Aadan Sahanow Naso Badi Taariikhaha Ay lahaayen Halyeeyada islaamka Ee La Dacaayadeyo Ama Noloshoodi Laga Been Abuurto😭😭Waxadna Nooso Badisaa Arimaha Maasooniyada io Kutabada Laga qoray Fasiradooda 😘😘😘✅👌👏😍💖Mhdsanid Wllo Qaaali Allaha Ka Abaal Mariyo 😍💋💋✅
@qalixusein7119
4 жыл бұрын
chanelka ayeey ka buuxaan ka dhex radi wuuka hdlay
@hawacadey2287
4 жыл бұрын
@@qalixusein7119 Mahadsanid abyo Wan La Socda Lkn Kutubo Badan Lga Qoray Maasoniyada Fasiradooda ayana Rabay
@deeqacali912
4 жыл бұрын
Masha Allah alle haku barakeeyo
@abdihakinibrahim3813
4 жыл бұрын
فلا تهنوا وتدعوآ إلى السلم وأنتم الأعلون والله معكم ولن يتركم أعمالكم💫❣ صدق الله العظيم 💥
@apdohakim1650
4 жыл бұрын
Allle haw naaxristo halo fataxeyo walalaha bar baroosa wlh waqti adag bay ka baxen oo u hiliyen islamka Alle in sha Allah naarta waa uga hilin yagana caaawgofana waa ku hoobin in sha Allah Shukran aadan adna si wcn bad nogus gudbisay
@axmedxaashi4613
4 жыл бұрын
Waa maalinkii koowad aan noqdo qofka ugu horeeya
@fadumoaxmed8529
3 жыл бұрын
Hada ayaa film fiican baa laga matalay aktarkii ertugrul matalay ayaa kanna matalaya insha allaha film guulaysta allaha ka dhigo
@susanabdi2136
4 жыл бұрын
Mashaa allah aad iyo aad ayay iitaabatay walhi maan moodayn ninkasi inuu yahay halyay muslim ahaa 😘tariikhdeena inaynu baadhno weeyaan walhi oo aynaan cidkale ka dhagaysan.
@safiyaalihashi787
4 жыл бұрын
Ramadan Mubarak walalalayda somaaliyeed alle ramadaantan teeda kale Hana gaadhsiiyo❤
@maxamednour6355
4 жыл бұрын
Aadan khadar roople zxp aduun 👏
@hamseofficial7116
4 жыл бұрын
AaDaN khader cali aqoonyahan somaliyet
@kingdeeq8304
4 жыл бұрын
MZUUL😎😎
@mohamedcabdalegym3601
4 жыл бұрын
Wxnan si kadiza kugula kulmay todobaadkan gudihiiza si kadiza tig dhaxdeed mudo bdan wx nafsadeydu kgu muranto inaad tahy aadan khadar cali inaad tahy iyo in kle lkn dhamaadki wn kula hadley waanad I salaantey illahy amarkii naziib daradii wa marad ka dageysay wata an kgu xaqiijiyey markan maqley codkga yacnii hdalkaga inaad tahy aadan sahanka Manshallah codkaga toolmoon wa ii zve greysanyahy
@sahanka97
4 жыл бұрын
Hhh mhdsnd wll Waan xasuustaa
@Wanaagshe
4 жыл бұрын
Masha Allaaah keep going wall
@abdifatahtube5720
4 жыл бұрын
Adiga adiga arkaya Qoralkaygan illahay Farxad Iyo Nolol Badan ha ku siiyo WalaalaYaal 😔 Fadlan Channelka subscribers ii saara plz🙏🏻❤️😔
@deeqacali912
4 жыл бұрын
Wllo waxaas waxba kuuma tarayee iskadaa
@raagealiraage619
4 жыл бұрын
Waxaan kugugula talinayaa inaad chanelkaaga soo galiso wax adiga iyo umada manfac u leh
@abdifatahtube5720
4 жыл бұрын
@@raagealiraage619 Wan soo galiyaa brother😊
@ugbaadcabdiraxmaan7831
4 жыл бұрын
Mnshallh walhi cimi ayaalga faaidaya
@salmamustapheali
4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا Aad baad ugu mahadsantahy soo gudbinta mawduucayada muhiimka ah ee daaha ka rogaya xaqiiqooyinka dahsoon . Waxan jecalyn inaad noo soo qadato ama wax tirahdo mawduuca ah أين أختفي ذاكر نايك . Halkuu ku dambeeayay Dr Daakir naayk. MAHADSANID.
