Macalin waxaanu jeclayn in aad playlist Gaara nooga samysa
@nurabdiqadirahmed8294
Жыл бұрын
maantay oo taariikhdu tahay 2022 hal bitcoin waaa 23 ku oo doolar.
@alihussein4771
5 жыл бұрын
ask bro waxen kuweydinaa waxen gatay bitcoin waxaa Iga dhumay Privat Key sideen kuheli kara ama ad igu caawin karta lacagti its only watch?? wad mahad santahay
@abdullahibaadidon4539
3 жыл бұрын
Good luck haada kaatimid clubhouse 💯💯
@deeqsiyare708
3 жыл бұрын
Ustaadoow 😍😍
@abdullahiabdirashidmohamed313
3 жыл бұрын
3 sano kadib aya dawanaya thanks sola
@videobeautiful3170
18 күн бұрын
Fahan baa iibilowday 😍
@xamsecabdilaahi4980
16 күн бұрын
After 6 years 1 BTC is equal 66k 😮
@rahmasalim5457
6 жыл бұрын
Asalaamu Calaykum Walaal aad baad u mahadsantahay may Allah reward you information ka aad bixinaysid waayo you're educating people ❤
Dadka xiligas bitcoin lo sharaxayay nasiib ayay lahayen hada ani 20 ayan jira xiliga live kan wa 16 ano jira majirin sabab an live ka u imado wayo teenage age ayanba aha su,al bitcion ha 3 million xabo aya hadhay inta laga dhamaynayo mining ka saw demand ka un badnan mayo cidi aqon uleh ha iso jawabto? Insha allah mr.abdinasir waxan ka rajaynayna in uu noosoo gudbiyo cilmigisa si an uga fa,idaysano wan ku salamaya ustaad from awdal
@hamaada8580
3 жыл бұрын
Manta aan dawanayo video kan waxey mareysa 52,000$ 1kii bitcoin amazing 👏
@abubakarismail4857
2 жыл бұрын
4 years later Ayn daawanayaa muuqaalkan Ustad Zola
@educationnet9712
6 жыл бұрын
wali wx aan fahmin maclinku wuxuu ka hadlyaa #bitcoinka miyayan isku mid ahayn onecoinka ileen waa isku mid lkn mclinku si fiican ayuu sharaxyaa msha'allah
@Faisalson1
2 жыл бұрын
Inta muuqaalkan 2022 daawanaysa wan idin salaamay
@abdAlmajedSaleh
6 жыл бұрын
26:15 it happened double few times 😎
@deeqsiyare708
3 жыл бұрын
Bitcoin waa ustaad ka ugu horeeye aanka maqlo waa arday from sudan 😍😍😍
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
3 жыл бұрын
Lcg ma aanan haysan ee waqtigas ugu yaraan 3 Bitcoin wan ka qabsan lahaa ilaa xad qiimaheeda kor ayu u kici doonaa 1 Bitcoin 100k ila 200k ayu gaari doonaa 5ta sane so socota weliba arintaas waxa aad looga fahmi kara marka graphka analysis lugu fiirsho meelaha laga celin karo. Waxa kale oo qaali ka dhigi doona kororka isticmaal ee Bitcoin oo xawli sare ku socda dunida hormarsan
@abdul-rasaakmoge1663
6 жыл бұрын
Thanks bro.
@shaaficimaxamuud8208
3 жыл бұрын
15:30 Woow
@KIDVIB
6 жыл бұрын
Abdinaasir waxa aan kuu soo diray email 3 cisho ka hore walina iimaad soo jawaabin waxa aanad tidhi waanu ka jawaabnaa, waan kaa war sugayaa wali solabitcoin ayaan ku soo diray
@abdikaniabdulleibrahim9265
6 жыл бұрын
Bitbay card visa ah walal mano micnen karta fee month laga qadaaye adbad u mahadsantahay
@AliAli-lp1fo
3 ай бұрын
47:15 iyada oon la gaarinba 10 yeas ayay dhacdeyba waxii ad shegeysey😮
@draliomar1229
4 жыл бұрын
Asc ustaad hadii lacag Bitcoin ha iigu so dira account ka ano jooga Somalia hadii uula baxayaa
@xaajimayeofficial9167
2 жыл бұрын
Wlhi xilagaas sharxees wuu idhaafay lkn manta ayaan soo maqlay asi dhan sora port ka fiirso lii dhahay waan fahay thnks us.tadii waana bilaawaa I.n inkastoo hada qaali yahay
@abdirahmanadeed3661
2 жыл бұрын
Muuqaal Aan Caadi AheYn. Macluumaad Tafatiran Iyo Sharaxaad Quruxbadan HoreY Usoco Sola Portal We Need More About Bitcoin And Cryptocurrencies 🙏
Watching 2024-03-22 while BTC value $67,500.... cimri dheer sxb iyo caafimaad...
