Garaadsadayoo Allow somali midee waxan ahayn ma maqlo Ilaahow somali mid walba halkiiaa ku nabadyeeel
@cashaxuseen8436
4 жыл бұрын
O oooh sorry allow gacantu cadawga aka soo daa cabdicumar waar nacabka Regina madaxdaa gacanta ugaliseen kawaantoba adaxan laydinka haye oooh my good soomaalaay haad baadku cunay bulshodayacan oo is basaasaysa cadawga allow alleh
@bisharabukar8929
4 жыл бұрын
inshaa allh waan gariboonaa guul kama quusan doono naxariista alle inshaa allh somali hagulesato 2021
@sahrocali4995
4 жыл бұрын
Haaa walhi taas warun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭
@Hugaanmedia
4 жыл бұрын
niyada qer ushega ilma aderayal mar un beynu guleysan o riyadeyda ino rumowi O ceyr kaga bogsan insha Allah somalay ee allaah bariga yan laga cajisin Somalia hanolato o ha isracdo gul wacan ayan ino rajeynaya insha Allah🇸🇴🇸🇴💪💪👑😁😁💚❤🤗🤗💟💟😍💝💐🌹💔💔💔🙄🤲😭😭😭😭😭😭😭
@axmedcali2785
4 жыл бұрын
waa hees qiimo badan
@xaqdoonmedia4173
4 жыл бұрын
Mansha allh wlladey an jaclahey guleysta waligin
@deeqaxasan613
4 жыл бұрын
Waxan noqday qofkii kowad inataan nolaay💃💃
@sarinaabdullahially3295
4 жыл бұрын
Masha allah really imenitouch..nice song.. Guul Ogadenia....forward..I love you all..nfd.
Xaqiqdi holaboladan iyo rer jig jiga wa dad ku wentahay somalinimo darensana in aysan faido lahen kala qub qubnanto iyo rer hebal why wa mida manta meshan na dhigtay😭😭
@gulledvlog819
4 жыл бұрын
Fadlan soboqo channel kaygaa KZitem
@farhiafarah6954
2 жыл бұрын
Qoysbaanahoo Reer iyo qiimoqaran lagu tiigsadaayoo hamiyaa helaaaa.
@Mo-dool
4 жыл бұрын
midnimo kulaa mise waa 4.5 oo markuu darood madaxweyne noqdo hawiye waa in uu raisul wasaare noqdo dirtuna raisul wasaare ku xigeen somalida kalena waa ciida ha cunaan. waa munaafiqiin somalidu waxey dadka ka dhadhicinayaan iyo runta sidey yihiin ismalaha.. somalia waligeed foodo ayey ku jireysaa taa igaada waayo been ayaa run laga dhigtey
@abdallasaid1232
3 жыл бұрын
Bulshada qaxarkii ku dhacay Sooyaalku miyuusan qorin
@sabatixeedhomedia41
4 жыл бұрын
Ree cabdilaa wadankii qasaye caruurtaan adeerka u ahay ee ree jarareedow maaday & ree cabdile hees ku karbaasha!!!
@hodancabdi9500
4 жыл бұрын
Hdlkaaga inad wnajiso aday kufcnthy
@qaalidmahamed1628
4 жыл бұрын
Axmaq wa kan oo kale intuu meel soomali lagu midaynayo dhex yimid ogaden kala qaaday alaha ku caafiyo wax lagu dhaho garan mayne😠
@fadumoali4415
4 жыл бұрын
Nacas adookle aya wadanka qasaya
@farhiafarah6954
2 жыл бұрын
Wax guud.tantan.qiysReer baanahay.
@farhiafarah6954
2 жыл бұрын
hoos dhul.xamareykhatraaaayeeey.seebaaye.👋
@ahmedshiine8202
3 жыл бұрын
Sxb heesaha kooxdan 2aad kuso celi
@farhiafarah6954
2 жыл бұрын
Murti yar 5 asww.shamsaaaaay
@aminaaden1325
4 жыл бұрын
Wow jigjiga
@farhiafarah6954
2 жыл бұрын
Islaaaaaaam.jkhayraa
@puntishboy1028
4 жыл бұрын
Waan garanayy
@issackabdalla4461
2 жыл бұрын
Farmajo success i.a
@GODOL24
4 жыл бұрын
Woow my blod go a heard hore usocda we love you from Qorahey!
@muxibaadanmobile7930
4 жыл бұрын
Masha allh allow nohifdi
@ismailyusuf5635
4 жыл бұрын
Waxkale
@valkomnatillyoutube6790
4 жыл бұрын
Masha alaah koxda reer jigjiga hambalyo hambalyo waxad tihin umad lagu faano ona jecel dadkeda ,dalkeeda iyo diintisa ee rabow garansi kuwa kale ee huurda warkatosa huradada harka galay umada Somaliyed ugu baqaa Nabada iyo Qalinka kana shaqeya hormaraka iyo dadnimada iyo wada jiritanka umada Somaliyed hormar wacan insha alaah
@amoonsomail4331
4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🥀🥀🥀
@xikmadraadshe9345
4 жыл бұрын
Walaalkaa quraac kadhigo
@shaaficicabdi3577
4 жыл бұрын
Quluubta shanbaa ku qoran Qasdiga lama mayri karo Qalbigu kama maarmayoo Qasaarana uma oggoli. Axyaa fanaaniin saxdaa waa kuwaan.
@ahmednoor671
3 жыл бұрын
Waw
@mohamedabdilahi4630
4 жыл бұрын
Alle midnimo Ku wayfiisanaynaa
@shamsaomar9076
4 жыл бұрын
Walleee jigjiga dad nool baa ku nool Allh yacizak⚘😍
Walaahi mushaakali aduunyo isoo wajahay mana ogayn go or la xidhay bilaa talan waan ahaa O oooh aduun waa halo badan yahay ninka ayan meesha lagu ilaawin dulmiga hayska duwo soomaalay xanuunka jeelka maxakabdba waan soo arkay sorry wadankaloow soomalidaycan
i don't CarE somaliland you guys say we are country guss what you never become country I will show you we become country you guys 🇸🇴🇩🇯 we proud who are Somali galbeed 🇸🇴🤴🏾🤴🏾
Maskin heesta waxay ku socota walalkis ibsade wana farmajo iyo ilay qalbidhagax waxa lososare sawirkisa aya ah in laibsade qalbidhagax wa nin cadowkisa aytahy Ethiopia marka qalbidhagax wa nin heesta laku matalayo ilen madama ay walaladisa ibsaden hees ad fahmin bad iska so caac lani 🤐🤐
Пікірлер: 134