Onlf argagixiso maahan lkn magac qabiil beey sitaan
@CR7RONALDO24-7
6 жыл бұрын
Somalia wax ladhaha majiro aber wallahi Anigu waxan idin odhan lahaa Somaliland Republic wax laqabsada anagu idin dulminmayno Hadii kale al shabab uqoonsada xukuumada dhbata ah ee somalia
@fvys7264
6 жыл бұрын
Qatar iyo Emarite maxaa nadaba dhigay waayabe
@AMATALLAAH-qd3pq
6 жыл бұрын
Suldaan G Dhulkeenay rabaan. Anaga nama rabaan..
@kassimare4295
6 жыл бұрын
Hi
@mahamedoyod277
6 жыл бұрын
Mahamed
@sahrahashi7256
6 жыл бұрын
BADA heenii Ayaa loo Kala ardayaa..Ganacsatada soomaliyeed maa la siiyo Wadankii waa iib iyo boob Culumada maxaa Aamusiyay?.. Waa yaab
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
6 жыл бұрын
maamulgoboleyd madxdooda waa inay wada degaan is isbadel loo helo sababtoo ah aygoo dhan ayaa u shaqeeya shisheeye
@CR7RONALDO24-7
6 жыл бұрын
Onlf oo argagixiso lagu tilmamaa waa dullayn shacabka somaliyeed loo dulaynayo Ethiopia waxayna keenaysa in dadkii boqolaalka sano soo halgamaayey ay garanba waayey waxay kudhimanayaan iyo ciday udhimanaanyaan runti waa wax laga murugooda...... Iyadoo aynu ognahay in xukuumada abyah ay wado qorshe onlf lagu soo xero gelinayo
@maxamedjaamac8697
6 жыл бұрын
Onlf magaceedaaba kala diraya soomaali wayn
@faarahjama243
6 жыл бұрын
Suaashaada ayaad ku cadaysay In ceelka shidaalku kuyaal Itoobiya meeshii aad ka dhihi Lahayd ceelka shidaalka ee Somali galbeed kkkkkkk
Пікірлер: 32