Sheekh qaylo is ceebayn looma baahna. Asluub culimo umaad hadlin. Sh Barbaraawi jazahullahu khayran
@caydaruscaydiid2458
8 ай бұрын
Sheikh barbaraawi xafiduhullah ❤❤
@nimcoyusuf9903
9 ай бұрын
maansha allaah allaah ha ku xifdiyo shekh barbaraawi
@omarmohamedhassan9676
8 ай бұрын
Sh. Barbaraawi M.a ❤❤❤❤❤❤
@adenmohamed4760
8 ай бұрын
Maxaad ku jeceshahey
@adenmohamed4760
8 ай бұрын
Calamadan ma taqana meesha eey ka soo jeedo Waa barida gabadh mushrikiintii hore caabudi jireen
@omarmohamedhassan9676
8 ай бұрын
@@adenmohamed4760 Calaamada Loofka ah ee Shiiqa aan Ku Qurxiyay Miyaad Kawadaa? Hadii Haatahay Calaamada Xumaan Kuma Ogi? Hadeey Calaamada Sida aad Sheegtay Hadeey Tahay Waan iska Dhaafaa Lkn Amaad Shiiqa Mucaarad Kutahay Waayo Qofka ila hadlaayo ama Sax iyo Qaladba aan Kaqaadanaayo Waa kuma? Haduu Shiiqa Yahay Waan Aqbalaa iyo inta Ka Agdhaw?
@omarmohamedhassan9676
5 ай бұрын
@@adenmohamed4760 Wll Calaamadaan Joojinmaayo Waayo ilaa aan Ka Ogaado Waxa ila Hadlaayo in uu Yahay Sh. Barbaraawi? Cidkale Kama Yeelaayi Waan Wadi Doonaa inshaa Allaah?
Wa runta wallky ee sual Hamas miyay dadashay Intay karaysay ?
@Daarulsacaadah
8 ай бұрын
@@koorakayse4975caqigagu sidu ufakaraya dad laso werary siday udiyaar garoowayan
@jeemahaari-fh4el
9 ай бұрын
Barbaraawi waa waddaad salafi ah oo aan diinta ku qaraaban. Aniga itixaadka meel ay kubadanyihiin kunool in ayaa qiraya in salafiyiinta ay yihiin kooxda xaqqa ku taagan.
@use_996
9 ай бұрын
😂😂😂😂
@MucadCabdi-ne6ww
9 ай бұрын
Salafiintu koox maaha
@jeemahaari-fh4el
9 ай бұрын
@@MucadCabdi-ne6ww Saxid; kama waddo aniga urur diimeed ee firqo ayaan ula jeeedaa xaqqa ku tagaan.
@user-zk9di5ci6e
8 ай бұрын
Wax mafahansanid Allaha Wax haku fahansiiyo
@MDheen-io2ym
6 ай бұрын
Sheekh Ma tihide bilaa yaqiin ayaad tahay gargaarkana allaah ayaa haya aamuskaa kuu fiican
@kaderabdilahihabib1352
8 ай бұрын
Sh barbaraawi caqiido toosan iyo cilmi ahaanba wuudhisan yahay Wadaadka kale wuu caadifad hadlayaaa
@BEERYAHAN
8 ай бұрын
Sh Barbaraariyoow markaa intaan NUKLEER samaysanayno ma gacmahaan isi saarannaa ! وأعدوا لهم ما استطعتم ! Waxaa nala yiri isku diyaariya intaad awooddaan ee nalama oran isla ekeeya hubkooda!
