Maansha allah qeyr allaha u siiyo wlhi qof loo maahnaaa aa tahay.
@miskixasanmaxamed6596
Жыл бұрын
Waxaad mudantahay in bila dheeman ah lagu siiyo thanks abayo ❤❤❤
@suheydishire9223
2 жыл бұрын
Masha allah my sweet sister
@kosmuse4976
2 жыл бұрын
Masha Allah keep going ❤
@mohabo200
2 жыл бұрын
Maasha allaah quruxeey
@nawelnalka
Жыл бұрын
Malaga dhaqaa wajiga ??
@fiicaneynuur6914
Жыл бұрын
Asc walasha waxaan ubahanahay in aan waxa kuweydiyo wijiga ee waxaan jecelan lahay nabarkaga
@salmamohamuud8871
Жыл бұрын
Rose water toner ahaan ma u isticmaali karaaa
@aishaguure9942
Жыл бұрын
30days miracle toner keda see waye abaayo
@sagalabdi1100
2 жыл бұрын
Sister toner garnier ah ayan isticmaalay waan ku xasaasiyooday waliba saaid waa chemical maxan ku badelan karaaa waayo doldoleeda ayaa aad igu badan iyo saliida wajigana waa kala nooc
@shugriyareofficial4022
Жыл бұрын
Ilasoo xariir wll hadaad u bahantahay waxyabo fabiiciya oo xasaasiyada kaa ilalin kara wajigagana qurux ka dhigaya
@shugriyareofficial4022
Жыл бұрын
002519035220
@sacdiyo2059
Жыл бұрын
All skin type miya abayo
@namrahani-skin
Жыл бұрын
Haa abaayo
@sacdiyo2059
Жыл бұрын
@@namrahani-skin mahadsanid xbbti
@faizaQueen60
2 жыл бұрын
Asc abayo waxan ahay garab an wali gursan wajigeygana wuxu u ekadey islan 50 jir ah cml waxana lahey salad iyo mad madow finan badan ma ehi dadka is cadeyo e ma i xawin karta wax xal ah plz hada jiro xal iso sheeg🙏🏿😘
@namrahani-skin
2 жыл бұрын
Haa abaayo mcnto inta kugudhaamo wankucawinaa. Snapchat ka ilagasoxariir namrafarah21
@naduushxalane8464
2 жыл бұрын
Asc qaali barasho wngsan anoo youtube dhax wareegaayo aa ku arkay cawada alxmd qof educated eh inaa tahay hadaladaada ayaan ka fahmay. 2su'aal aa qabaa mid waa sidee ficial hair ka leskaga habeeyaa iyadoon la xiir xiireynin sida shaarbaha o kale , su'aasha 2aad serum inu qofka marsado muhiim miyaa mase waa la skip gareyn karaa. Thnks
@namrahani-skin
2 жыл бұрын
Mcnto sodhawow ❤️ horta facial hair sualo badan aya laisowediyay video dhan an cawa sowadaa Insha alah. Serum waa noocyo badan serum l Lee I weydiisay vitamin c mise kuwa kale
@naduushxalane8464
2 жыл бұрын
@@namrahani-skin wa dhawahy sis serum ka vitamic c ga iyo hyaluronic acid ka? facial hair keyga ma ahan midda chemicals ka la marsado keenan ee wa dhaxal walaaladey dhan wey leyihiin duf yar oo faruurta korkeeda eh
@namrahani-skin
2 жыл бұрын
Qaali serumka must mahan ee hadiii aa rabto in wajiga ku dhalaalo oo anti age na waye marka hada marsato waa faido hadii aa Rabin na qasab mahan. Abaayo
@aasha2634
2 жыл бұрын
Abyo maso jawabaysid miyaa waxan raba inakuwaydiyo iso dhaqso
@suheydishire9223
2 жыл бұрын
Please abaayo Snapchat ayan kala so hadle please iso jawab ama luqa lambar kaga iso qor
Пікірлер: 32