Balaaya ku heshay qalbi madoobaad alle kugu ridye ma Erdogan oo muslimiinta falastiin u gurman waayay isaga oo heysta ciida fara badan 😮 falastiin oo hortiisa lagu xasuuqaayo ninka israhell ganacsi la sii sameynayo ma kaas ayaad u duceyneysaa iimaanka alle kaa qaad waxyahow qalbiga madow isaga tag meesha. Waa sidii sheekh mustafe sheegay wuxuu yiri: gaalo ayaa wadan islaam ah ku duuleyso markaa inta kale wey ku daawaneysaa macnaha cid u hiilineyso malahan.
@soomaaliwayn8582
3 ай бұрын
Hogaamiyaha turkiye weeye islaamka dantiisa tan turkiye baa uga muhiimsan
@CabdisamadAxmadnuur
2 ай бұрын
erdugaan muslimiinta waxba uma qabanin
@abdulhersi8043
3 ай бұрын
WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Abdulkadir NADAARA, Waxaa Xusid Mudan , MX Erdogan, Wuxuu Ahaa Laacib Kubbada Cagta, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Sami Inshaallah
Illahay musliminta ha ugargaaro Qasatan reer Palestine 🇵🇸
@Shamsocayni1667
3 ай бұрын
Inay guusha raacda Turkey baan jeclaa Allaha ma qadarin
@AbdisatarSalah
3 ай бұрын
Allah guul weyn ha siiyo xamas insha allah ❤❤❤
@ashamohamed689
3 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@nailsissak3207
3 ай бұрын
Guuuuuuuuuuuuul Erdogan xafidullah akbar ❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
3 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show wacan oo wanaagsan
@sumyohasan4036
3 ай бұрын
Allahu akbar
@suwezali9056
3 ай бұрын
InshaAllah guul reer falastin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️🥰🥰
@gradabdullahi8119
3 ай бұрын
Falastiin guul ❤
@MaxamedYuuusuf-m3c
3 ай бұрын
Guul rajab dhayib ordugaan✌✌✌✌✌✌Turkish
@abdiweliali6923
3 ай бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@abdirisaqyuusuf4753
2 ай бұрын
أدرك أن السعادة الحقيقية تكمن في داخلك.❤
@ConfusedFireDragon-mq7xw
3 ай бұрын
Kawaran awooda❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedYuuusuf-m3c
3 ай бұрын
Asc abwaan wariye nadaara ❤❤❤you wllka
@XalimoSahal
3 ай бұрын
Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxmuudguuleed559
3 ай бұрын
wclkm sxb sare nadaara❤
@Hadalwaamurtimahmah
3 ай бұрын
Machaallah
@abdiweliali6923
3 ай бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@cabdiwahaabyusuf6234
3 ай бұрын
Waa asal xamas ❤❤❤❤ alqasam
@suldaankaahmed2445
3 ай бұрын
Ordogan maalintuu Xamaas iyo muqaawamada hub siiyo ayaan sheekadiisa dhageysan doonaa, Iran 🇮🇷 Mooyee Dowlad kale oo Islam ☪️ maba jirto bn aaminsanahay, Shiico hala taageero Hana loo sheego ineyna Asxaabta Rasuulkeenii Scw ku mashquulin
@Xuseenaadan-nl7im
3 ай бұрын
carabtii Ka xigtay ayaaba Ka aamusane Turkish maxaa Ka galay
@suldaankaahmed2445
2 ай бұрын
@@Xuseenaadan-nl7im Carabtu waa Naago ee Rag baan ka hadleynay
@fadumomohamud7232
3 ай бұрын
Walahi 😢kuwenana qori ayey isu heestan oo wey is dilayan meelkasta qabyalad iyo qurun iyo gobaleysi iyo maryo xun ey tosheen ayuu mel iskula xirey nina hal wiil oo cayartoy ah ayuu diyarad u qatey alow wadankena no hagaji.
@amira1438
3 ай бұрын
turkey waa hartay ciyarta 1 vs Niederlande 2 ku badisay wilka la fashisiya gorba u dhalin jiray gosha turkey dhibka alle ha ka qado reer gaza alle ha u gar garo insha alh muqawamada alle ha guleyo insha alh
@mohagedi8874
3 ай бұрын
#NAADARA WAXAN KA CODSAN LA'AHA HADII LUQA IISO GALI KARTID FADLAN WAA WALALKA SOMALIYED EE KU NOOL DALKA KENYA GAR AHAN GOBALKA WAQOYI BARI AY SOMALIDHU DAGTO...FADLAN ASXBTA IGA GARSIIYA NADAARA FARIINTA *LIKE*na SAARA..PLZZZZZZZZ😢😢😢PLZZZZ😢😢
@hamiidosmanhamiid
3 ай бұрын
Yahuuda allah jabiyo
@ahmedbarrow7590
3 ай бұрын
Walaalka weyn ustaad Nadaara waxaan ahay mid kamid ah xertaada halkan kaala socota like ta dhac anigoon kusiinin maba fiirsado.
Allaah hadulleeyo cid kasta o muslim o awood uleh si un inay igu gargaaraan walaalohood reee falastiin ama muslimiin kale, o aan uhiilin, in ordagaan cayaar waadasho ufasro ayado waxaasoo dhibaatooyin ah muslimiinta kusocdaan waxay tusin liidnimadiisa iyo damiir xumadiisa........igadaaya qofka liita warkiisa
@MohamedDeeq-oq7rc
3 ай бұрын
Wcs
@axmedcaruush2952
2 ай бұрын
Wcs wll w
@JiiJiile-to9dw
2 ай бұрын
Walhi Erdogan wa wataa ❤❤❤
@saabkeysaabkey5494
2 ай бұрын
Naddaroow, Cassar feyllin. Addunyi HALLAWTEEY WALKASTIBIH Xaaran toowenni xsaabtiya nagiti KIGOOY II INKIDAR, miyaabi I/heya WALL YAABIH. TURKIYA, dedaalsheey edda inki faraxsinih. YAHUUD, JABTEEY " jyabteey " , Allih in ziyaadiyi. A/Lillah, Rabbiyoow niin gergaartey gergaarka niin ziyaadi. Edda in mahasintih. Asc. Meggin Allih.
