Guul guul guul somaliland forever Insha Allah khayre
@mahamedhussein9118
Ай бұрын
Thanks for both brothers
@shadiaelmi-ke1ru
Ай бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland inshaallah 🎉🎉🎉❤❤❤❤
@MaryamaSaleebaan
Ай бұрын
Asc siciid ileeye wall ibrahim caydiid mee maalmahan waanu waynay ee
@husseinmohamoud4227
Ай бұрын
Guul Guul iyo gobanimo Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉
@halimadirie5301
Ай бұрын
Badda cas wax mushkilad ahi kama jirto waa mushkiladaha ay beeraan markay arin maagan yihii bal maxay reer galbeedku maxay markay qabsadeen ciraaaq suuriya lubnaan yemen ay gacanta ugu geliyeen
@khaliifabdi8139
Ай бұрын
Guulaha jsl wa mid hirgashay Somaliya iyo cadawga guud Ee jsl dhaman afka ciida daray Meel ilaahay dhisayo aya dumin Kara mel uu duminayana dhisaya
Nin leh waar nabadgalyo dhibtii aad iigaysatay iyo mid leh marlabaad aaan ku cuno
@robleahmed2558
Ай бұрын
WAR ninkan waa boring ee mar dambe ha inagu waraysanina mar kale.
@safiaibrahim8513
Ай бұрын
WAXABA KAMA HEEYSANO DALKYAGE BEEYE NAAGU HEEYSTAN RAABIYOW NAAGA REEB GARDARNYE GARDARNEYE MAA GUULYSTO
@jamalskp7280
Ай бұрын
SICIID MASARNA KU DAR LUGTAY KULA JIRTAA XITAA JABUUTI
@ahmedfarah5848
Ай бұрын
Walee habeen miydin jirin, ethopia waxba inomey qarin, xoog iyo xeeladba waan ku hali bad ayey tidhi aan mulkiyadeeda leedahey. Waar hooy ka jooga inta ay goori goor tahey. Ethopia dhul iyo dal aya inagaga maqan, ethopia somaliland iyo Somalia dowlad uma heysato.
War kan waraysigiisu nama qancin e dib ha noogu waraysan waayo jawaabo Aan cadayn jilicsan mawqif koodu Aanu cadayn labac labac Ah ayuu ku jawaabay runtii Anigu maan fahmin hadii Somalilander yahay Qofka Aad waraysanay saan waa in ay Jawaabaha uu bixinayaa dhinaca Dal kiisa iyo Dad kiisa kuwo Uu ku Difaacayo Oo meel cad iskaga taagayo noqdaan Ninkani waxaad moodaa in Aanu Dareen badan iyo wel Wel badani ka ahayn Jawaaba ha Ninka Aqoonyahan ka Ah Ee la waraysanayaa waa in Uu jawaabihiisa inta badan si diractly ah Ugu difaacaa dalkiisa sida kuwa Oqoon yahanada sheegta Ee Soomalia marka jawaabaha ay bixinayaan si cad bay Dal kooda Soomalia u difaacdaa Ugu Dambayn waxaanu kuu sheegeynaa Siciidow Ninkani Nama qancin Ninkan mawqifkiisu ma cada
Пікірлер: 44