war sirtah cidankah plz kah dah barah bulshadah dhowr jer ban ku shegay
@adentukow4368
3 ай бұрын
War tag dullibaad tahay ciidanka sirtiisa mdya ka daa
@ztrenditv7223
3 ай бұрын
Ibrahim traore’ of somaliya,Khatumo ayaa loo baahan yahay
@sadiajimale1022
3 ай бұрын
Wiilkaa yarka ah ilaahey ha ka soo furfuro cadowgaas, Aabahaa u soo halgamay dalka iyo dadkiisa waa in loo kacaa Ilaaheey dartiis iyo qofkastoo Soomaaliya. Walaal xagee joogaa Aabaha noo soo sheeg.
@firdowsmusay-ze9gs
3 ай бұрын
qof tahriibay wuu kutalo galay silicaas
@hindaofficilchanle2956
3 ай бұрын
iidooro ragii Aya qabateen saasaya u silicinayan kuwoodiina fardamooda wiilka haloo kaco 🥲
@MARIAMARIANEWS
3 ай бұрын
Si guarantee u caawi cabirisaq o nambarkisa so dhig
@sidiiqmaxamed-pg6nm
3 ай бұрын
Alle Haka furfuro wiilka yar cadowga Aniga soomalilnd kaso jeeda manafaqad Ma naqane Alle cadowga Hakasi daayo
@yusufhaji7059
3 ай бұрын
Adeer nin tahriib aaday, in loo gar-gaaro xaq ma'ahan ee hala caawiyo kuwa kudhaawacmay Madaafiicdii lagugaracay laas- caanood iyo aqoonta-ba.
@axmedcawil-fy9nd
3 ай бұрын
Ala ha fududeeyo
@sadiajimale1022
3 ай бұрын
Asc xagee joogaa Aabaha oo wixii loo dirayo loogu hagaajiyay.
Пікірлер: 19