لا اله إلا الله سبحانك إني كنت من الظالمين اللهم انصر اخواننا في غزة
@ashamohamed689
14 күн бұрын
Aslam alaykum walaalkey Eid wanaagsan ha joojin baraarujita ilaahay ha kaa abaal mariyo ha joojin baraaraajinta wax kasta oo wanaagsan cid uun baa bilowday 1- idaacada buulo xuubay 2- dulmi diid 3- Shiekh Abdi xirsi 4- nadasra show 5- ka gaan ka gaan Walaalkay xaashi oo runtii aad noo baraaruji ilaahay ajar aan dhamaan ha siiyo Ilaahay ha idinka abaalmaryo ha joojin a wacyi galinta in shaa Allah Eid Mubarak ilaahay ha idin xifdiyo amin yaa rabil caalameen
@NUURIYE.
14 күн бұрын
Meydkiiba lasoo faganaya dad nool ma loo daahaya😂😂😂. Ar soomalaa ar rer farax madmadoobaa😂😂
@fatmaxuseenmohamed4416
14 күн бұрын
Ciid wanaagsan 🎉🎉🎉🎉 idaacada buulaxubey 😮😮😮😮 dadkan ajnabi ah dadkodi iyo dalkodi we utashaden xita waxe utaliyan ajnabi qaxooti yimaado aduunka kale Ka yimid Kala duwan dalkodi ku xukumayan 😢😢😢😢 anagane iskuma talin karno dad kale aan waxba tari karin farqiga ino dhexeyo
@abdirahmanaden9069
13 күн бұрын
WAARUNTAA WALKAY ❤🎉❤
@MUUSE967
13 күн бұрын
Waa laga baxaa ustad
@ubaxmacoow
14 күн бұрын
Masha p❤❤❤👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@caska_toxob
14 күн бұрын
Video-gan dad qaas ah aa weerar ku tihiin marka toos usoo wada baxa ama beenta iska dhaafa💯✅
@Khaalid4846
14 күн бұрын
Qofkii waxaanu lahayn gataba kor iyo hoos baa loola hadli
Пікірлер: 27