Liiyo dad faniya isku keenta so noqosho wanagseb wllo🥰❤💯✌
@daganmomo
Жыл бұрын
Madar, Lii Omreyn😂 Jah Fany comedian 😂😂
@fatoumaabdoulsalam743
Жыл бұрын
MaschaAllah from 🇩🇯🇩🇯💯💯💯❤️❤️Omar et Madar so love
@saredoahmed2451
Жыл бұрын
Waalida omreeyn Hhhhh lii caato iyo madar salam sare 🇩🇯🇸🇴❤🤍💚
@inantaSomalilandkufanta7766
Жыл бұрын
actorkeyga madar maxamed ayaanle wan jeclahay🥰
@saciiidaxmed9527
Жыл бұрын
Kalay ani Igu Faan ❤️
@inantaSomalilandkufanta7766
Жыл бұрын
@@saciiidaxmed9527 Hye
@cabaasfaizafamily6558
Жыл бұрын
Baabasiirki maiska dawesay😂
@qurxintaarimahabulshada484
Жыл бұрын
Welcome back Lii Caato mashaa allaha hbo
@xaawomaxamuudxasan4801
Жыл бұрын
Welcome back bro waan ku xiisnaye wll noo soo noqo wll🥰Liiban Adan Ali🥰
@sharifmaxamad1801
Жыл бұрын
Licatow soo laabo wamaxay xiliganoo kale maa youb laga maqnadaa markad soo jamhadeysoo mel dheer soo gartey maa ka sexatay 1m loo taramoyaa
@raxmatah3399
Жыл бұрын
Sax
@abdihafidbayoto6864
Жыл бұрын
Aniga wax kale lamayabine waxan layabey jabuuti hhhhhhh 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 waxkale d jabuuti from Jigjiga 🇬🇲 walhi aniga reer keena wajigjiga Lkn Aniga waxan kunolahy mugdisho dhulkena Hooyo 🇸🇴🇸🇴🤣😂♥️
@princessenimanima9513
Жыл бұрын
Xptdr je taper un fou rire wallah😂😂3 legends dans une vidéo c'est lourd les gars 😂😂😂malheureusement je suis en retard mais je kiffe la vidéo 😭🔥
@MahadMohamedHassan
10 ай бұрын
Omarein IS the best and legend
@SuntaFaaraxmajopasto58
Жыл бұрын
liicaato youtube wuu kaa caajisay😂goor ay u shidneed ayaa jirtay marba qof ayuu social media u shidanyahay
@burhanofficial9276
Жыл бұрын
Sxb liban aden ali hore usoco waxa tahay KZitemr marki ladaho waxa tahay halka qof anka tagero guuleso waligaa wll 🥰
@xilwaahmed5147
Жыл бұрын
Liibanow wll codku wa gabn yhy KZitemr wyn oo haaf milyan haysta tqhye codka nga hagaaji
@niciimaabdirahman8501
Жыл бұрын
Sadex jiri oo is helay 😂
@harunabdielmi5807
Жыл бұрын
Liban sxpw sacaan 1M iyo ka badan waa gaari laheed hadaad ka hakan laheen channel ka wayo waxaa tahay oo kaftan badan oo sheeko sameeya wanaagsan ah marka isbucii 2 Mar soo fariiso xataa boorka iska jaf libaax oo hore u soco waxaa tahay talent socda oo bulshada rabaan
@raxmatah3399
Жыл бұрын
Sax
@bmgvlogs7965
Жыл бұрын
Omrayn kulahaa" sogsogta ii soo dhig ", i was rolling in the floor
Qisadeyda bilawgeda Somalia way ii istagi dontaa waxan ahay ruux lagu cilay KZitem xun dartiisa lkn niyada wan ku hayaa ruxaas iciilay inee somali maxamed Malin un idhafsiin donaaaan
@almas8915
Жыл бұрын
3 qof jecelahay guuleysta 🥰♥️🦋
@hindacabdi3671
Жыл бұрын
lii caato iyo madar codkiinu waa hooseeyaa si fiican laydiinma maqlo marka omrayn laga reebo
@idrisshassan9967
Жыл бұрын
dadyahayw yabaye ma ila yaabten, sadex dhandhaan ayaa beri jirey BALSE SADEXDAN BAA KADARAN.
@dekamoussa9493
Жыл бұрын
Waxan o naqana welka luxuxuda ama qushaka lagu duubu moqurufad Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
@zamzambabycare-hq5ne
Жыл бұрын
War balaayo ku jaqdee 😅🤣 wxaa ma nidhaa nio ish
@naimaalirasmi3006
Жыл бұрын
Wllhi bilaahi inan been shegeyn Anaga reer Galkacyo hadaa nahey wllhi Biriq baan u naqaanaa fur canjeelo waa uun reer xamar
@subeertiger4628
Жыл бұрын
🤣🤣🤣 Ala garacoow ala mxd jabtay isku waxpaa nala odhan jiray markaan dhacno 😅
@فوزلويان
Жыл бұрын
asc ina adeerkeyga igu qaaliga ah liban adan cali allah ii kaa dayo walaal qaali faraxadaadu waa faraxadeyda waan kugu fanaaa horey u soco
@mumtaazmiim9238
Жыл бұрын
Vous êtes un jeune talentueux qui va de l'avant
@proudcitizen4883
Жыл бұрын
Kuligoodba Waa idinsalaamay Lakinse Sigaarah Madar Ayaanu Salaamaya. My favorite actor 👌🏾
@dahirabdimoussa5110
Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@kheyroabdullahi9660
Жыл бұрын
Bidhiq Aaaaaa bisiinka iyo saliga🤣🤣😂😂
@bilanmustafe1521
Жыл бұрын
Manta anaa ugu horeeyo keep going bro hore usoco insha Allah 😍
Liicato maxaa ku helay cabdale maxaa helay maka aarsanay waad nagu raag teen🥰🥰🥰
@canabcudon8460
Жыл бұрын
Muqdisho fur cajeero iyo Galaska cajerada mudugna biriq sas dhahnaa
@nimconfg
Жыл бұрын
Liban eedo waan kuu xiisnay inooso noqo adigoo baraxsan.
@khadraahmed2684
Жыл бұрын
Waa idin salamay wiilashena
@fahmimohrani548
Жыл бұрын
Lil aato bro omareyn meesha ku shidaya no ninkan so funy weyh😂
@haniitaofficialchannel
Жыл бұрын
Bahalka canjeerada lagu dubo ree jabuuti daba dalool bay u yaqanan liii 😂😂😂😂 yagu way dalooliyaan caaga kadib qooshka ama cajinka biyo biyo ayay ka dhigaan sida canjeero hanshi loo dubo ayay u dubtaan
Пікірлер: 254