Shiikh Mukhtaar Maxamed Xuseen, waxa uu ahaa Guddoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya 1966 ilaa iyo 1969.
Shiikh Mukhtaar oo laga soo dooran jiray magaalada Xuddur, waxaa uu qabtay xilka ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya ka dib markii la dilay Madaxweynihii Soomaaliya cabdirashiid Cali Sharmaarke.
shiikhu wuxuu ka waramayaa Shakhsiyaddii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo 3.5.2002 geeryooday
Негізгі бет Wadaniyaddii iyo Shakhsiyaddii Maxamed Xaaji Ibraahim cigaal 3.5.2002
Пікірлер: 9