@koorakayse4975
8 ай бұрын
De aya fahansin ayada wahabiya jihadka ayay kaso hor jedan
@lilcuzzwhitemoe
8 ай бұрын
SHEIKHOW RASUULKEENA SCW JIHAAD LAGUMA WAAJIN INTUU MAKKA JOOGAY. MIDDA KALE YA'JUUJ IYO MA'JUUJ SIDA LOOLA DHAQMAYO IYO SIDA GAALADA HADDA JOOGTA LOOLA DHAQMAYO ILAAHAY IYO RASUULKIISU SI KALA DUWAN AYEY NOOGU SHEEGEEN EE MAXAAD ISUGU QALDAYSAA
Sh shbcaan waa nin ragnimo ka muuqato dhimsho cid ka badnaadeysa m jirto oo waareydsaa markaa jihaadk dafciga ah wixii lahayo ayaa lagu dagaalmayaa waayo muumink asbaabaa lga rabaa lkn ilaahy awoodiisa waxgu galinayaa وما رميت اد رميت ولكن الله رما fuleynimo looma baahna cidna mlinteda dhaafimysee dulimo iyo dumrku lgugu hor kufsdo wax la eegto maaha afweyne oo ashahahaadanya adeer lg yeeli waayey
@siciidali4034
8 ай бұрын
Waaqici jira ayuun buu ka hadlay barbraawi Sh.shabcaanoow tiisa ayaana saxan waayo 2 diinuba hadal ayuun baad sheegteen ma mid ayaa Qasa tagaya waa Maya waxaan ku taageeri lahaa uun Qasa kiina iska xaadiriya laakiin inta hadal uun tahay walaaleheen allah ha u gargaaro falastiin
@jonasmk8231
9 ай бұрын
Qof wadankiisi lagu cuna qabateeyay intuu gaajo u dhiman lahaa waxa dhaanta isaga shahiid ku dhinto
@mohamedmuhumed8854
9 ай бұрын
Nin cilmi ku hadlaya iyo nin caadifad hadlaya uun bay kala yihiin. Xadiis iyo Aayad midna muu sheegin sheekha hore. Diintu xamaasad iyo jibbo ka gun dheer. Ilaahay xaqa ha Inagu sugo.
@user-jc2ii6xv7g
9 ай бұрын
Suaalihii hore laguu waydiiyay maxaad ugasoo jawaabi wayday. Intaad sheekh barbraawi oo kaa cilmi iyo aqoon badan isku dhedhejinayso. Sheekha ma caan bax baad ku raadinaysaa. Waa dhaqan laydinku yaqaanee.
@Daarulsacaadah
9 ай бұрын
Asxaabtu markay jihadayen 3kun iyago ah bay 200k la dagalamayen Ilaahay jihaad bu ina faray ama waynu gulaysan ama janno ayynu heli
@koorakayse4975
8 ай бұрын
Barbarawi iyo wahabiya shurudo jidida ayay jihadka uso saren 1_ wa inad hub casriya haysata 😂 Oo halke ayay dinta kaga qorantahay arinkasi wa yaaab😢
Ayadan aad so qortay inay barbarawi kahadlaysad modaa soo eeg sababtay kusoo degtay ilay barbarawi wuxuu kuxabebtay qacmihiina labta wali cahdigii maka ayuu jooga ayaadkii nabiga inuu wax iskadhiciyo lagu amray wali salafiyo maysoo gaadhin😅😅😅
@koorakayse4975
8 ай бұрын
@@mahamedabdoh2635 wa run wali wahabiya may so gadhin ayadki shegayay in wax layska dhiciyo, wahajiya jihad lama Maqashin Karo way ka xanaqan
@AadamMaanso
8 ай бұрын
Sheekh cabdilaahi Xasan Xaashi
@rabiiculquraan8957
9 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@xamseaxmedaadan1655
8 ай бұрын
falasdiin allaah ha u gargaaro
@bashman345
9 ай бұрын
بارك الله فيك يا شيخنا البربراوي Sh Shacbaan asna waxaan leeyahay waxbaba iskuma haysaan ee muranka jooji sxb Diyaar garoowgu waa waajib ayuu Berberaawi yidhi ee muu odhan reer Qaza iyo Falastiin yaan la taageerin Wuxuu ka hadlay xikmada muhiimka ah ee duulaan in la qaado ka horaysa taasoo ah in ehlul caqdi walxal ay hawsha qiimeeyaan dabeeto sidii dan loo arko lagu dhaqaaqo Waar idinku ha isku mashquulina ee liishaanka kor u qaada yaa wadaado
@user-hy6rz1qd9h
9 ай бұрын
Subxaanalaah alaahu akbar
@yusufsaleban7130
8 ай бұрын
Sheekh. Shacbaan. Alle haku xifdiyo.
