Legend mustafe saleeban sumadii iyo sumcadii waqal studio iyo liiban daahir alle naxariistii janatul fardawsa haka waraabsho Aamiin yaa rabbi🤲🤲🤲
@bagalxaranbaa1187
10 жыл бұрын
waaaw waaaw waxbaa ka dhacay thanks to WAQAL Studio yaa I caawin kara hiba nuura yaa la qaadaya heesta macaan ee socoto daqiiqadu markeey tahay 40-ilaa 0:46:45
@khaliifmahamoutt7037
4 жыл бұрын
C/qaadir Xasan laari waaye walaL... Alle naxariisto jano haka waraabiyeH....
@khaliifmahamoutt7037
4 жыл бұрын
AxeeY ax Xaliimo khaliiF magooL... Ala yaa godka iga soo saara...
@ahmedhillaac8017
4 жыл бұрын
Seed yeeli lahayd sxb ⁉️🤣
@khaliifmahamoutt7037
4 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 i hees baan odhan laha....🤣🤣
@ahmedhillaac8017
4 жыл бұрын
@@khaliifmahamoutt7037 🤣🤣🤣🤣 Ma Intaa uun ⁉️ Heesaheeda uun Radio Muqdisho iyo Radio Hargeysa ka nuug dib ha usoo saarine🤣
@khaliifmahamoutt7037
4 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 shpow codkeeda ayaan doonayaH inaan si live ugu sarkhaamoH.....🤣
Пікірлер: 83