Wararka: itoobiya oo Somalia bahdishay | Djibouti | S/land.
wararki ugu danbeyay somalilan.
wararka laga helayo shirki dalka turkiga ku dhexmari lahaa maanta somalia iyo itoobiya oo la ogaday in uusan dhicin maanta iyada oo dhanka kale la sheegay in itoobiya wax wafti ah u dirin… xogo kala duwan ayaan idinka haynaa.
2: dowlada jabuuti oo la sheegay in ay doonayso in ay siyaasada somalilnd gacanta ku hayso iyada oo baasabooro shuruudleh siisay siyaasiyinta, saxafyiinta iyo dadka caanka, halka somaliland ka hoos baxday iyadana warbixin ayaan idinka haynaa.
3: dhanka wararka caalamkana qodoabada aanu wakhtign idin hayno waxa ka mid ah ,Duuliye isaga oo hawada ku jira geeriyooday iyo wixii dhacay geeridiisa kadib rakaabki saarna .
Негізгі бет Wararka: itoobiya oo Somalia bahdishay | Djibouti | S/land.
Пікірлер: 26