@MadrasatuAtTibyan
8 ай бұрын
Shacbaan Sheekh tacbaan weeyaan kani
@nimcoyusuf9903
9 ай бұрын
sallallaahu calayhi wasallam
@cbdirahmaanahmedali2887
8 ай бұрын
❤
@AhmetAlinour-gt1qd
8 ай бұрын
BERBERAAWI AYAA SAX AH SHEEKHA UGU FIICANI WAA BERBERAAWI KAN CAAYAYAA WAA EY JAAHIL AH
@Abucadnaan
8 ай бұрын
Masalda waxa. Ku.igula Saxan sh shacban 1 : illah. Wuxu yiri intaad awodaan e ma dihin in la eg ama ka badn hubkooda 2 : dadka. Reer. Palestine wadankoda ayu cunaqabteyn lagu saaray waa. Dimo ama is dhiib 3 : Halka ey ka taliyaan yahuuda malin kasta dadka wa lagu layaa daanta galbed waye 4: Jihaadka kolba. Inaad. Awooda aya ka faideysan wixi qornana wu dhacaa Tusaale nabiga dagalki badar wuxuu rabay oo kaliye i nuu abu sufyaan. Cidankisa. Qabsadan. Lkn waxa ogtihiin. In markey maqleen sidaas. Ey qureshy ciidan diyarisay. Sheqa miyu leyahay nabiga. Scw wuxu. dadka ku cariyay Qurwysh 300 iyo tiridi galada oo aad ogtihiin MASALADA WAX.A IGULA SAXN SH SHACBAN ALLAHU ACLAM
@Otaha-zr8sn
8 ай бұрын
Scw scw scw scw
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
9 ай бұрын
Wllhi yuhuud marna dayn maayan falastiin Xata Hadii ay falastiin 😢 ay farah ka qaado
Waxaad lugu yaqaan qofku hadaanu haysaa daliil uu fikradiisa ku difaaco wuu caytamaa oo calyada ayuu daadiyaa
@user-km4wx7uq6z
8 ай бұрын
Gaal iyo muslim hubkodu isu dhigmo wili ma dhicin malaga jiifana marka jwbtu waa maya
@AhmedAbdullahiSulub-ef3ne
8 ай бұрын
مثل هؤلاء العلماء لا غرابة فى قولهم لانهم قالوا فى حرب إثيوبيا حرب فتنة مع ذلك كانوا فى هرجيشا والامارات لم يعرفوا مافعل هذا العدو ،ينتظرون جهادا يقوده الحاجوريون ، نعلم ما فعل التتار في بلاد الاسلام ولم ينقل عن العلماء أن يتركوا عن الجهاد ،هل إسرائيل مثل يأجوج ،هل لاهل غزة الا الحرب ، هذا جهاد الدفع . . جهاد ينتظر من هؤلاء العلماء .....................
@maxamedaashaguur
2 ай бұрын
Difulul qarbiya waa dawladaan falastiin ee maxamùud cabaas madaxweynaha ka yahay bishii oktoobar bishii ka horeysay yahuudu waxay ka dileen 300 qof marka gasa maxaa u diiday inay difaac sameyso
@BEERYAHAN
8 ай бұрын
HARGAYSA haddeey Xabashi qabsato kuwaan Salafiyiinta la yiraa xeryaha qaxootiga ayay iska buuxinayaan. Weligood hub ma qaadaan lagamana nabad galo.
@koorakayse4975
8 ай бұрын
Wahabiya jihadka way nacaan
@BEERYAHAN
8 ай бұрын
@@koorakayse4975 Suufiduna gaalada soo duusha soo dhoweeyaan caalamka xarako suufiyo oo jihaadee amaa meel ku sheegi kartaa. Maxaakiimtii suufi maxay ka ahayd iyo muqaawamadii?
