Maasha allaah wa nin ilahay kabaqaya alx haduu reerkiisi helay ❤
@itsmyyoutobehanaanhannan1018
18 күн бұрын
Ilmahaagi xafido alla hakoo dhaafo
@faisayussuf6953
Ай бұрын
Jarertu waa qabiilka somali ugu fican gulayso wiilyahow insha allah
@fadumosaid2419
19 күн бұрын
Mansha allah wa wiil qalbi wanaagsan
@mohameddahir7293
29 күн бұрын
You are a pure somali, it doesn’t matter which tribe you are we love you. God bless you and your family. You put an effort to find where you come. Viva brother. I hope you will go to zako, but not now Alshabab operates.
Qabiilkaada waa inaad ku faantaa abuuridda Allah ayaa iskaleh oo siduu doono khalqigiisa u abuuray dad iyo duunyabo, marka guuleyso....dadkaada raadso kuna faan..
@qaalifaradarmaxamed4582
Ай бұрын
Alle qalbi wanaagsanaa jaa dhib ee ku bilaabeen
@cibadoabdi
29 күн бұрын
Masha Allah xafiduhullaah
@halimahassan1981
27 күн бұрын
Waa Runtaa Soomaali baa kaa badan sax maansha allaah Hambalyo Hambalyo hadaad heshay reer kaagi
ASC:::SAAKOW: WAXAY U DHAXEYSAA BAARDHEERE & DAJUUMA. WXAA KU SII XIGGA : BU'AALE, WAXAA U SII XIGTA JILIB.
@leed.duulaa3794
29 күн бұрын
Wixii dilay mama malyuun waa gun.miskintan xanuunsan
@user-xy3ng2ll1l
29 күн бұрын
Ok waa in lagu dilo waaye dameer baad thy
@mohamedaxmed813
29 күн бұрын
Okay GELIDLE HAAA WAJIRAA
@saynabmohamed6493
29 күн бұрын
maansha alla noolow wil isku kalsoon
@kaltunwarsame3072
28 күн бұрын
Habaratan muusaubayanada ah cid dishay ma jirato waxaan ayada is mar marisay waa been dawaarasiy aan dhamaad lahayan fiican lahayada in ruun noqon lahaayad waa 🐊🐊🐊🐊🐊🐊🐊🐊 musaba yaanada
Lkn SOS ilmaha maxaa loo geeyey markii hore 😢alxamdulillah haduu helay dadkiiisii
@nafisaahmed8560
26 күн бұрын
Subxaanalaah yaa cadiim mama malyuun abaayo ilaaheey haku book dhaamo haqagaana ilaaheey hakuu aar gudo
@Waankudaalnay
25 күн бұрын
Saakow Nimankii Afka Duubnaa bey Saldhig utahay .
@abdidiirye2332
29 күн бұрын
War ninkan waa nin isku kalsoon war maasha allaah baad tahaye horey u soco saaxiib.
@hanadolad2061
27 күн бұрын
Alaah rabulcaalamiin ha ku caafiyo mama malyuun Insha Alaah khayr
@fartundahir4910
29 күн бұрын
War maam malyun yaa dilay waan la is kaga haran walahay mam malyuun dadka dilay
@abdirashidaliadam284
24 күн бұрын
Sifican ayaa ligugu sameyey Way kuu macantahay Qofki sidan kuu galeyna wan u duceyn alxmdu lilah
@batulahussein797
29 күн бұрын
Geeledi ma ahaan eelay geeledii afgoye degan yiihiin
@fartundahir4910
29 күн бұрын
Dahir calasow miyaa dilay mise reer Somaliland
@Fowzia69
29 күн бұрын
SI XUN AYAY U GALEEN MAMA MALYUUN WAA DHAAWAC XUN CODKII WAY KA BADALEEN HOOYADAAN MAXAY U DILAAYAAN?
@salahsaiedm.sudani6617
26 күн бұрын
Maa sha Allah waa somali xalaal ah, wax kastaba kalsoonida ayaa ka weyn
@mohamedaxmed813
29 күн бұрын
ELAY ANAA EH WALIBA WARAASILEY AA KA'AHAY ABTIYOW
@Mjm989
25 күн бұрын
War ana mohamed nuur la idahaa🤣🤣🤣🤣
@Xalimo421
Ай бұрын
Wan ka xumahay waxa ku dhacay mama malyuun.Lakin.... ayadoo intaaso qabiilo ah caaydey ma ba ahayn ineey joogto meelahaas gacan ka hadalka caadi ka yhy.
@abdialifarah4173
29 күн бұрын
Maasha alaah waa nin soomaaliyeed oo aad isugu kalsoon cidna uma baahnid
@ibrahimhassan9542
Ай бұрын
Jareer ayaa ugufiican
@Xalimo421
Ай бұрын
Meeqa san balaaran hadana jileec an ahay dhahayo.Meeqa jileec u eg hadana jareer an ahay dhahayo.Afrikaan an nahay jareer nagama marno.Jareerse ceeb maahan.Wiil qalbi wanaagsan uu u eg yhy
Пікірлер: 416