War isaq wa isaq way udhamayen dagalki sool hartiyo yan la idin sirin
@abdirahman6614
10 күн бұрын
Garxajis waxay iska celin lahaayen ninka dhiigyacabka ah dhagarqabaha ee gumeysta beesha garxajis kaas oo ah muuse juudan muuse oromo muuse biixi una diiday inay kursiga ugu sareeya helaan kursigaas oo ah kursiga madaxweynaha Somaliland xitaa dumarka garxajis iyo raga garxajis suuqa hargeysa dhexdiisa Aya lagu garaaca miyey hadey dad yihiin iska celiyaan muuse oromo muuse juudan muuse biixi iyo SNM hadey yimaaden ceerigaabo waa halkay ku baaba,ayen baabah ku noqonayen muuse oromo muuse juudan muuse biixi iyo genaral caare maraan general caare sakhraan Aya Soo waalay waxay odhan doonan waxbaa baalahayga yaacaya oo kabahoda ayey ka carari doonan hubkan ay wataana waa qaniimo ay qaniimaysan doonan ciidamada xaq udirirka SSC insha Allah guuuul guuuul guuuul ciidamada xaq udirirka SSC guuuuleysta waligiiin aamiin yarabii
@TaaroAli
10 күн бұрын
Waxaa laga doonayaa odayaasha garxajis ama sulaadiinta j.somaliland waxa laydinka doonayaa inaad ka warhaysaan waxaa ay odayaashaa garaadadu ay ku shirayaan indhahana ku hayaan waxa kasoo baxa markuu shirkaasi soo dhamaado oo aan la dhagaysan waxaa kale ee meelahaa laga shubayo oo lasugo wixii kasoo baxa shirkaas ay wadaan garaadada dhulbahante siduu u dhaco oo ah colaad ama nabad midkay qaataan?markaa waa inaad ku go'aan qaadataan sulaadiinta reer somaliland now wixii halkaa kasoo baxaa ka go'an garaadada dhulbahantee markaasay idiin taalaa waxaad talaabo ka qaadataan idinka iyo xukuumada j.somaliland ba inaad ku dhaqantaan wixii talaabo ah ee aad ka qaadi lahaydeen iyo wixii aad kaga jawaabi lahaydeenba?
Пікірлер: 9