Wiilkan dadkaan sheegsheeganaayo waa beentood wiilkaan waa nin la tuuray dhib badan maray ee ha la Caawiyo Daahiro
@ashasalah2835
4 сағат бұрын
WIILKA FIIRI SAN QAROORKISA DHISAN, LABADAAS HABROOD EE IS DHALAY WIILKAN MUQAAL AHAN SHAQA ISKUMA LAHA.
@kafiakhaire821
5 сағат бұрын
WALID MA AHA KAN KU DHALEY WALID WA KAN KUSO KORIYEY
@ashasalah2835
4 сағат бұрын
DADKAN WAA MAFIA, WILKAN, KALYAHIISA AYA LA DOONAYA IN LA IIBSADO.
@OmAbdikarim
3 сағат бұрын
Wiilka laftiisa waxbaa ka qaldan lknse ilaahay ayaa wax walba og weyna isu eeg yihiin hadii ilaahay laga baqayo
@afrahhussein3136
5 сағат бұрын
Wiilkan markii dahiir calsow lahdalyey ban labkisa doonay inaan cawiyo ban damcay wan lahdalayey wa wiil ixtiraan badan hooyo ban ku iri isguna hooyo igu yidhi ixtiraamka ka midtahay macano kuma fadhiyo hooyo hadii lys idhahdo
@ashasalah2835
4 сағат бұрын
NA WIILKAN MUSLIM MA BEERKISA AYAD IIBSAN RABTA, KUMA EKKA BEENLEY WAAYE ISLANTA .
@fadumoabdi5595
5 сағат бұрын
War wiilka ha waalinin ee maskiinka u raadiya waxii dhalay
@khadiijajaamac9319
3 сағат бұрын
Wiilka iyo ayeeyada way isku eegyihiin😮😮😮
@fouzianuura2327
Сағат бұрын
Hadeey hooyo runa tahy saanba uma hadasheen😂
@ragemohamed3843
5 сағат бұрын
Car tag ilin tire
@bashirmohamed383
3 сағат бұрын
Waraysigisi uhoreeyy bu tagsy wll meesha dadka sosheegtay ay kaso raaveen waaue
Allah baa xaqii banaanka keenay daahir wiilka guriga ka karar wiil asgoo nuunaa latuuray dhawr labaatan jir lagu helay saas ay uhadleyso madhalin ee naagtaas wiilka ka fogee reer dhalayna majiro waa beenley Mar hore ayey imaan lahaayeen cabdinasir ka fogow naagtaas horumarkaaga bay kaspo hor jeedaa waa xaasidad yaahuu dheh.
@abdisalanabdi
Сағат бұрын
Naagto waa tuugo wayn Waxaana khaldan wiil ay hore u haysay oo lagu ogaa oo dhintay ayay wiilka ku matadhay waxaanay u adeegsatay wiilka wiilkii guriga keenay oo Sos wiil iiga soo qabo ay dhihi kartaa odaygana debada jooga waxa ay dhahday codka aniga iyo c/naasir oo wada joigna ayaa kula soo hadli kkkkk waayo wiilkii waa laga rabaa keen ayaa la dhahay
@ragemohamed3843
5 сағат бұрын
Car DNA imow maxaad ku diideysa beenley waa sheeko loo soo dhisay habartaan
Ilaahow adiga wax walbaa o run ah og Subxanallaah cunug ay turtay aye ledahay waa cunug xun🫢🫢🫢
@ragemohamed3843
5 сағат бұрын
Sidee isu egyihiin banaanka ha timaado naagahan wey u ektahay kuma lahanoo tan ayeeyada ku hayso wey wareertay
@ragemohamed3843
4 сағат бұрын
Maxamedda uud waa sixran yahay waa wa waReersan yahay wuxuu rabuu iska soo afuufayaa
@Ayan-mf9yx
4 сағат бұрын
Yaa Allah naagtaan waxay sameysay bay ka galgalaneysaa lacagtii ay ninkaan ka qaadayna ayadaa cuntay waxaa cadey u ah daahir iyo wiilkii maskiinka ahaa ee asagoo nuunaa ay tuurtay bay eedeynaysaa daahir tan waa mususuri ee harumeysan.
@dekahaji
5 сағат бұрын
Somali baa laga helaa qof xoog le oo shaqaysan kara in uu lacag bilaash ah raadiyo 😂
@dhashisheekhisaxaq9514
5 сағат бұрын
Been ma aha waliba xishood ma jiro qof ka weeyn adigo xoog leh oo nina qof dumara wax waydiso wa ceeb xita bada tag oo kalun kala so bax walhi somalida waxba ka siya waliba wu isla toosanyay
@dekahaji
4 сағат бұрын
Aad iyo aad wax yaabaha aan aad ula yaabo ayey ka midtahay in qofka Somaliga ah aanu ogayn ba in naftiisa isagu mas’uul ka yahay waabu isla saxanyahay wax kiro iga bixiya ma haysan buu leeyahay kuwa dhagaysanaya way u nacam laynayan🤔
@MohamedCawil-zk2bz
4 сағат бұрын
Waar daahir anigu maxkamada maanan doonayn qofka adiga ku rabaa xaguu kala soo xidhiidhayaa
@ragemohamed3843
5 сағат бұрын
Nagta kana dhex bax dhaheysa waa nahaabad af dheer war tan shekada maba la socoto war nagaha wiilka waa waaleen dahir cawa wiilkii balaayuu u soo diray caawa
@MohamedCawil-zk2bz
4 сағат бұрын
Gabadh hadalaysaa ee hanjabaysaa wiilka ma dhalin waan jiri hadalkeeda ka garanaysaa
@safiyaahmed6112
4 сағат бұрын
Naagtaan su aal badnaa ma rerkaa soo dirsadey iyagey wax la wadaa su aalo qaldan ayey weydiineysaa maxaa family keeney meesha isagaaba waalidkiis raadinayo oo diyaar u ah inuu waalidkii helo
@ragemohamed3843
5 сағат бұрын
Familka mey sheegto dhamaan dhanka abaha maxay u soo hadal qaadiweysay
@AbuuAsad
4 сағат бұрын
9bilood ujiray kulahaa 3&9 mexey is dhantaa
@ragemohamed3843
5 сағат бұрын
Waan tagayaa iyo taqtar baan leeyahay kala hadleeda wey iska cadahay car tag cabdicasiis
@ashasalah2835
4 сағат бұрын
HABARTAAN, BOOLISKA HA LOO SHEEGO, WIILKA HALIS AYU KU JIRA.
@ragemohamed3843
5 сағат бұрын
Waa sax DNA dahir vaa bixinaya doodan badan aad shubeyso looma baahna maxaad u cabsaneysaa
@ragemohamed3843
5 сағат бұрын
Dahir naagtan DNA u dir shekada wey soo gabagaboobeysaa
@FatumaDahir-v8c
4 сағат бұрын
Waxadku darsataan in hadey dhashay eysan habaari lehen subxanallah
@kismayo612
55 минут бұрын
Manadas maxee kafaidi hadii daahdo is my son
@ragemohamed3843
5 сағат бұрын
DNA imow hawsha wey kala cadaaneysaa sheeko badan looma baahna
@SadioWarsame-rq6ql
4 сағат бұрын
Cabdi Soomaali ayaa caawinayso nambarkiisa soo dhiga
@shiilamohamed7231
Сағат бұрын
War dadkan dhibadanaa will kan miy iskadaayan
@ashasalah2835
4 сағат бұрын
WIILKA YAAN WAX LOO QABAN AYEY LEEDAHAY, NAAGTA WAA BURCAD
Пікірлер: 133