Walalkay waxan kaga digayaa in adooraba in ad barto dadka Somaliyed dhulkooda hada si ad ufoolxun I sharaxdo yacnii dhulka Somaligalbed ad itopia ugu wacdo runtiii qalbi jab iyo fahan daro😢
@amtar-courses
2 ай бұрын
@@abdurrahmanHarbi-cy8hy Walaal itoobiya ugu ma Wicin si toos ah dhulkeena Waadna kumahadsnthy taladaada in Aan wax isku sheegno Waan mudan nahay Hadii ayjirtana meel aan ugu wacay Waan isfahansiin karnaa
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
2 ай бұрын
@@amtar-courses jazakallah khayr walal Allah haku xafido
Пікірлер: 16