Wll ramadan mubarak su,aal adi magaca wll xuman haa u argiin
@naruuronataasha1750
4 жыл бұрын
Anaa ku shegayee waa Aadab khadar cali Aadan sahan ilaahay haka abaal Mario wanaaga uu inoo hayo
@taskamoh584
4 жыл бұрын
@@naruuronataasha1750 waa mahsan tahay lkn aqoon dheer ma uledahay abaayo
@sahanka97
4 жыл бұрын
@@naruuronataasha1750 mhdsnd wll najma
@taskamoh584
4 жыл бұрын
@@sahanka97 adi ayaa mudan wll
@maxamedbashiir1328
4 жыл бұрын
شكرا
@adamyuusuf5097
4 жыл бұрын
Yuotuberskii waaa loo soo galey... Warkaasi yuo tubka mamulkiisa ayuu ka yimi
@qalinmaalmediaproduction2299
4 жыл бұрын
Masha'allah wllo mawduuc qiimo badan
@xamsecamdi1700
4 жыл бұрын
Mashallah walaalkay aadan mashallah walaal Kay Adam khadarcali
@user-uh4si3fu2j
4 жыл бұрын
Maasha alaah alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
@suhaybsomali992
4 жыл бұрын
Walahida Aadan sahan waan naceba dadkas ilaa hada waan dawada move gaas blse maan ogayn xaqiiqadas Alle haka abaal mariyo wll wax cusub kaa faaiday Thank you bro
@xaamudibraahin2579
2 жыл бұрын
Ilaahay ha ku xajido ku noolow xuska alle cidhibtaadana ilaahay hakaaga dhigo kalimatul tawxiid..aaaaaaaamiiiiiiiiin
@abdirahmaandaalloofficial5130
4 жыл бұрын
aadan ilahy ha ku xifdiyo
@nasrimaxamed8436
4 жыл бұрын
M a sahanka xogaha ramadan kariim
@abdirahmanabdikani5659
4 жыл бұрын
War bishaar
@abdirahmanabdikani5659
4 жыл бұрын
Masaajidka ciyaarta ka daa
@nasrimaxamed8436
4 жыл бұрын
@@abdirahmanabdikani5659 walaal mesha Waa you tupa masajid kuma yaaloh🖐🤩
@abdirahmanabdikani5659
4 жыл бұрын
Walal aadan hanga mashquulin
@khadarmoxmed.4906
4 жыл бұрын
Aad ban kusaalamaya zxp aadan Ramadan wanaagsan.
@mursalwadani8352
4 жыл бұрын
Horay usoco wll waan kugu xiranahay sxp sare
@cabdaladhiif672
4 жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Salaan kadib waxaan ahay qof kuxidhan channel ka Allaah ha ku Haku barakeeyo sida hufan ee hagar la'aanta ah ee aad ugu soo gudbisid bulshada jazaakallaah waxaan ahay macalin Quraan Habka online ka ah dadka kubara Qur'aanka kariimka iyo shareecada islaamka gaadh ahaan qurbajogta somaliyeed waxaan doonayaa in aad igu xayaysiisid channel ka jazaakallaah بارك الله فيك أخي الكريم
@cabdaladhiif672
4 жыл бұрын
Nuurulquraan.com
@sahanka97
4 жыл бұрын
Wcs wr Ilaahay hakula garab galo hawshaa wanaagsan ee aad hayso Wll iga raalli ahow haba yaraato'e wax ma xayaysiiyo.
Masha Allah wll adan Allah haku dhowro muqaal walboo ad so galiso wax badan ayan ka fa'idaa runtii waxan si gaar ah uga fa'iday sixitaanka ad ku wado taariikhdii halyeyadii muslimiinta ahaa o taariikhdooda la rogay halkaas kasii wad waxa tahay geesi umada soomaaliyeed iyo mida muslimka ahba usoo baxay.
@sharmarkeirn6118
4 жыл бұрын
Nin adag buuu ahaaa 🤗
@muwahibbadri7502
4 жыл бұрын
Badan inta qof ee islame lagu ciyaray sharaftoda 👋🏽
Masha allah aadam allah ku siiyo cimri dheer iyo cibaado suuban video yadaada waxaan u gudbinayaa dad badan kuna iri caruurta u daara habarteen taariiqda islaamka Halkaana ka sii wad la dagaalanka ku soo duulida maskaxda dhalinyarteena Jazaakallahu kheyran
@sharmakemohamed5755
4 жыл бұрын
Manshallah zhp wax badan ayaad noo qabaty halyeyga somalida zakirka somalida c.xamiidka somalidu ku faanto aadan khadar cali
@umaymafaarah2020
4 жыл бұрын
Aadam wall islam ka Allah hakugu xoojiyo Afkaaga iyo adinkaaga gaalada haku jabiyo
@nasser2169
4 жыл бұрын
Sheekada 4ta daqiiqo ee ugu horeysa haddii ay hollywoodku si run ah film uga sameyn lahaayen wxuu noqon laha awlhi film lcag bdn usoo xareeyo oo super hit!!😍
@sahanka97
4 жыл бұрын
Pirates of the Caribbean Jack sparrow Filimlaas ayayba ka sameeyeen waana kuwii markaan yaraa aan daawashadooda ugu jeclaa
Insha Allah awlaadada ku tarbiyee cilmi badan barro bar iyagana. Halyay walba hooyo ehlu diina dhashay..
@faadumoyaasiinamuhamed606
4 жыл бұрын
Alle ha ku xafido wll waxaatahay nin takhida ayaad sonolaynsaa waxaan rajaynyaa in aan arko waxataka aad hada hayso oo baladha luqado badana ku baxa si ay ugu faaidaysataa musalimiina badana ooy xaqiiqa bdani kaqarsoontahy waxaan in aad ku sokordhiso carbi iyo English waan ogahy waxay u bahantahy dhaqaale iyo dad waqati kubixiya alle waxaan ka rajanayaa in u hirgalo firadaasa aha balaadhinta janalku
@fulkomohamoud139
4 жыл бұрын
Mazhllh
@mohamedosmanabdi4969
4 жыл бұрын
Thanks brother.I haven't known his history
@cabdimajid1423
4 жыл бұрын
Wcs wll adan Ninkan malin walba wuxuu ku bilaaba barnaamijka azc idinkuna Wcz ku bilaaba wllayaal cometigiina Alle wuxu yidhi hadii la idin salamo salan ku salaama mid ka wanaagsan Hadii kale ku celiya
Пікірлер: 246