IIDOOR/SNM ma guulaysanyaan waayo waa gardaran yihiin. Dad iyo dal aanay lahayn bay ku duulayaan. Ilaahay ha guulaysiiyo ciidamada xaq u dirirka ah ee SSC/KHAATUMO iyo jamaahiirta dhamaan. Aamin. Xaliye from Garoowe.
@firdowsmusay-ze9gs
Күн бұрын
ciidanka ssc khaatumo shaqo wacan
@shacbaanahmed-v7y
Күн бұрын
Soomaali soomaali kale basaas ku sheegaya qarnigii 21aad ilaahow soomaali sidan si kale ugu beddel yaa allaah
@somaliano99kingkonghimself75
Күн бұрын
Somali ma aha waaa oromo adiga kabax chanals SSC waa ku la socona wax aad ka samesantahsy
Mareexaan WA geesiga kiobaad ee darood waligood looma hiilin kkkk Mareexaan WA libaaxii darood xabadooda wa laga baqaa xabadoodana wa basbaas kkkkkkkk
@MursalJaamac-z5g
Күн бұрын
Salaan qaali ah halgamaa Dalxe. Laandheer waa xagee, magaaladee u dhow, xagee ka xigtaa. Suxufiyiinta reer SSC/KHAATUMO iyo Puntland waa inay ka hadlaan in la kala guro labada maamul goboleed ee walaalaha ah. Siciid Deni wuxuu rabaa in xildhibaanada doorashada federalka ah ee SSC/KHAATUMO Garoowe lagu doorto. Xaliye from Garoowe.
@mussejama311
14 сағат бұрын
Subax kasta war dhiileed!! Barnaamij wanaagsan raadi oon kuwaan ahayn..
@sheikhabdirisaaqali1045
Күн бұрын
Islam ha is ou dirin
@Mideye157
Күн бұрын
Markabkani shidaal ma soo saree wuu sahamiya. Wuxu soo sara 3D taswiiro si loo xaqijiyo inta batrool ama Gaas bada ku jirta.
@abdirazakali333
Күн бұрын
SALAMAAD BIKULI AFAAD ILAAHAYOW SOOMAALI KALA QABOOJI
@hooyoali8142
Күн бұрын
Aaway Sarkaalka
@abdulkaderjama1494
Күн бұрын
Dunida waxaa laga joojin doonaa in la soo saaro shidaalka caadiga ah Sanad ka 2050 soomaaliya waxeey fursad u leedahay sanadaha haray in ka manaaficeeystaan shidaalka ee aan laysku dilin qabiilna la isticmaalin .
@sheikhabdirisaaqali1045
Күн бұрын
Sheydan
@abdulkaderjama1494
Күн бұрын
SSC waxaad noqoteen fulay hal mar guuleeystay waxaa la idinka dilay dad badan oo la tiro ah kuwaad ka dhiidhiseen dhimashadooda kuwo kale lagu daray gacmaha Ayaad laabateen waad iska ogolaateen dilka iyo dhaawaca joogtada ah ee SNM waad joojin la’a dihiin taaso idinka dhigeeysa fulay hal mar guuleeystay.
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
Күн бұрын
Maxamed waxuu ahaa ciidanka xoogga dalka ee gor gor ee ma ahayn boolis
@CabdalaIbrahimceeje
Күн бұрын
Guul ssc khaatumo basaas namasoo galo hala qabto
@hayabulmedia
Күн бұрын
Inadeer waxan nahay somaali waxan nahay Hal qoys cadow iskuma nihin weligeed soomali way isku dhici jirtay xoolaha ayay Kala dhici jireen ee ka shaqee nabada iska daa hadalada xanafta leh hadalka wanaagsan waa sadaqo
Пікірлер: 26