@MaxdYusuf
9 ай бұрын
Sh shacbaan baa saxsan arintan qurugiga kaliya ee muslimiinta waxuu udhigmaa suug gaaladah. Sh barbaraawe markaa wuxu qabaa sida hadalkiisa ka muqata yaana la dagaalimin ee halaska suudariiro 😮
@samiraige4360
9 ай бұрын
Iska dagaalan socon mayso waa inaad dadka aad la dagaalamayso qiimaysaa waxay haystaan iyo waxaad haysatid. Waxay Xamaas samaynayso maahan sax. Intay doon doontaan dad aanay shuqul ku lahayn ayay sabab u noqonayaan kumaan dad masaakiin ah in la laayo waa caqli xumo
@koorakayse4975
8 ай бұрын
@samiraige4360 wllo illahy ka yaab wad dhiman donta wll hamas oo an dagal samynin ayaa dadkan markasta la dilaa ujedadu Mahan hamas ee waxay donayan dhulka in laga raro dadkan wa isku mid haday hamas dagalanto iyo hadi kle kolay wa la dilaya
@mohamedhassanhoussein8627
8 ай бұрын
Waryaa orod oo sheekada la tag nairobi shabcaanow in ictisaam aad tahay waa la ogyahay
@cabdaleayaanle
8 ай бұрын
Waa runtii
@AhmetAlinour-gt1qd
8 ай бұрын
لو قال الشیخ البربراوی کذبا لماذا هاجر الرسول الله من مکه الی مدینه المنوره
Marka diinta islaamka laysku xukumo oo lagu dhaqmo
@mukhtarahmed1776
9 ай бұрын
May diyaar garoobaan sidii ay nabi muxammad iyo asxaabtiisuba udiyaar garoobeen
@Daarulsacaadah
9 ай бұрын
@@mukhtarahmed17763kun bu nabigu udiray 200kun inay ka hor tagan Imisa dawladood oo muslim ah ba jira oo hub iyo ciidan ba hysata diyaar garow ga inta ka badan muxu yahay
@mohamedomat4028
8 ай бұрын
Sh. BARBARAAWI WAA FITNA WADE..
@koorakayse4975
8 ай бұрын
Wa shaqada wahabiyada in musliminta fitno la dhexwado dad jihad ku jira oo yuhud la dagalamaya ayu dhabarka ka toganaya
@Seed2494
9 ай бұрын
Shabcaan fikirkiisu waa ka xamaas oo kle ee bilaa xigmada ah .
@abdoulkadermohamed307
8 ай бұрын
Sorry, caqli xumo
@shardiidmedia2677
8 ай бұрын
Yahuuda inay qabsato Masjidka Aqsa miyaa saxan oo inlasiiyo gacmahanna laga laabtaad doonaysay سبحان الله
@abdimaxamed7193
8 ай бұрын
@@shardiidmedia2677 looma dhiibayee hub mahaysataa aad iskaga celiso Midakale ilaahaybaa ina amray inaynu gaalada udiyaarsano hubiyo agabkii dagaalka Ma amarka ilaahaybaynu khilaafnaa? Oo weynu iska yaacnaa inagoo faro madhan
@suhaipabdi4481
4 ай бұрын
Shacbaan ma fahan sanaba hawsha jihaad uun bu moyadaa wx wlpa
@LaylojamacLaylojamac-
9 ай бұрын
Soomali iyadiibaa xalka ka xanuun badan kujirta maxay tahay labadooda isku haystaan falastiin gumaystaa gaalan kusoo duushay wana la arkaa soomali lkin walgu sooduulay wana lahaysaa hada waxay maraysaan dhaxalk awoooyashood in lagu haysto ciidamo loosamaystay hal shiikhooo kahadlay ma aragten inagu aynu iska bilowno 😢😢
@samiraige4360
8 ай бұрын
Waaruntaa bal maxay Falastiin uga hadli meeshii ay joogeen baaba sidaas ahe iyo dhulkoodiiye
@raxmamaxamuud1447
8 ай бұрын
Sidaa uu sheekh bar baraawi waa sida saxda ah waayo iminka waa lagu cariyay waxna looma tarin
@mustafcusmaan5296
8 ай бұрын
jadiidiyo meeley la dahay
@Saciidawjamac
9 ай бұрын
ictisaam cidna wax u tarimaysaan
@awaaare718
9 ай бұрын
Caadifad looma baahna
@nashaadmx3565
8 ай бұрын
mushekhdu waa masalo ay isla fahmi karan haday media ha ka dayan ooy toos isku waydin lahayen
أنا موافق لشيخ بربراوي وهوعالم للدين عارف لما يعود نفعا علي الأمة.
