Kkkkkkk Mid walboo aad xaaraan ku koriseen saasuu aduunkoo dhan ugu ceebobayaa Taliye qoslaaye nacaladii alle idinku dhacday moryaan urtay o ooynaayey maalintii la dhahay dabdamiska la duminayaa uf uf reer ooyaaaye dhiigya cabiin aduunko dhan cadaan iyo carab dhagar qabe sawirkiisey wataaan uf uf uf alle idin dhamee dhilooyin cabtooy@@sucdisiad3316
@honeyadan6531
14 күн бұрын
SubxanaAllah. ilma adeeraalayaalow Allah Swc kabaqa,Reer xaaji saleebaan kama shaqeyso Allah Swc agtiisa....Allah Swc qowlkiisa sareeyay wuxu kuyiri ...walaataziru waaziratun wizra uqraa..... nafi nafkale dambigeeda maqaado.
@safiyasaid1
15 күн бұрын
Ayagu ma cadayn bay hayaan inuusan dambiile ahayn Xasbunallaah ilahay xaqqa hatuso War waa dad waalan bismillaah
@Ayan-seattle1984
15 күн бұрын
Blah blah blah waa haabro qabil dardaraay. He's guilty and sentenced to death, case closed.
@user-lh1jl1bq7p
15 күн бұрын
Agreed 💯
@fadumoabdi5595
15 күн бұрын
Reerkaan xaq Allah tuso waa mooryaan waxay ku koreen dagaal sokeye aygoo dad dilay in dhah kala qadeen dadka habar gidir oo dhan dagaal Sokeye kama qeyb galin ee inta habaarka qabta ayaa dadka iyo dalka ka dagi layahay qabiil walb oo soomaaliyeed wax ku jira in habaar qabta oo dhiig islameed iyo xool xaaraan cuna marka soomaaliyeed ha la taageero dawlada si loo dhameeyo mooryaanta dalka joogta oo qabiilada soomaaliyeed ka koobaan somalia 🇸🇴 peace 🇸🇴
Yaab badanaa oo indha adakaa islaamuhu😂 Wiilkooda Suu u xanuujinayo sow ma oga ehel kale inay gabadhoodana u xanuujisay😢 Somalida qabiil baa wax walba kala wayn
@Nuurah951
14 күн бұрын
Sayid cali asna waa manexe, hooyadiis na waa cidihii duurka kujiray ee dhiiga umada sonaliyeed banaystay.
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
15 күн бұрын
Ala xanuunwayna Alow dhimashadayda kayeel midan gadashayda lafidmoobin Alow malintan dunida katagayo kadhig malinkhayrqabta o inaxariiso 😢😢😢😢
@halimadagane1856
15 күн бұрын
Amiin
@alikhayr
15 күн бұрын
Amiin
@xamiida20
15 күн бұрын
Iyada is cadeysay iney mooriyaan yihiin oo aanan illahay aqoon yihiin sharercada ay raadinayaan baa lagu xukumay
@sahroxasan9647
14 күн бұрын
Ilaahey haqaboojiyo umadeeyna
@fardowsahalima2682
15 күн бұрын
War ilaaheey ka baqa deenta waxaay tiri ninkii nin dilo
@fardowsa9500
15 күн бұрын
asc waxeey ku faanayaan ineey dooladii rideen tanna rideen habargidir kuwa uguxun waaye doolad ridayaal yasid baa kujirta kamana koraan waan runtood dhiiga umada weeyku qubeeystn nag alle idin kadhig
Anigo reer haji saleeban ah siid Ali xaqdarrada laga haysto laakiin tubaraca jajabka caloosha buka bunbuniska beenta isku Dirka anigo WA samarnay laakiin WA so dhaafay saleeban hurdadka habargidir naceyb ciilqaba caloosha buka iyo
Waa habro waashay o xijaabka kabeen sheegay ilaahay idinciqaab
@Kaakoos_641
14 күн бұрын
Wey ku dhuumanayaan Waa mooryaan alshabaab ah.