@hormarinaftaada539
6 жыл бұрын
shaqo waa sxb
@sihaamelmi8188
3 жыл бұрын
Allaahu manajeynaa rabi baan ka magan galey lacag aan gacanta noogu jirin inaan ku mashquulo oo aanu qalbiga isaga dhisno waana xaaraan iyo ribo cad halkayga doolar ayaa iiga qeyr badan inaan ku mashquulo jinilacagtii
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
3 жыл бұрын
Tusaale aad wax ku fahmi kartid ayan kugu caawina kadib 1 sual ku raacinaaa. Hadii aan 100$ oo aan haysto waqtigan 18/03/2021 aan dahab u bedesho kadib aan kaydiyo dahabkii oo aan 3 sano kadib ii noqdo 5000$ xili uusan dhicin qiimaha dollarka ee kaliya dahabku qaali noqday ma xaaraan ayu noqanaa dahabkaas?
@Steve00133
2 жыл бұрын
Walee macalin sola qof aan ahayn Crypto. Isaga halooga danbeeyo
@mohamedahmed-ye6hy
2 жыл бұрын
Caawa Aan daawanaayo Bitcoin waa $64 kun 😭👍
@abdinorabdisalam6561
2 жыл бұрын
Algeritham see u qorantaa
@tiktoksomalichannel4515
5 жыл бұрын
Aws mining ka waran taasoo ka shaqaysaa bitcionta.........
@cabdishakurrashiid4826
5 жыл бұрын
cashar wanaagsan bad nooso diyarisay sxb jazzaka Allah qof somali ah in u sidan u sharixi kara ismalayhn alle aqoonta haku barakeyo hada waxay maraysa 1 btc 10800 $
@manoezdeztylizh7891
4 жыл бұрын
Sxb xage kaa soo wacaaa
@hamzehazan4649
3 жыл бұрын
Zxp corona ayaa aad u kiciyay wlhi
@abdAlmajedSaleh
6 жыл бұрын
You need strong GPU not that much strong cpu but the one you speak about is better because it's made specifically for bitcoin
@halimoowdiini5075
4 жыл бұрын
Mr Solo waxaan filayaa suuqa BITCOIN in aan dadkaagu gaarsiisneyn fahamkeeda. Farxaan from Canada
@Hurusocod
3 жыл бұрын
Kkkk Walee beentaa maaha
@abdinasir3896
3 жыл бұрын
Waxaan filayaa in abdinasir ay tahay 2sano kadib markan daawaday muuqaalkan ma qaadan karaa bitcoin oo lacag ahaan ma u isticmaali karaa
@saidaden5783
6 жыл бұрын
Culimada xaraan bee dhaheen.. kawaran taas..
@munomohamed1423
3 жыл бұрын
4 may 2021 aya dawaday
@abdulkadirmohamud6341
Жыл бұрын
Ustaa Solar, videogan barigaa duubtay ma kujirtay BTC, if yes I think now you are billionaire kkkkk allah yubaarik.
@hubaaltraining
3 жыл бұрын
I'm watching this.. after 3 yrs when Abdinasir Posted.
@Muadexperience
3 жыл бұрын
Clubhouse ku laabo
@BLACKFOLKS5
2 жыл бұрын
Now
@waare
3 күн бұрын
Am watching now. After y years
@faizal7391
2 жыл бұрын
A Salaam Alaikum brothers and sisters, XRP is the way. Still very cheap. But... Buy what you can afford. In shaa Allah, wish everyone Health, wealth, & spiritual enlightenment.
