Walalyaloow isoduceeya in ilhay imaanka iziyaadiyo
@abdull6217
2 жыл бұрын
Amin
@istargoleey58
2 жыл бұрын
Aaamiiin
@cagdheercali7326
Жыл бұрын
Aamin illahay inago dhan ha noosiyaadiyo
@user-zk6nl1gg9c
8 ай бұрын
Amin.yarabi amin.yarabi
@siham4676
3 жыл бұрын
Xajaaj ibn yuusuf lacnad Allah ku dhacdo iyo intii la socotay Saciid ibn Jubeer waxuu ahaa mumin qaalis ah.
@zamirck4765
2 жыл бұрын
illaahay ka cabso ha lacnadin qof muslim ah oo muslinimo ku dhintay ilaahay og meeshuu ku jiro Qisadiisa si fiican udhagayso wlk diinta baro nabiga ayaa loo diiday in inuu gaalo lacnado adna qof muslimnimo ku dhintay oo markii uu dhimanayey ilaahay baryayey ayaad nacladaysaa illaahay ka cabso
@siham4676
2 жыл бұрын
@@zamirck4765 xajaj Muslim ma aheen alkoliiste xun jecel ee muminiinta gumaday buu ahaa lacanad Allah tii malaigta iyo mada muminiinta ku dhacday adiga danbi ha isku galin intaa daalim difaceysid.
@Saara765.
Жыл бұрын
Siham abyo culimo waawayn ayaa ka hadlay arinkiisa haku dambaabin midna ogow quraanka ninkii shaqalka iyo dhibcaha saaray inuu xajaaj ahaa bal si fiican usoo baar qisadiisa markuu dhimanayayna allow ii dambi dhaaf ayuu dhahay
@siham4676
Жыл бұрын
@@Saara765. quraafadkaas maa aamin santahay Quran aan shaqlanayn miyuu Rasuulullah ka tagay misa Allah aa kitaab half eh usoo dhiibay khairul khalqi Allah? Xaqa iyo baadilka meel mawada galaan.
@ahmedrashid5668
11 ай бұрын
@zamirck4765. Xadithka Nabiga maad maqal ee aha qofka muminka ceydisa waa fasiqnima dilkisina waaba gaalnimo
Пікірлер: 121