Abaayo habinkii waxaasameesid nosoogali abaayo wAn kuku tageera hora usoco wanka helay gabar asturan Allaha kudaayo mcnto masha allah my siister keep going
@mariammohachannel716
4 жыл бұрын
Noso waxa qabatid malinta dhan qalbi nuura 💞💯💗😘
@naimaosman406
4 жыл бұрын
Fartuney mad Naga daysid sxby kuwo badan o yutubar ah oo wajidoga ubogysid Aya jiro lkn markad live u aragtaa waji xuuux ah.
@mariahassan2673
4 жыл бұрын
Abyo mcn hmblyo sheekadina hnga ilabin waka sugeena next video insha allh xbbti
Fartuuneey walaal isha korkeeda waxba lama marsho waa meel jilicsan
@abdimoe1049
4 жыл бұрын
Sister kettle ka waxba laguma dheexkariyo ee biyaha unba lagu karsada
@umusuheyla6337
4 жыл бұрын
hee abaayo mxaa laguma karsho miyaa ani mlin dhaweyd intaan sokor ku shuby uuba iga daaty
@zuheyramao1548
4 жыл бұрын
Asc maasha alaah tabaraka laah
@fathimohamud6661
4 жыл бұрын
Mnsha Allah caday but qisada aan sugi ka ahay 😥🤐🤐
@sadiahajji8454
4 жыл бұрын
Fartun abaayo karemkaas ayaan rabaa sidee uhalaya mana jogi nairobi
@mariishbeautycooking4442
4 жыл бұрын
Fartuun isooboqda macanto
@umuomar1782
4 жыл бұрын
masha Allah
@amraninamxmd5347
4 жыл бұрын
fartuun abayo Kareemka caano noce lagu qasa
@xabiiboibraahim7688
4 жыл бұрын
Fartuun numberka aya raba abayo 😍😍😍
@misshonesty86
4 жыл бұрын
Wow mashallah abayo
@mamonafiido1954
4 жыл бұрын
Masha alah
@deeqosalaxzoo811
4 жыл бұрын
Apayo wx yabaha lisku cadeyo ma istacmashi miye neh
@caishaahmed4052
4 жыл бұрын
Masha Allah hormar wacn
@haboonmowliid9344
4 жыл бұрын
Maaasha allaha
@iimanahmedmaxamed5727
4 жыл бұрын
Hamblyo xbbti 50k aad gaartey ka badana kuu rajaynaya
@osmanabdi7569
4 жыл бұрын
maanshallaah Abayo 🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🏺🏺🏺🏺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadijasimanchannel4476
4 жыл бұрын
Congratulations 🥳 guul iyo gobanimo
@queenhamda3174
3 жыл бұрын
Masha Allah abayo hormar wacan horay usoco xbbti please subscribe and like and share Thanks
@barlinyusuf3461
4 жыл бұрын
Fartuun kas gaxwo lagumo kariyo ee biyaha ayaa lagu ku lu leystaa
@mariishbeautycooking4442
4 жыл бұрын
Mashaa allh abaayo
@Sacdiyohussein5626
4 жыл бұрын
Masha allh abayo
@yaskacookingclass64
4 жыл бұрын
Masha Allah 💯👌👌
@zuheyna143zuheyna3
4 жыл бұрын
Masha Allah allh haku barakeyo ani wajigey oil waye subaxi marka sotoso wajigeyga wa wu dhalala sarid dartisa qali iska yarey sokorta badan ma ficno sokor iyo cusubo badan walagu deriyey 😘iga rali noqo qalid ha I fahmin muhim wa cafimdka iska ilali sokorta badan
@zamzamcabdiraxman5351
4 жыл бұрын
Mashaa Allah wllo❤
@fadumoshiikh2210
4 жыл бұрын
Asc fartuun habaryar sokorta iska yaree waayo sokor badan ayaad isticmaashaa calaamadaha aad sheegeysid mida kale baritaankaas wax weyn malagu ogaado aniga ayaa ku daalay islee markasta wax ma qabtid ayaa lay dhihi jiray balse markaan meel kale tagay waa qabtaa ayaa lay dhahay waxaana lagu ogaadaa daawo sokor ku jito ayaa lagu cabsiinaa hal saac ka dib ayaa la gaqaada dhiiga sokorta marka way soo baxee hadii aad qabtid marka isbitaalada tag waxaad tiraahdaa baritaankaas ayaan rabaa
Пікірлер: 79