Haba la'iga soo hormaree Meel uu kujiro cabdiqani isku filan walahi inan ka maqnaanayn 😁😂🤣🤣 ila mid hadad tahay farta taag☝️ wlhi like na saar 😁😂
@idontcare6856
5 жыл бұрын
istaqfurullaaH 😂 aniga
@puresomalilander3509
5 жыл бұрын
malin kasta inta so qoristeda kuma seegto 😂😂😂😂
@Anynomouslyyyher
5 жыл бұрын
CAMAAR YARE Heena guurso wll waadigan ku qallafay ee ku sibidhaysane😂😂😂😂
@mohamedabdilahiali968
5 жыл бұрын
Nabiga ku saliya Scw scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aydaruuzahmed6326
5 жыл бұрын
FiliNkan hadad afurka ku zuGto liketa ha ila dhaaFiN😋😂
@hoodocabdimaxamed4255
5 жыл бұрын
Haa wlhi hadabaan dawanayaa Ku zugayaq
@hassankhader800
5 жыл бұрын
Ok
@qaddafisomali5749
5 жыл бұрын
@@hoodocabdimaxamed4255 subscribe i Saar
@qaddafisomali5749
5 жыл бұрын
@@hassankhader800 subscribe i Saar sxb
@cabdicasiisahmed3369
5 жыл бұрын
Filinkan mantan bilaabey oo jaanis u helay waana soowada daawadey waxaan aad ULA dhacey director ka filinkan soomalidu ma laheyn directoro noocas wax aan siiyey no.1 best director
@abasali1756
5 жыл бұрын
Inta hargaysa iyo somaliland jecel like
@maxamedmuztafe8789
5 жыл бұрын
Hooyo sland was Aye Aye dhalay
@yahyezakaria8045
5 жыл бұрын
Isku filan hadaad tagerto like sar😂
@qaddafisomali5749
5 жыл бұрын
Yahye subscribe i Saar sxb
@qaliyuutidheeman9147
5 жыл бұрын
Oky wll dhib ma leh xagee lagaa
@muuqaal
5 жыл бұрын
Fadlan Joojiya dhaqankan liita ee ah "Like ii saara" qeybta Comment waxa loogu tala galey , inaad aragtidaada ka dhiibato waxaa aad aragtay. Qofkii ka heela qoraalkaagu Like wuu ku saari doonaaye, marka hore wax ka hadal.
@maankadeeqa2486
5 жыл бұрын
MUSTAFE SHAWAHAAYE saziiiz walhi waan ka yaabe dad baa u soo libistoo waqti galiye iyo qarash oo ruwaayad u soo bandhige markaase kuwaa sheen lik isaar meeshe dadka dhiiri galin lahaayen
@abdiazizkhalif4146
5 жыл бұрын
Waa arin ubaahan in laga hadlo
@naciimaabdilahi2514
3 жыл бұрын
Ffyyytreertgggghghhhhhhghhhgyyyffdddd
@suhaibabdimouse4761
5 жыл бұрын
Allah wll hakaa dhigo kuwa naarta laga xoreeyo bisha ramadaan😓😓😓😓😓😓😓😓😓😰😰😰👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😓😓😓😰😓😰
@balqiismuxumed7871
5 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa allh
@Kowkabe_official
5 жыл бұрын
allahuma amiin
@wafdi_alqa6986
5 жыл бұрын
Aaamen yarabi
@sabaaxomar6407
5 жыл бұрын
Amiiin
@samiraabdirahman7635
4 жыл бұрын
zuhaib abdi kaaly you tube ka caanbad knoqoty saad udawarsanaysey
@x-tttabdi50cent62
5 жыл бұрын
Respect Camera man waa nin shaqadisa si nadifa ugutay wlhi
@suuqsoco
5 жыл бұрын
haaa wallhy waa loo qiraa cidda samaysa wax .wallhy tv ga universal waa tv ga ugu camerada iyo editingka fiicn
Filmad is daba socoda waa kuwo hadaba midkale ad si xisaleh u dawanaso Macha allh hore u socda jilaka sadexad reer Somaliland no qabila
@princessamina9363
5 жыл бұрын
Hibaaaq Masha allah dhinac walpo we kujili kartaaa
@ruweithaali9944
3 жыл бұрын
M.a horay u socda keeps going idin lee yahay dhamantin 😘😍
@adoontiallequruxdumarwadin6232
5 жыл бұрын
Filimkan mamo rafaadka run Oga muqdaa kujirto wlhi tolow MA aqoon le baaa wankaa naxaaa wlhi
@alnaimi4035
5 жыл бұрын
Islaanta way soo dhibeen iyadoo full changing ah
@xamdafarxaanxuseen9452
5 жыл бұрын
Oo hibaq ma waxy ka hinaasty gabadh uu Abti u yahay odeygeedu halkaa iska hagaajiya
@shamis727
5 жыл бұрын
Waad ila argtay halkaa huuno
@asmashanle5702
5 жыл бұрын
😂😂😂bartaa naga badheya ku dheh
@alnaimi4035
5 жыл бұрын
Nio ma iyadiiba wn isku hayee
@abdicasisturkey5904
5 жыл бұрын
halkaas way ka bariiqatay wallee🤣🤣
@khalidabdi9537
5 жыл бұрын
Xamda Farxaan xuseen may sidaa ma aha marki hore waxay ku matalaysay Ikraan sxbteed imikana Waxaa dhashay xildhibanka walaashiis wa laba dawr oo kala duwan dadkun baa kuyaraaye
@qeysarsenal2701
5 жыл бұрын
Uk Brench xayeysiin qarsoon bey kuheshay shekada in kasto falobtahy horomar wanagsan uk B
@drs_khadiirainaengmoha773
5 жыл бұрын
Hhh daaman qayiluu leeyay odaygaasi😂😂iskufila. Nin daran
@ibroibro0468
5 жыл бұрын
Illaahay hainoo naxaristo dhamantayn
@mukhtarabdyofficiall4150
5 жыл бұрын
Alle soonka haynaga aqbalo
@manshaallaahgoforwardrxmn7004
5 жыл бұрын
Aaamiin
@Thenextlevel67
5 жыл бұрын
Inta ila aragtay hormarka hargaysa like igu dhufta
@huruuseaadan2588
5 жыл бұрын
Ducada allahuma aqisna buu ku celcelinayay ku dheh kulahaa kkkkkkkkkk iskufilan iyo ceegaag dartood baan u dawada 2 comedian weeye ee bahashuba ku socoto
@hamdamohamed3341
5 жыл бұрын
Inta sidayda afurka sugaysa like ta😅
@MohamedAAbdi-gg2rg
5 жыл бұрын
afur way gaadhee
@hamdamohamed3341
5 жыл бұрын
@@MohamedAAbdi-gg2rg imikay gaadhay ee anuu markan qorayay waxba ka dhinaa
@mohamedkunle528
5 жыл бұрын
Camerada wll ha eegin sawdiga hargeisana jooga
@liibaanabokor3151
5 жыл бұрын
meher'd'aan cadarada iyo cabaayaduhu halkayku tala aax ayaan uga helay waan ubahanahy
@abdulwahabmahad5717
5 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantihiin dhamanba hawl wadeenada Barnaamijkan Caajibka waanan sugaa maalin Kasta.
Пікірлер: 611