@MuslimPrince_
4 жыл бұрын
As of today 9400$ my aabo and hooyo don’t believe me but thank you for this
@marshaaldaadis8483
3 жыл бұрын
Scm bro i want start this halkaan kalasoo xidhiidha
@MuslimPrince_
3 жыл бұрын
No one can help you, you have to buy on your own saxiib. If you Want I can share tutorial
yaa waaye qofka soola saan ugu qosolsiiye hhhhhhhhhh
@abdirisakabshir497
3 жыл бұрын
3 years ka dib Anigaa kula daawa naayo sxp
@xiinkaaliattore8572
9 күн бұрын
2024 ya ka joogo
@faysalyuusuf3457
3 жыл бұрын
Waxa aan kuu haya 7 arday
@deeqsiyare708
3 жыл бұрын
Hadaan fiirsanaaye ebed mamaqlin nin make-up marsanaayo kkkkk
@islamicleaders8466
2 жыл бұрын
2022 yaa daawanaayo
@wagassaid6610
3 жыл бұрын
haha funny this people mid baa dhahay lacgta ma adaa musuul ka ah , waaba digital baa laleeyahye hhh
@caasimadanews1992
4 жыл бұрын
Sola sxb PayPal Account maa noo soo diyaarist
@mohanadali5049
6 жыл бұрын
Asalaamu Alaykum. Macalin Abdinaazir Ismael. waa Mohamed oo Jooga South Korea, MBA - Digital Marketing student. Aad ayaan kaaga Mahad celinayaa Video Clipkan, Wuxuu Xambaarsan yahay Macne Balaadhan oo Shaqsiyaadka Fekeraya ay Hal abuur ka Samayn karaan. Macalin adoo raaliya waxaan kaa rabaa inaad Hoos iigu soo qorto Emailka aan Kaala Soo Xidhiidhi Karo, Mahadsanid.
@fuaadmahdi6835
6 жыл бұрын
mohamed abdi ali Sxb Allaha ku xafido, waxan ku waydiini lahaa sidee ku tagtay South Korea? Nuclear Attack madan ka cabsanaynin oo idin kaga imada Pyongyang, Waa kaftan. Somali meel aysan joogin malahan yar sxbkayga ah ayaa tagay Chile iyo Cuba oona igu yiri Somali wan ku soo arkay.... yaab.
@mohanadali5049
6 жыл бұрын
Fu'aad Mahdi. Waxaan tegay 2015kii brother, Waxaana ku Tegay Scholarship program. Soomalidu aad bay ugu yaryihiin wadankan.
@Gudbi755
3 жыл бұрын
@@fuaadmahdi6835 Sadex sani kadib ma ka timi meeshaa
@abbasmohamudabdi5896
6 жыл бұрын
Qofkii 10m dhigtay dhawr bil kahor maan 30m buu haysan lahaa kkkk waaba iska daldalo
@eidahmed5719
3 жыл бұрын
Respact✊🏽🙏🏼
@abdullahimabdullahib2466
2 жыл бұрын
@@ethanmaurizio68 yes I am
@zikojokar5509
3 жыл бұрын
18000 ku ayay maraysaa maanta
@hassanismail1472
2 жыл бұрын
10 sano ayadoon lagaadhin maanta oo 3 sano laga joogo videogan dad badanbaa kaa faa iiday bitcoin 3000 bay ahayd maalintaa maantana 32000-50.000 bay u dhaxaysaa
@nabadaaali1319
2 ай бұрын
200
@shiirkoleofficialy8440
3 жыл бұрын
Dadka hada dhahayo 3 years ka diba firsadat janiska wali wu furanyahay lacagtan ila waxay gari donta sida la saadaliyy 100,000$ halkii bitcoin sidoo kale waxay fursado ka bananyihiin etherium oo mantadaan an hadlayo garay meshii ebid ugu saresay 3000$ halkii Etherium marka indhaha kal fura somaliyey Ani waa mal gashty 👍
@abdullahimabdullahib2466
2 жыл бұрын
Hello bro wax yar ayan raba inan ku waydiyo eee xage kala so xirira
Hhhhhhh aniga ma aanan fahmin waxa bitcoin uu yahay
@ahmedyusuf9894
2 жыл бұрын
3 years later waxay maraysaa halkii 62kun oo dollar muuqaalkaan markuu duubayey ustaadka waxay maraysay wax kayar 4kun oo dollar halkii xabo
@drsfariha7609
4 жыл бұрын
Walaahi walal waxbadan baan kaa fahmay aan inbadan fahmi waayey
@hangaahmed6275
3 жыл бұрын
Digital currency hadi aan qof ama dowlad laheen xagee lugu sameyay yase samayay dadka sameyay yawa 😂😂???? To mach quetion aya maskaxdayda kadhaxguxayo markan dawaday 3sano kadib 😂😂😂😂
Пікірлер: 210