Wararka: Muuse Biixi | Dowlada maraykanka oo aqoonsiga somaliland ka hadashay iyo Xasan sheekh oo.
1: madaxweynaha somaliland oo shacabka ugu bushareyay in dhawaan dhagoohdu maql doono warfarxadleh
2: madax ka tirsan dowlada maraykanka oo u hnbalayaysay shacabka somaliland iyada oo dhanka kale sheegay in aqoonsiga somaliland dani ugu jirto maraykanka iyo dowlada la jaarka ah somaliland
3:madaxweynaha somalia oo sheegay in ay diyaar ka tahay in ay dhiig loo shubo midnimada somalia iyo somaliland
4: dhanka wararka caalamkana qodoabada aanu wakhtign idin hayno waxa ka mid ah ,Madaxweynaha Kenya oo laalay sharcigii dhaliyey dibadbaxyadii dadku ku dhinteen ee Kenya, iyo Kuuriyada Waqooyi oo ku guul-darreysatay tijaabo gantaal
wararka maanta
wararki ugu danbeyay somaliland somaliya iyo caalamka
aqoonsiga somaliland
madaxweynaha somaliland
madaxweyne xasan sheekh
Негізгі бет Wararka: Muuse Biixi | Dowlada maraykanka oo aqoonsiga somaliland ka hadashay iyo Xasan sheekh oo..
Пікірлер: 24