Casharka wada sheekaysiga ah wuxuu ku saabsan yahay Qaabka aad Af-Jarmal ugu qorshayn lahayd Kulan ama balan.
Casharkan wuxuu ku baxayaa luuqada Jarmalka. Wixii su’aal ah ee Casharka ku saabsan, Fadlan Comment ga noogu reeb waanu idiin soo jawaabi doona.
Mahadsanid.
Dadaal wacan
Негізгі бет Wada Sheekaysi | Dialoge | Verabredungen ausmachen | Qorshaynta balanta | A1 - A2
Пікірлер: 43