@iftin2024
15 күн бұрын
Qabiilnimay ku hanjebayaa waana naagihii alshabaab qabay weeye maan fahmin ma dilaagay difaacayaan oo waxay leeyihiin inantu iyadaa is gubtay yarabi xaqa u hiili, From UK
Acuudubiah dhiig muslim ayey kufanayaan Allah idin qabay oo jazahiina idinsii
@fartuunmohamed6081
15 күн бұрын
War kuwaan waa mooryaan oo dad qalato ah hadana waxay ku dareen in ay dumarka u dhaxey ay dubtaan ee allah kuwan umada ha ka qabto waxay xamar ka degi la dahay waa ayaga ee allah umada ha ka qabto aamiin allah dulmigooda ayaga ha isku salido dhexdooda aamiin allah xaqa ha soo dedejiyo aamiin
@sirkaal
15 күн бұрын
Moriyaanti wadanka burburiyay oo 30 sano nabad loo waaye waay soo baxeen... So they killed someone's child, but theirs cannot be held accountable? These people are mafia. They need to be eliminated to find peace in the country. Mamadaan waa ahlu naar, Allow naarta kugu fogeeyo.. umadana Alle swa kuwaan haa ka qabto.
Waryaa lacagta la Kala amaatay marqaati lo waayey lagu diiday anigo WA samreen xaquuqden laga tuntay been xaq dark siid Ali laga haysta habargidir naceyb ciilqaba caloosha buka bunbuniska beenta isku Dirka
@fardowsa6949
15 күн бұрын
Bisinka reer h saleeban ma dadkay cunaan? Subxanalaah.
@user-vc2bu5dt7h
14 күн бұрын
Subxaana llaah allow nin walba xaqiisa sii Ninkii dulmi wada allow adun iyo akhiraba ka abal marin لا تحسبن ان الله غافلا عما يعمل الظالمين
@user-yy8jw1pr7b
14 күн бұрын
Reerkaan. Xaq. Allah. Ha. tus.
@maxamedxuseen833
14 күн бұрын
War aduunka wuu dhamaaday wllhi waa lasocdaa ee alle wax fiican aan ulahortagno
@jawharaxasan5120
15 күн бұрын
Waxayna cayr samaynin miyaad samaynkartiin sheekhaal waa dad idina Ka nasabsane
@user-pr9gk2ye1b
15 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير جمعة مباركة wall hadi sayid cali kitaabka ilaahy laga baaro xukunkiisa shekadiisa way soo af jarmi lahayd khalaas ljn qodobka ba balaayo 😢
@aasuf119
14 күн бұрын
Dad sidaan ah yaa xukumi Kara oo maamuli kara alloow amuuraha sahal🤲
@travelandnaturechannel5875
14 күн бұрын
😂😂😂😂 1987 dowlade hore anaga rednay taana wanrideyna
@mariaabdullahihaji6271
15 күн бұрын
Dadkaan waadad cadeestay inee dadka dilaan dhacaan hadana diinta kaaga hoteeya nabiga scw sabuyiri ohada marka ladilo wiilkiina kaliya dad badan baad udilesaan somahan wameshee noogaarto sheqaal maha dad diin loshegaa qofka qofkisa marka ladulmiyo sidaan bexanuun uledahy allaah kabaqa wiilkiina hadaa jeceshihiin aqiradiisa uilaaliya
@bario1091
15 күн бұрын
Maanta weycadeys teen dooladii hore iney ayaga ridey balayadaas ayaa idin heesato dhiig badan woo idinku maqan yahay
@roodacawad13
15 күн бұрын
Alle ka baq dilaaga isagaa galay danbi hanjabaada jooji xiahood
Astaghfurullah somali dhiiga aadmiga miyaa u xalaal ah sida buuxda ay u orNayaan dhiig baan daadinayna ilaah iyo aaqiro naar wet iloowsanyihiin
@saidaahmedmohamed4996
14 күн бұрын
aad ayaan uga xumahay in aan sidaan islaanimo ku sheeganayno oo aan leenahay islaam ayaan nahay subxaanallaah walee allaah cadaabka bilaash uma samaysan dad ayuu ka buuxinayaa sida dadkaan oo kale hadaysan allaah uga toobad keenin
@jenicadali5983
15 күн бұрын
Waa aduya gadoon subxanalaah waa dad waligod dadka dilih jiray waa u caado dumarkan qabil baa rixaya ee gabartas maskintaah xaqdaroh lagu sameeyay illaahow somali soo hadeey
@fardowsahalima2682
15 күн бұрын
Yaa wax laga qadaaya hooyadaan hala xiro sayid ali hala toogto
@raqad4642
15 күн бұрын
Doctor ka luul Abdiaziiz daaweeyay wuxuu sheegay lugaheeda in cilaan saarna dab gaarin oo luul wolka ku cararin balse dabka la qabadsiiyay oo jirkeeda 92% gubtay labo naf bu jaray wana ladilaya mujrimkaas luul aabaheed hadad dishaan wa la idin qisaasaya suuq madow hadad kudishaan allah ba idin xisaabinaya shiikhaal dad lo hanjabo kaweyn cajuusooyin
@duniyoragecohniijk753
14 күн бұрын
Shiikhaal saas idiima galin waa Hassan shiikh in HG lagu jees jeesay ,markeedii hore maad galmudug ku xukuntaan
@habibohussein2019
15 күн бұрын
Nafta allah haya
@sooosooo3773
14 күн бұрын
Scw ❤
@user-rs4ls9mi2v
14 күн бұрын
MARKAA MA WAXAD NALEEDAHAY MAXKAMADA SARE HG DOONISTOODA HA KU SHAQAYSO, WAAR XAQU WAA CAD YAHAY DIID AMA DOON SAYID CALI WAA DANBIILE
Walaahi waxay istaahilaan hada in xabad lala dhaco.
