Asc gabar kali ilahey lagama baryo e waxadka barida mid kheyr khabto allaha kusiyo aniga hal gabar qabo inta kale wa wilal marka gabar iyo wilalba allaha no barakeyo inshaallaah
Mashallah cimraan allaha noo xafido ibraahim iyo qaalid allaha noo xafido ❤
@fatumakiin1993
Жыл бұрын
Ayaaney gabadhaas way saxan tahy adna wad saxan tahy ayana waxy ka hadashay waxy aragtay adna waxaad aragtay waxaad aragty ani aabahay iyo hooyaday waa hore bay kala tageen anoo nuuna ah markii uu gacanta igu haayey oon yaraa sidii uu xanaanyn jiray buu rabaa inuu ii xanaaneeyo abyo anigu waan xanuunsadaa mararka qaar nerve baan qabaa markuu igu soo koco aabahay warkaas markuu gaaro sida ugu dhaqsiyaha badn buu igu soo gaaraa inta aan hospitaalka ku jirana asagaa igu haayo hoyana waqtigaada qaado dhaho waliba anagoo labo dal kala joognaa somaliya io Ethiopia Abyo anigana waxaan hospital aan ka shaqayn jiry wllhi ciil iyo calool xumaad u dhimanaysaa gabdhaha qaarna wllhi habeenkii anaga oo nurse ah baa la soo jeedi jirnay abayaashoodna gurigii ay ku sugaynaa si markii uu caafimaado in guriga ay ugu timaado ilmahana uu aabe ku dhaho umana qalmaan taas 😓😓
@fadmaahmed2315
Жыл бұрын
Allah ha cafiyo Cimraan yare habaryar Allah ha ka dulqado xanuun ka amiin amiin quraan saara Cimraan yare. Allah ha idiin xifdiyo amiin amiin keep going sister
@Fardawsafiican1
Жыл бұрын
Mshallh.qli anba gabdhaa aad ayaa u jclhy.alle ha ku siiyo gabdho badan oo baari ah wanagsan.😢
@Haffyy
Жыл бұрын
Cimran cade ilahay cafimadkisa taam haoga digo,,, ayana ilmahaga iyo xajigaga allaha kuxafidho♥️💯
@sagalsaafi2215
Жыл бұрын
Mash allah allah nocafiyo cimran caqil abyo
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay masha Allah 💖 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Пікірлер: 154