Noolow Walalkayo Xuseen Genr.Caydiid waxaad tahay geesi geesi dhalay adiga iyo Aabahaa run sheeg bad tihiin mur haday ka qadhaadhahay sgacbiga Somaliland wuu idiin ogyahay wanaga aad u gasheen We Love You and your Father ❤👍💪❤
@IfrahJama-d4n
7 ай бұрын
Illaahay how naxariisto janaraal caydiid qabirag how nuuro geesi qaran buu ahaa waa ku dharana janaraal caydiid illaahay dinbigisa iyo kii walaadiki ha dhaafo aamiin aamiin yaa allaah from soomaaliland ❤❤❤❤
Пікірлер: 9