Guulayso sh asad. Wax badan ayaa faa'idaysay. Oo bulshada somaliyeed baahi u qabtay
@aliandsalt185
2 жыл бұрын
حفظه الله شيخنا شيخ اسد حيدر عبد الله
@user-it9lu6il5v
2 жыл бұрын
m a
@thegreatmind9178
2 жыл бұрын
إتق الله يا رجل...
@mohamedshaafici929
2 жыл бұрын
بارك الله فيك شيخ
@cabdixakiimdheeg
2 жыл бұрын
Aftahanimdu waa nooc sixirka kamida bal wuxuu umadda inuu ka dhaadhiciyo raba eega Haddaad diidantahay inay salafkii kufasireen nusuusta sifaadka wax khilaafsan daahirkooda nabiguna sidaasi oo kale aanu kufasirin Iyadoo rabi faray inuu nabigu caddeeyo wixii xaga rabi laga soo dajiyay taasi waa mid adiga ku radinaysa fikirkaagana bur hurinaysa Waxaana lamoodaa inaad laba fikradood oo kala daran hadalkaagu salka kuhayo 1_inaad leedahay macnaha nusuustaasi rasuulkii lagu yidhi caddee wixii umadda loo soo dajiyay macnaha wuu garanayay lkn wuu qariyay 2_inaad leedahay mayanee waxan caddee lagu yidhi isagaaban garanayn kadibna wuxuu ku caddeeyaba muu hayn labadaa mid walibana waa baadil Lkn haddalka sheekh axmed waxa uu noqonayaa iyo culimada uu wax kasoo naqlinayaaba inay leeyihiin nusuusta sifaadka macnohooda waa lagaranayaayoo waa macnaha daahirkooda يضحك ربنا macneheedu waxa weeyi rabigeen wuu qoslaa lkn adiga markiiba waxa qalbigaaga kusoo dhacaysa isku eekaysiin la isku eekaysiiyay makhluuq iyo rabi taasi waa huumaaga adiga uun kugu sugan iyo cidda aad isku fikirka tihiin lkn inta rabi humaagaa kabad baadiyay waxay ogyihiin sida rabi daato uleeyahay ka duwan ta maqluuqa inuu uleeyahay tilmaamo kaduwan tamaqluulqa magaca oo ay iskaga eee kadaana aynay kadhalanayn isku eekaansho xaqiiqda iyo kayfiyada ah
@hussinahmad3074
2 жыл бұрын
Saxiibayaal waxaa ha ku mashquulinee noo sheega wixii uu rasuulkeena iyo rabigeenu noo sheegey ee xadis ah ee quraan ah wax kale namar maayo
@ahmedsheikhamud5809
2 жыл бұрын
Waxa uu wata kitaabadA yuhuudu dhaqaalaha dheraadka ku bixiyaan si lo wareeriyo dadka aan waxba garaneyne Lakin shwkhii hore oo imaamu Abu cubeyd uga aamusay WA li ta,adiibu sifaatu allaahi
@mohamedshaafici929
2 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@cabdiraxmaanguure7886
2 жыл бұрын
Luuqada caribiga waxay ku tahay micno ahaan waa la garan lkn sifada iyo keyfiyada un baan la garaneynin waayo tusaale ahaan hadaan ku dhaho lug gaari iyo mid qof iyo mid quraanjo magaca lug un bey wadaagaan lkn se keyfiyada wey ku kala duwan yihiin
Subxaana llah kulahaa meeshu yaaloo lafdiga aan ka ahayn ninku ma jaahil baa mise xaqi baa dhinac ka maray yacni macnihiiaa carabiga ku ah waxaan aheyn looma hayo oo waan u jeedna micnaha lkn keyfiyada iyo qaabka in la fasiro wuu u waayay weeye
Luuqad la fahmayo ayuu ku soo dagay quraan ku waxaana lagu fasirayaa sifaatka sidey ku yimaadeen mana inkireyno alle habeenka qeybtiisa dambe ayuu soo dagaa siduu nabigu noo sheegay lkn siduu usoo dago garan meyno alle ayaa la gooni noqday ee leexinta nusuuata aad ka caado dhigateen ka toobad keena
@aliosman9609
2 жыл бұрын
Mid kasta kitaab qof so qortay buu xujaysanaya. Labo jaahil iga dheh
@sakariyecraxmaan4118
2 жыл бұрын
Jaahil ilaahay kabaq ash cariyaw
@maxamoudandirahmaan4677
2 жыл бұрын
بمعنى عباراتك هذا باطلة
@maxamuudxuseen8436
2 жыл бұрын
Waar nimanyohow haysxiijinina waxay badbaadadu kujirtaa dariiqa sallafka oolaraaco .
@maxamoudandirahmaan4677
2 жыл бұрын
يا شيخ فأنا طالب من الطلاب، لكن أقول لك . تفسيرك هذا باللغة الصومالية باطل.
Пікірлер: 35