#NATANYAHU MALMIHIISA WAAY TIRSANYIHIN...IMAA WUXU KU DAMBEYN XABSII MIISE WUXU SABABSAN DHOONA GACANTA MUQAWAMADHA INSHAALLAH...HAMAZNE KUWA LAGUCIRIBTIDHI DHOONA 2SANO MA AHAN WAAYO HADHER WAAY KA ADHAGYIHIN XILIGI HORE...#ILAAHOW GARAB ISTAAG MUQAWAMADHA (AMIIN)
@omerhassan3041
3 ай бұрын
Waa cadaaladdaro weyn iyo meelkadhac sportiga la siyaasadeeyey,waa wiilkii reer realmadrid ee ingriiska u dheelaba lama ganaaxin falkii uu ku kacay ciyaartii maanta rii ka horaysay.
@cumarqidmo-p3j
3 ай бұрын
Yaa allaah beryahaan ziyaaro majirto miyaa
@MaxamadAbdi-cw2lb
3 ай бұрын
aloow reer falastiin ugar gaar
@XalimoSahal
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahihassan4734
3 ай бұрын
Wcs wrw
@Xasanibrahim-qb6st
3 ай бұрын
❤❤❤
@mcguled5038
3 ай бұрын
Waa mudaaharaadkii lagu soo qabtey Slobodan Milošević oo kale!😅😅😅
@AbuukarMohamed-v4t
3 ай бұрын
Asc
@suldaankaahmed2445
3 ай бұрын
Laakiin sxb Nadaara warar badan ooh Muhiim ah ayaa jira ee, ciyaartoygaan Turkey ga ee farhan yeyna tagayaa maxaad intaas oo daqiiqo ugu khasaarineysaa Ordogan laftirkiisa Ruwaayad ku hayaa meesha
@cabdigoosaar5878
3 ай бұрын
WCS
@AbdirashidAhmed-dj9pe
3 ай бұрын
Aader taan naguma cusubo nadaar show ama rafax bay noqoni ama dad jacel nabi mohad scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤scw❤❤❤scw❤❤❤scw❤❤❤scw❤❤❤scw❤❤❤ scw❤❤❤ scw❤❤❤ scw❤❤❤
@aden3425
3 ай бұрын
Falastine guul inshaallah.
@C.W.W
3 ай бұрын
NADAARA❤ NAGTA😂
@suldaankaahmed2445
3 ай бұрын
Turkey waa laga badiyay wax uu yahay na ma jiree sxb Saudi Arabia iyo Masar unbuu ka fiican yahay ee warka danbe war holac ah keen oo qodobada soo badi adoo wakhtiga ku fileysiinaya
Madxaweyne RAJIB DAYIB ERDUGAN wuu ku sax saan yahay in u garab istaago ciiyaartooyda Turkey
@Daganhajji2022
3 ай бұрын
Walah Erdogan caadi maaha, waxaa u roonaan lahayd inaanu wax wayn ka dhigin.
@Nuursaciid-qb4yy
3 ай бұрын
Xamaas waa inay dhahaan: yahuuda wada hadal lagalimayno inta ay dagaalka nagu wadaan, hal xabad haday sooridaan ama ay hal qof nagadilaan hadda kadib kumajirno wada hadal
@Itsyoboishuaib
3 ай бұрын
WCWRWB NADARA SHOW
@husniproductions9363
3 ай бұрын
Araan yeeyda ma fahmi radarow nafansii
@ismailegge3430
3 ай бұрын
erdogan caadi ma-aha
@suldaankaahmed2445
3 ай бұрын
Xisbulaah iyo xuutiga xamaas Iran Israel waxaas ha ubataan wararka
@ashamarwo-nn8xy
3 ай бұрын
turkey lost - Netherlands 2 and Turkey 1
@farahcarlos3669
3 ай бұрын
🧏♂️sanado badan buu Qaadanayaa dagaalkan sida Eazy Ah Ku Bilowday 🧏♂️Marka waxaa iswaydiin mudan 🇮🇱💺Netanyahu ma sii fadhin doonaa kursiga Uu hada ku fadhiyo 🤷 OGSOONAHAY 🤷OGSOON TIHIIN 🧏♂️ WADA OGSOONAHAY IN AY QAATI BILAACI KA TAAGAN YIHIIN UMADA REER ISRAEL 75/PERCENT DAGAALKAN Waayo 🧏♂️💸 DAGAALKAN dhaqaalo aad u fara badan vs dhimasho aan caqli gal Ahayn Baa ku socda Dawladaa reer Israel vs 🧏♂️ Weliba dhaawacyo Fara badan vs waali xad dhaafa 🤷 Askar waalanaysa oo Aad u fara badan 🧏♂️👀 Mucjisay Arkeen 🤷❎️ saa Ay tahay Askartaa reer israel Weli dhimashada Ma ogala 🧏♂️Waad dareemaysaan Inay Askartaa khasban yihiin 🧏♂️Dagaalka si khasaba Lagu soo geliyay 🟣🟡🔴🌏🔴🟡🟣
Пікірлер: 101