@halimahassan1981
14 күн бұрын
War hg dulmiga iska daaya ilaahey haka fogaanina qofki qof dilo waala dilaa qofna looma aabo yeelayo ee dulmiga joojiya
@mulkimahdi9385
15 күн бұрын
Subxanalaa habar gidir burburkay gaysteen somalibay kufanayaan ilahayoow dhiga islama naga nabad gali
@laylashariif6453
15 күн бұрын
Subxaanalaah
@maqbuulawale421
15 күн бұрын
Xasbunulaah wanimcan xaqa ayey hareer marsanyihiin waxay u hadlayaan in aynan dhimaneynin alle xaqo ha tusiyo
@maryamfarahw9773
14 күн бұрын
👍👍👍😍😍😍😍
@aasuf119
14 күн бұрын
Horta aaway ragii qabay islamahan may ceshtaan wejiga ayey qarsanayan
@bishaaroali9877
15 күн бұрын
Dhib laguma faano subxaanallah
@malabeeyy6568
14 күн бұрын
Allahu Akbar dulmi badanaa
@khadradalal2695
14 күн бұрын
Kuwani dad maahee waa xawayaan xijaabana way xidhan yiin soomaaliya kuwani waa ku dheeraad.
@mulkiosman794
15 күн бұрын
Sax tii hore maredinee waad bili leqeeysateen 😅
@mulkiosman794
15 күн бұрын
Dadkaa wallahi waa qaatileen dowlada ha soo qaqabato hala xir xiro war dadkaas hal xishooto maleh ee kal baqdeey leeyihiin
@farhiyaomar3604
15 күн бұрын
Mooryaaaan. Iga dheeeh indha adka dowlad anga ridnay ku fanyaaan
@user-vl6ig6hf8z
14 күн бұрын
😭😭😭😭😭
@habibohussein2019
15 күн бұрын
Cimraan Allah kabaq
@MasudShoble
13 күн бұрын
Aqli la aan iyo misaan la ahaan, waxey ka qaadeysaa karaamada, marka sidi xoolihi ookale ayaa loo dhaqmayaa subxanallah war maqla waxey kuhadlayaan.
@user-pk8pf8xv9h
14 күн бұрын
Maaa ladilay dilaagi
@oz-cf4fi
13 күн бұрын
Hadii inyar oo damiir ama diin aykujirto tv soma aysan hor istaageen.reer badiye nimadooda diintaa qarin laheed.dad wanagsan waa🎉leyihiin ee waa laga tiro badan yahay.
@user-lh1jl1bq7p
15 күн бұрын
9:11 okay Talk is cheap boo boo 😂😂😂 we abgaal daud let's war now
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
15 күн бұрын
😭😭😭😭
@marwo5431
14 күн бұрын
hawiye waa mooryan aan xishoonin
@hi-gn6my
14 күн бұрын
Naagahani waa AS umaad badan dhiigooday qaban, marka jiir naxa kuma yaalo.
@hiboali5025
15 күн бұрын
Ar mooryaan dhib badanaa, kan waa idin daayay ee iska harsada qofki qof dilo waa in la dilaa, ninkan gabar dhan ayuu dubtay
@ramlanaasir1246
15 күн бұрын
War islaamahan maxey ahaayeen ninkii ama naagtii dambi gasha sharciga xukumay ayey leeyihiin dawladii hore EE soomaliya anagaa ridney 92 ayaan bilowney dagaal kulahaa waxaasi wa cawaanimo xaqiiqatan dalkaaga burburkisa inaad kadambeyseen miyaad faan kadhigeysaa aduunka cida ugu liidata ayaan noqoney dowlad la aan kala dambeyn la aan tuugo iyo budhcad dhulkiu Soomaaliya oolarabo inladhaco miyaad kufarax santahiin wa cayaafubillah show koi furta waxey kadagi weydey wadadkan
Пікірлер: 220