Jabhadii 4aad ha odhan ee dheh guutadii 4aad ee somali galbeed markii dambana kasii galbeed la baxday,waana ciidankii ugu horreeyey ee yagoo dhisan SNM ku biira
@almorxmn2614
Жыл бұрын
Aad Ree gabiley JB Ree YONIS bay ahayen
@AMIINYARE232
Жыл бұрын
Waxan aqaana odag isku jabhaad ay ahayeen maxamed cali xiligi kasi galbeed waxa laga yaba inu maclumad badan hayo odaygaasi
CBA iyo barnaamijka Waayo-joog waan hambalyeynayaa. Waxaad ifka u soo saatteen taariikh la hagraday. Mahadsanidiin.
@mohamedjamma3279
Жыл бұрын
Inankaa weriyaha ah walaal waan kuu hambalyeynayaa wax fiican baad haysaa aqoon iyo hal abuur baa kaa muuqda iyo deganaan weriyanimada sharafteedu waa taas dadkaaga waxna u tar kana muuqo alle ha ku garab galo weriye Abdinasir 🎉
@zakirboss143
Жыл бұрын
Dawlad iyo dal iskii isku dhisay💥
@jamalwarsame5587
Жыл бұрын
Kkkk, Kuwan Nina kamdhimn, Nina kama dhwacmin. Waa magac raadis.
@abdulkarimy5949
Жыл бұрын
Nacasow ninka aan wakhtigiisu dhamaan dhiman maayo waxa aduunka dagaal ka dhacaya haduu ka qayb galo
@abwanmahiigan7666
Жыл бұрын
Nasir Colombia salan sare halgMa sidaa kuwada barmajika inshalah 1 sac yuu ka yaran
@cabdilaahimaxamuud122
Жыл бұрын
mid kasta oo re waqooyi ah warkiisa kolay qaad waa soo gelin bahalku waa xoolaheenaba🤣🙉
Taariikhda halganka wan kugu hanbalyeynayaa wax badan inaan ka ogaano , inaad ogaato halka aad ka timid waxay kuu fududeynaysaa inaad meesha aad u socoto aad ogaato
Пікірлер: 35