businka sadaxdii dal ee ugu fiicnaa oo madaxa na saaetay wa sudan suriya yaman yaa rabii u nabadeey dalkooda
@AxmedCabdiraxmaan-f6y
2 сағат бұрын
Wwwat❤
@HassanHassan-ig3wg
2 сағат бұрын
asc waxaa u arkaa qoladaan crissis ladhoho argagixiso
@Hajidulmidiid
3 сағат бұрын
Isbahaysigaan waa in lagusoo daraa walaalaheen reer Djabuti.
@xamdixasan3780
Сағат бұрын
🎉
@MOHAMEDHASSAN-ts8yo
Сағат бұрын
Iskaashiga waa wax lagu farxo maadaama Somalia eey thy wadan madax banaan cid walba eey heshiis la gali karto kaligii taliyaha oromiga ee abi ahmed
@HoryalkaDalkaHoryalkaDalka
46 минут бұрын
Qm waxaay bareeysa miy dhuulka qasa ka joogan masexiiyinta 😅😅😅😅😅
@Abdi-uy2jj
2 сағат бұрын
yaman iyo suriyaba weey na soo dhaween awal
@axmadbarud3014
2 сағат бұрын
Heshiskas 3 geska ah oo dhaxmaray Masar iyo somalia iyo elataria waa mid aburi donaa colad iyo itobiya oo xaga bada kaxirmi donta waa gul somali uso hoyatay
@muktargurei2474
Сағат бұрын
Heshiska isbahysi ee asmara waxaba ku kordhinmayo luga ku istaga dawlda fridhsan e somaliya oo ay aynu ognahay caqabadaha hayankii dawladnimo buburkii ka dib ilaamanta haysta wxunbay noqonaysa inay wajahdo cusub oo indho la,ana hdiba ay jaarkeda ka cararto kuwaso ilaa nanta ilalalinayay dawlda qabyaladaysan ee muqdisho wayo masr wayska so jidhay un xanaqa toga nile awged aretriana waba go,don kalgi taliye markas dawlda somaliya waxy ujahsatay gudcur inay gudo
@MahredSebah
Сағат бұрын
Let's come to term and go fir reconciliation we don't wanna go for fight
@hassanmohamoud-t7p
3 сағат бұрын
Ka ka ka deeq waxbarasho aaaah beeneey waa run ii dheh
@maxamedgaab4153
48 минут бұрын
Itobiya in badan by faragalin ku haysay wadamada geeska Africa iyada oo ka dhan ahyd Iny nabad iyo horumar ka Dhalato geeska ? Lkn hada ayay guranaysaa Midhihii in ka badan 30s Ay beeranaysay wana in la Gaadh,siiya halka ugu xun Ee burbur iyo baa,ba !!!!
Пікірлер: 35