@MohamudY-dw5gn
8 ай бұрын
حتى وإن كان كلامه صحيحا ليس مناسبا في هذا اليوم
@nimcoabdilahi7964
9 ай бұрын
Bar baraawi gaadhi mayside maad iska aamustid uun ,run buu ka hadlay imisa falastiiniyiin lagu xasuuqay xamaas maxay utartay muslimiinta falastiin iyagaa ku cariyey yahuuda duliga ah
@user-wr7ym3qu6p
8 ай бұрын
Daanta galbeedne yaa ku cariyay waatey ku dishay 1000 ka badane? Iska aamusa yahuud hadaad aman ka fileydo udxiyane ma gudide
@saynabmahamud8847
8 ай бұрын
Maxaad ka taqaanaa falastiini yiinta.duli baad tahay. Maxaad ka taqaanaa xamaas
@ahmedabdullah1704
2 ай бұрын
jadiidiyo jahad ma ogola
@omarishirwa
9 ай бұрын
sheekh shacbaan waa waalan yahay waxan uu isdaba dhigayaa waa maxay ICTISAM ICTISAM DHIIG U JEELAY KALIYA DHEH ÖÄ,, sheekha berberawi si sax ayuu u hadlay oo waafaqsan shareecada oo faahfaahsan waxan shacban ka hadlaayaa waa iska daandaasi sheekh kale
@Abucadnaan
8 ай бұрын
War hadey dagalan iyo hadi ey dagalin wa isku mid dadkas illah. HA. U gargaaro meeqa lagu dilaa daanta galbed ee yahuuda mamusha?
@awaaare718
9 ай бұрын
Alshabaabka cida taageeraysa uma malaynayo inuu jihaad garanaayo Waayo?alshabaabku waxay samaynayaan ayaa sax u qabaa.
@amiinali8969
8 ай бұрын
Waxani waa jaahil Raba inu kusoo shaacbaxo culimo ka cilmi badan
@AhmedSaalahmohamed
9 ай бұрын
Miskiinkii maantu libaax afka uga galay😢😂
@abuazam8647
8 ай бұрын
أحب شيخي البربراوي ومنهجه واضح ولكن في اعتقادي والظاهر لي أن الحق في هذه المسألة أن الجهاد اذا كان دفعا للصائل فيجوز بأي وسيلة ردعية للعدو كما هو الحال في فلسطين والله اعلم أما الشيخ شعبان فمعروف منهجه أصلا وانتماءاته بغض النظر عن هذه النقطة
@shdauudmaax9136
8 ай бұрын
ياشعبان ياشباب ياجاهل اسكت
@user-zh3gu8ov7v
9 ай бұрын
Israa iil haga raacdo falastiin miyaa sheekadu sax uma arko gaaladu maroodi ayey wadatey muslim kuna faras
@mulidabdilahi7218
8 ай бұрын
Barbaraawi iska aamus yaa dhaha
@yusufsaleban7130
8 ай бұрын
Bar baraawi. Jahligu waa musiibo. oday nin weynbaad tehee diinta baro. Sheeko caruureed. Haku hadaaqine
Пікірлер: 120