Xitaa hadey jiliin tahay saan in aad soo gudbisaan ma fiicno
@apdinasir8597
6 ай бұрын
I aamin wazirku waa fuley 😂
@rakbah.c
6 ай бұрын
Caro sii kulahaa
@xamseabdirisaaq3391
6 ай бұрын
Sheekadi ciyal nimadi ayad bilawden ciid sii 😂
@cabdullaahiciise-us7km
6 ай бұрын
soo badi prank gaan
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
6 ай бұрын
Atoorahii Maxaa helay mr jetli😂
@mahdiaadan7816
6 ай бұрын
Kan jidhkiisu cawro waaye 😢😢
@Hasan45390
6 ай бұрын
Baaquli boy Mr Carro sii😂😂😂
@user-np1od6ob2x
6 ай бұрын
Waziir shabalasa nin weyn❤ 1:16
@user-bf5se9yh4k
6 ай бұрын
👍👍👍👍👍🫶🫶
@user-xs7om9uq6q
6 ай бұрын
Haa
@nimcoomar7611
6 ай бұрын
ilmo hiraabe ini waceysle ahey nin guriga marti ku ah waa la xushmeeyo xormadi awey xooga ceeb m weeye hooyp macanow baqoli boy narti girigaaga joogto hanla xishmye ceeb walaagi wuu dhib badan yahey lakiin martida xishmeeye walaahi
Qandho madax ween kgs maa kalidado galmudug markaad sidaas aad uhadleyso wlh kan qawiliste waaye wlh wasir shabalaasa waxoo shegaayo aaba run ah
@abdirahiimmarketer
6 ай бұрын
Dadku dabaalo eeba moodaan baquli boy waa.wax ee isla ogyihiin asiga bidaar lovka
@ed-kd8ht
6 ай бұрын
Nin gu kaadheer il guudkeeduu kaadheeryahay garabkaa jin dadaana dhuux gaduud
@user-se6zf5yn3z
6 ай бұрын
Wara hOOY RUNTA MAISKU SHEGAN Ninkan wa ka gardaran tiihin dhamnati edeb Yeshtaa nin hoygisa ug imanysan walba U safaneysan se wx idinka Yihin Xerka RaGa kum shirTo wxd sameyseen wlhi runta wx idin shega La dihinee😏
@salmaanifaaris1464
6 ай бұрын
Xaafad ayaa la wada joogay Qubeys ayay isku diyaariyeen kadib vedio yar oo lacag laga sameeyo aan duubno baa la is yiri. Dagaal aan sameyno oo aan ciid isku beegno si vedio-gaas dhab loogu maleeyo
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
6 ай бұрын
Waa saa sheektay weey Lagdamaayen mana lisfeerayo baq baq aye meesha ku haayan 😷😷😷😜😜😜
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
6 ай бұрын
Pranki kulaha Anago og inu been yahy aya hadana daawaneyna ligdin miya isku balansateen dagaal lisfeerenin somali maryoley naga xishooda dad waa weyn aya tihiin 😷😷😷😜😜😜
@salmaahmed2263
6 ай бұрын
Waa pranki sax
@hooyomcn2420
6 ай бұрын
Aqas wax niman rag ah sameyo maahan sidaan kuwaas ayaan kasugenaa mustaqbalka dalka oo sidi dumarka oo kale timaha isqasanayo oo ciida isa siinayo intey ka fikiri lahaayen mustaqbalka dadka iyo dalka oo aqlaaq wanaagsan laga baran la'haay caruurta wax xun Lee bartiin Alle kabaqa Aakhiradiina xusuusta yeena nafta idiinka dhicin idinkoo fal xun samey neysaan ninka raga wey isku sabraan hadii kale wey is feeran wey kala tagaan itee joogtiin aan idiin soo diree duruuda dumarka gashta ama saan iska badala oo wax.wanaag ah noo soo gudbiya oo dalka iyo dadkaba dan u ah 👎👎👎👎👎👎👎😮😊😡
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
6 ай бұрын
Nio cid ku ceshata maa la waayay prank waad maqashuune baquliboy wax ka baro bahal waalan ayaad tahee
Пікірлер: 90